Archive for March, 2019

IGARRE IYO BARNAAMIJ CUSUB OO XIISO BADAN-VIDEO

Waxaad ila wadaagtaan barnaamijkan kooban ee xiisaha badan, oo uu inoo wado igarre yassin oo isagu guntiga dhexda ugu xidhay sidii uu uga qayb qaadan lahaa kaalintiisa wacyigelineed.

Share

Muuqaal Boqol iyo lix qof oo tahriibayaal ah kaligay baa ka soo hadhay Warayisi MURUGO LEH

Waxaan hubaa muuqaalkan ama waraysigani in uu gudbinayo murogo baaxad leh, qofkasta oo muuqaalkan dawadaa waxaa markhaati madoon ah in uu wax badan ka heelayo dhibaaha socodka har jadka ah ee tahriibka.

Share

2009 April ilaa 2019 wuxuu wadaa difaaca Badda Somalia.

Wuxuu ka qorey kumanaan qormo iyo codad uu duubey uu kaga hadley arintaan. Majirto cid mushaar ku siiso asaga Is xilqaamey. Maalin kaste dhoowr qoraal buu bartiisa Facebook page soo dhigaa fariin uu u diraayo Madaxda Somalida sida Madaxweynaha, Reysalwasaaraha iyo labadaba Aqal ee Baarlamaanka iyo guud ahaan Shacbiga Soomaaliyeed hadana loogama jawaabo Muwaadinka qoraalkiisa […]

Share

Weriye Carbeed Oo Aad U Ammaanay, Geesinimana U Qiray Ilhan Cumar

Weriyaha Falastiiniga ah ee Cabdul Baari Cudwaan oo ah ruug caddaa saxaafadeed kaasoo si aad ah looga yaqaanno dunida Carbeed ahna tifaftiraha warqaadka Sharq-al-Awsad, ayaa amaan kala dul dhacay Ilhaan Cumar, isaga oo uga dhigay tusaale tallaabada geesinimada leh ee ay qaaday, mid ay ku dhici waayeen muddo dheer madaxda Carbeed.

Share

Waa Barnaamij Suugaaneed Ay Inoo Wadaan Igarre Iyo Abwaan Baraako- Daawasho Wacan

Igarre Yaasiin oo ah madaalle Mar walba inoo soo bandhiga barnaamijyo dhaqan oo waxtar leh todobaadkana wuxuu inoo wadaa suugaanta kala gedgedisan ee Abwaan Baraako, oo rabbi hibo u siiyey Hal abuurnimo culus iyo luuq ay dhegahaagu ku raaxaysanayaan.

Share

Taariikhda Gobolka Sool

Heshiiskii ka dhacay caasimadda jarmalka ee Baarliin 1884kii ka dib, dowladdii ingiriisku waxay soo dirtay danjirayaal ujeeddadoodu tahay inay heshiisyo la gaadhaan qabaa’ilka Soomaaliyeed ee waqooyiga dega. Waxaase ka horrayay heshiis uu Faransiisku la galay duqayda xeebta Soomaaliyeed ee Jabbuuti.

Share

Mullah Cumar oo sanado ku dhuumanayay meel u dhow saldhig Mareykanka ku leeyahay dalka Afqaanistaan

Waxaa soo baxaya xog cusub oo sheegeysa in hoggaamiyihii hore ee ururka Taalibaan Mullah Cumar oo muddo sanado ah ku noolaa guri u dhow saldhig militariga Mareykanka ku lahaa dalka Afqaanistaan. Mullah iyo Cusama Bin Laaden ayuu muddo dheer aad u doondoonayay Mareykanka.

