
Waxaan halkan ku soo bandhigaynaa muuqaal yar balse xiiso badan oo aan filayo in aad ka heli doontaan, waxyaabaha uu xambaarsan yahay.
Xog Sugan Iyo Dhexdhexaadnimo
Waxaan halkan ku soo bandhigaynaa muuqaal yar balse xiiso badan oo aan filayo in aad ka heli doontaan, waxyaabaha uu xambaarsan yahay.
Muddo haatan laga joogo 10-sano, ayaan magaalada Nairobi waraysi kula yeeshay Mudane #Cabdiraxmaan_Faroole. Intii aanu waraysigu bilaabmin, waxaa hotelkii Madaxwaynuhu degganaa ugu tagay koox ka tirsan NTV-kenya, waxay ii sheegeen in ay iyaga qudhoodu waraysi la yeelan doonaan Madaxwaynaha.
Khasaarahan ayaa yimid ka dib markii ay isku dhaceen diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah ee loo yaqaanno helicopter-ka iyo mid nooca yar yar ah. Kooxaha gurmadka deg degga ayaa 2 qof oo dhaawac ah ka helay goobta ay diyaaradahan ku burbureen, sida ay bartooda twitterka kusoo qoreen mas’uuliyiinta waaxda bad baadada buuraha ee talyaaniga […]
QABYO NINKEEDA AYAA DHAMAYSTIRA Madaxweynihii Hore Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay meel uu ka hadlayay, waxa uu eedeeyn uu u meel dayin dusha ka saaray Dowlada Federaalka Soomaaliya, ka dib eedeeyntaas ayaa waxaa qoraalkan JAWAABTA ah u soo diray. Abdullahi Sheekh Hassan oo ah Wasiirka Dastuurka maamulka Koofur Galbeed. AKHRIS WACAN.
Ha’yada faya dhowrka maamulka Puntland ayaa fariin ku aadan badeecooyinka iyo dawooyinka watigoodu dhamaaday u dirtay ganacsatada deegaanada maamulkaasi Puntaland.
Ciyaaryahanka reer Masar ee u safta kooxda Liverpool ayaa ku guulaystay billadda xiddigga sannadka 2018 ee kubadda cagta Afrika ee uu bixiyo Xidhiidhka Kubadda Cagta Afrika, waana markii labaad ee uu ku guulaysto. Salaax waa 26 jir weerar ka ciyaara, waxaanu billadda kaga guulaystay saaxiibkiisa reer Senegal ee ay isku kooxda u saftaan, Sadio Mane […]
Maxkamad ku taalla dalka Ruushka ayaa diiday in dammaanad lagu sii daayo nin u dhashay dalkaan Mareykanka oo loo heysto inuu falal basaasnimo ah ka waday Ruushka.
Xiisad siyaasadeed ayaa lagu soo warramaya in maalmahan ba ay ka taagneyd Dowlad Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya. Madaxweyne Mustafe Muxumad Cumar ayaa maalin ka hor labo jeer looga yeeray magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, waxaana markii uu dib ugu soo laabtay Jigjiga la sheegay in uu kulamo la qaatay golihiisa wasiirrada oo […]
Hey’adda lacagta adduunka ee (IMF) ayaa Soomaaliya u ogolaatay inay lacag soo daabacan karto, si taasi u dhacdana loo baahan yahay ilaa$41 million oo ah qorshaha wejiga 1aad.
Sida aanu ku helayno xogaha dahsoon ee biya kama dhibcaanka ahi, waxay tibaaxayaan in shirkaddii Kanooko ay ku bixisey qodista ceelasha holhol lacag sadex malyan oo hordhac ah, yaa lacagtaasi gacanta loo geliyey?
Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo ka mid ah Wariyeyaasha Soomaaliyeed ayaa lagu xiray degmada Gaashaamo ee Ismaamulka Soomaalida ee dalka Itoobiya. Wariye Coldoon ayaa lagu yaqaano nin si weyn uga hadlay dhibaatooyinka dadka Soomaaliyeed ay kala kulmeen maamulkii Madaxweynihii hore ee dowlad degaanka Cabdi Maxamuud Cumar.
Madaxweyne Trump ayaa shaaciyay hindiseyaal cusub oo ku saabsan gidaarkii uu doonayay in uu ku kala xiro xudduudaha waddamada Mareykanka iyo Mexico. Hindesiyaashani cusub ayuu uga gol-leeyahay sidii loo soo afjari lahaa hakadka ku yimid hawlaha qaar ee dowladda Mareykanka oo xirnaa muddo ka badan afar usbuuc.
Waxaa ayaan daro ah in ay weli jiraan koox yar oo xaafadaysan oo magacii saqiiray ee Khaatumo mar meel yar isla soo taagaya, iminkana waxayba keeneen inay xaflad yar oo gacanku rimis ah ku qabtaan magaalada London, balse waxaanay ogayn inay tahay maad iyo wax lagu qoslo…..
1$ Qiimahiisa Bedelka ee Shilinka Soomaaligu Waa 36000 oo Shiling Somali ah Dhammaanba Deegaanada uu Ka arimiyo Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Waana Meelaha Xalka Loowaayay Usal Dhigida Meel Ku Haboon Isku Bedelka Lacagaha
Dhega yaraha ( Qalin furka ) waxa uu ka tirsan yahay qoys dhireedka loo yaqaan Myrtaceae wuxuuna asal ahaan kasoo jeedaa Jasiirada Maluku ee dalka Indonesia, dhega yaraha waxaa ganacsi ahaan u beerta dalalka Bangladesh, Indonesia, India, Madagascar, Pakistan, Sri Lank Zanzibar ( Tanzania). FAA’IIDOOYINKA CAAFIMAAD EE LAGA HELO DHEGA YARAHA WAXAA KA MID AH […]
Sheekh Maxamed Sh. Ibraahim Kenyaawi ayaa maanta oo jimce ah magaalada Muqdisho ku qabtay muxaadaro uu ciwaan uga dhigay ‘Cafi walaalkaa’, waxaana ka qeyb galay kumannaan ruux oo isugu tagtay garoonka ciyaaraha ee Koonis.
Dawlada Farmaajo iyo Khyre ma aanay dhiirigalin Dhalinyaradii lagu wax yeeleeyey Somalinimadooda,Calankooda iyo Wadaniyadooda. Waxaa Qaarkood loo xidhay oo Xabsiga u galeen Calankooda,Wadaninimadooda iyo Somalinimadooda.
Doodaha aadamiga dhex mara kuwa ugu fac weyn waxaa ka mid ah doodda u dhaxaysa muuminiinta (noocyadooda kala duwan) iyo mulxidiinta (noocyadooda kala duwan) . Waa dood la qiyaasayo in ay soo taagnayd tan iyo markii aadanaha garaadka leh dunida lagu arkay. Dooddaani marka laga eego mawduuca laga doodayo oo ah jiritaanka iyo jiritaan la’aanta […]
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay ka qeyb galay munaasabad casho sharaf ah oo lagu soo xirayay Kalfadhiga 4-aad ee Golaha Shacabka oo ka dhacday Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa uu si kaftan dhable ah uga sheekeeyay sheeko gaar ahaan u dhex martay isaga iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka, Maxamad Sheekh Cabdiraxman Mursal, oo dhacday xilligii mooshinka.
Waa barnaamijkeennii Dhaqan Dhowr iyo Iggarre Yaasiin wuxuuna todobaadkan uu ku saabsan yahay dhaqashada fardaha iyo midabadooda iyo weliba magacyadoodaba, ee idinkuna laabta u siidaaya.
