Archive for March 1st, 2019

Hees Qoraala oo ku Socota Cali Khalif oo hargeysa ku sugan

Markii aad loola yaabay midabaynta iyo isbedelidda cali khaliif galaydh, oo dadka in badani dareensanayeen inuu hoostaasi kala shaqaynayey maamul goboleedka somaliland, balse waxaa iska badnaa inta aamintay ee jeebkooda u furtay, aakhirkiina uu cidlada kaga dhaqaaqay, balse heestan loo tiriyey hoos u u fiiriya.

FacebookTwitterGoogle+Share

Abwaan Soomaaliyeed oo gabay qiiro leh ka tiriyey kufsigii waxashnimo

Igarre Yaasiin ayaan inoo diyaariyey barnaamij gaar ah oo uu ku waraysanayo abwaan Soomaaliyeed oo aad uga xumaaday dhibka iyo tacadiga lagu hayo haweenka kuwooda yaryar iyo kuwooda waaweynba.

Waxayaabaha uu qaraxii xalay Muqdisho ka dhacay kaga duwanyahay kuwii hore

Mar kasta oo qaraxyo ay ka dhacaan magaalada Muqdisho waxaa caadi ah in ay gaystaan khasaare isugu jira naf iyo maal, oo soo gaara dad shacab ah iyo mas’uuliyiin intaba.

Powered by WordPress