Share

Ilhaan Oo Rabta Iney Falisto Yeekihi Ugu Dambeeyey Ee Gacnteeda Ku Jiray .. ilhaan Oo Markaan Tusmo Habaabsan Ayey Obama Ku Tilmaantay Inu Ahaa Dilaa Dhoola-cadeya

Ilhaan Cumar oo ka mid ah Golaha aqalka hoose ee Mareykanka ayaa mar kale wajaheysa dagaal dhinaca afka ah oo ay kala kulmeyso xisbiga Dimuqraadiga ah ee ay ka tirsan tahay.Ilhaanoo u muuqata Qof tusmo habaabsan isla markaana colaad ka abuuraneysa Buurti ay ku tiirsaneyd ayey si madax taag ah u cambaareysay Madaxweynihii hore ee […]

Share

Kuuriyada Waqooyi ma waxa ay dib u billaabi rabtaa tijaabinta gantaallada?

Sawirro uu qaaday dayax gacmeed dulmaray xarun ku taal meel u dhow caasimadda Pyongyang ayaa muujinaya in Kuuriyada Waqooyi ay isu diyaarinayso inay tijaabiso gantaal ama ay hawada sare u dirto satellite.

Share

Soomaaliya gorgortan ma ka geli doontaa arinta xuduudda badda?

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu wehliyo Ra’iisal wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa caawa soo gaaray magaalada Nairobi, halkaasi lagu wado in looga xaajoodo xiisadda diblomaasi ee salka ku haysa xuduudda badda ee ay ku muransan yihiin Soomaaliya iyo Kenya.

Share

Aqalka Wakiilada Maraykanka oo baadhaya musuq lagu eedeeyey Trump

Guddi ka tirsan [guddi hoosaadyada] Aqalka Wakiilada ee Maraykanka ayaa baadi goobaysa waraaqo muujinaya musuq maasuq, horjoogsi caddaaladeed iyo ku takri fal awoodeed oo la sheegay in ay ku kaceen Madaxweyne Donald Trump iyo kaaliyeyaashiisu.

Share

Igarre Iyo Shukri oo inoo wada barnaamij qosol iyo maad xambaarsan

Igarre Iyo cabdishukri waxay todobaadkan inoo wadaan mid ka mid ah barnaaminyada ay ugu talagaleen in ay bulshaweynta Soomaaliyeed la wadaagto, waana mid xambaarsan qosol iyo maad.

Share

Waxaan la yaaba Kooxo yar oo Galaydh weli durbaanka u sii tumaya

Markii uu hogaamiyihii hore ee Khiyaano iyo intii ilkoolayaasha ahayd ee uu watay ay dharaar cad masiirkii umadda ula galeen maamul beeleedka Somaliland, wuxuu waagii ku beryey in badan oo difaaci jirtey, oo naxdin iyo af kala qaad ku dhacay…

Share

Instagramka oo noqotay aaladda ugu weyn ee fududeysa kufsiga loo geysto carruurta

Dadka doonaya iney kufsiga carruurta sameeyaan ayaa waxay intooda badan isticmaalaan Instagram si ka duwan baraha bulshada kale ee lagu xiriiro.

Share

Hees Qoraala oo ku Socota Cali Khalif oo hargeysa ku sugan

Markii aad loola yaabay midabaynta iyo isbedelidda cali khaliif galaydh, oo dadka in badani dareensanayeen inuu hoostaasi kala shaqaynayey maamul goboleedka somaliland, balse waxaa iska badnaa inta aamintay ee jeebkooda u furtay, aakhirkiina uu cidlada kaga dhaqaaqay, balse heestan loo tiriyey hoos u u fiiriya.

Share

Abwaan Soomaaliyeed oo gabay qiiro leh ka tiriyey kufsigii waxashnimo

Igarre Yaasiin ayaan inoo diyaariyey barnaamij gaar ah oo uu ku waraysanayo abwaan Soomaaliyeed oo aad uga xumaaday dhibka iyo tacadiga lagu hayo haweenka kuwooda yaryar iyo kuwooda waaweynba.

Share

Waxayaabaha uu qaraxii xalay Muqdisho ka dhacay kaga duwanyahay kuwii hore

Mar kasta oo qaraxyo ay ka dhacaan magaalada Muqdisho waxaa caadi ah in ay gaystaan khasaare isugu jira naf iyo maal, oo soo gaara dad shacab ah iyo mas’uuliyiin intaba.

Share
Powered by WordPress