BISMILAAAHI AL RAHMANI AL RAHIIM. XALDOON GROUP. BAAQ NABADEED. Anagoo Ah Ururka XALDOON kana Soo jeeda Degaqmada SSC Waxaanu ku Baaqaynaa BAAQ NABADEED,Oo La Xidhiiidha Falalka Caqli Xumo Ee Dilalka Xaqdarooyinka Ah Ee Hada Ugu Danbeeyay.(Sadexda Dhacdo ee gobolka CAYN).
Fadlan gaadhsiya calool ushaqaystayasha Xaran quutayaasha ah, Siday ayaguba mujiyeen kuma matalaan gobolada #ssc puntland ee waxa kaliya ee ay matalaan waa calooshooda, maadaama ay shillimaad dhamaanaya dhaafsadeen inay codkooda ku soo saaraan Dr: Cali Ciise Cabdi, haday doonaan kuwii kaleba laaluush ha ka soo qaataane, godobtan siyaasadeedna waa abidkeed daba socon doontaa.
Markii lagu kala calaf qaaday doorashadii Puntland oo aynu ka wada dheregsanahay qaabkii ay u dhacday, misana kulan wada xaajood ayaa dhex maray iyo Isla sii dardaaran, Madaxweyne ku xigeenka Puntland Mudane Axmed Cismaan(Axmed Karaash) iyo Dr:Cali Ciise Cabdi.
Aqoonyahan Cismaan Khayre Oo ka shakhsiyaadka sida gaar ka ah uga damqada dhibaatooyinka ka dhaca deegaanada SSC wuxuu baaq nabadeed uu u diraya beelaha Qocondhaale Isku haya.
Ciidamada Booliska dalka Britain ayaa bilaabay Baaritaanada dilka Wiil Soomaali ah oo lagu dilay dalkaasi maalin ka hor. Wiilkaan ayaa lagu Magacaabi jiray Bashiir Cabdullaahi, waxaana da’diisa lagu sheegay 25 sano jir taksiile ah.
Aqalka Cad ayaa cambaareeyay war sheegaya in hay`adda Sirdoonka Mareykanka ee FBI ay bilowday baaritaan ku aaddan in madaxweyne Trump uu si qarsoodi ah ugu shaqeeyo Ruushka iyo in kale. Saraakiisha sharci-dejinta ayaa walaac ka muujiyay dhaqanka Trump bishii May, sanadkii 2017, kaddib markii uu shaqada ka cayriyay agaasimihii FBI-da, James Comey.
Madaxweynaha Cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo aan weli la Caleemo saarin ayaa ka hadlayay qorshihiisa ku aadan sida uu kusoo Magacaabo lahaa Goihiisa Wasiirada.
Haweeney Sucuudiga u dhalatay oo qoyskeeda isaga soo carartay kuna xayirantay gagida diyaaradaha ee Bangkok ayaa haatan waxa ay u duulaysaa dalka Canada si ay magangalyo halkaas u waydiisato, waxaa sidaasi sheegay saraakiisha Thailand. Raxaf Maxamed al-Qunun, oo ah 18-jir ayaa Isniintii diidday inay raacdo diyaarad ka kicitimi laheyd Bangkok oo tegi laheyd Kuwayt, waxa […]
Marka wax la iska weydiinayo qaab noocee ah baa lagu soo xulay Xildhibaanadii matalayey beelweynta dhulbahante?!! Waxaa kuu soo baxaya qaab aan wacnayn oo salka ku haya xeer jajab iyo jeebka gacanta geli, hadii kale ina kala kaxee…. Qaarkoodna been abuur iyo waraaqo foojari ah bay ku heleen xildhibaanimada, waxaanay kursiyadaasi ku fadhiyeen muddo dheer, […]
Xildhibaanada Golaha Wakiilada maamulka Puntland ayaa lagu waddaa in ay maanta bilaabaan dhageysiga Khudbaddaha ay jeedinayaan musharaxiinta xilka Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Puntland.