Archive for February 11th, 2019

Muuqaal cusub jilayaasha igarre iyo C/shugro oo Fariin u diray Soomaalida (Daawo Video)

Halkan waxan ku soo bandhigaynaa muuqaal kooban oo ay soo duubeen jilayaasha igarre yaasiin xaaji iyo saxiibkiis c/shugri maxamed jaamac, Muuqaalkan fariinta oo ahi wuxuu si toos ah ugu socdaa soomaalida, gaar ahaan taageerayaashooda, ee iyagu sida joogtada ah ugu xidhnaan jirey.

FacebookTwitterGoogle+Share

Aqoonyahan sare Siciid Uurcad Oo ka Biya diiday wasiirada uu soo magaacabay madaxweynaha Puntland

Aqoonyahan Siciid Uurcade oo ka mid ah shakhsiyaad firfircoon ee sida dhow ula socda xaaladaha ka aloosan deegaanada maamul goboleedka Puntland, shir jaraa’id oo uu qabtay waxaa uu si cad uga biya diiday mid ka mid ah wasiiradaasi, oo isagu fal dambiyeedyo dhowr ah ka geystey deegaano ka mid ah gobolka Sanaag.

Turkga : Shiinahu waa in uu wax ka baddelaa qaabka uu ula dhaqmo Muslimiinta dalkiisa

Wasaaradda arimaha dibedda ee Turkiga ayaa dhaliishay qaabka uu Shiinaha ula dhaqmo qowmiyadda dalkaasi looga tirada badan yahay ee Wiiga, waxaana xukuumadda Ankara ay ku tilmaantay xariga baahsan ee dadkaasi lagula kaco mid ceeb ku ah aadanaha.

Powered by WordPress