Archive for October, 2018
Posted by Iftiinshe on October 31st, 2018
Aqoonyahanad Farxiya Jaamac Cabdi Bile oo degan wadanka maraykanka waxay baaq nabadeed u diraysa beelaha walaalaha ah ee wada dega gobolka Sool, waxaanay tidhi meesha waxaa ku jira gacmo shisheeye, waxaana kow ka ah maamulada Puntland iyo Somaliland oo iyagu mar walba dabka ugu weyn ka shidaya, iyadoo ay ujeedadoodu tahay inuu dhulbahante isku dhamaado, […]

Posted in
Warar
Comments Off on Aqoonyahanad Farxiya Jaamac Cabdi Bile Oo Baan Nabadeed U Dirtey Beelaha Ku Dagaalamay Dhumey – VIDEO
Posted by Iftiinshe on October 31st, 2018
Xilliga uu qofka canug u dhalanayo waa mid ka mid ah waqtiyada ugu qiimaha badan noloshiisa, hasayeeshee aabayaasha oo dhan uma ay suuragasho inay indha saaraan marka ilmihiisu uu dunida usoo baxayo. Askari Mareykan ah ayaa Sabtidii isku dayayay inuu u safro gurigiisa oo ku yaal magaalada Brandon ee gobolka Mississippi ee waddankaasi, kaddib markii […]

Posted in
Warar
Comments Off on Askari Mobile ka daawanayay xaaskiisa oo foolanaysa
Posted by Iftiinshe on October 31st, 2018
Ciidammada Xoogga Dalka ayaa guulo waa weyn ka gaaray Howlgalo baaxad leh oo ay ka sameeyeen deegaano ka mid ah Gobalada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe. Abaanduulaha Qeybta 27-aad ee ka howlgasha Gobalada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe Sareeye guuto Saalax Muumin Muuse ayaa sheegay in Howlgalada ay Ciidammada Xoogga Dalka ku dileen Sarkaal ka qeyb qaatay […]

Posted in
Warar
Comments Off on Sarkaal qeyb weyn ka qaatay Qaraxii Soobe iyo Mid Pakistani ah oo la Toogta
Posted by Ruugcadaa on October 30th, 2018
Waxaa caasimadda gobolka togdheer ee soomaaliya soo gaadhay labada Horgale ee kala ahaa badhasaabkii Puntland iyo maayirkii Puntland ee buuhoodle, waxaanay u soo doonteen Hadhuudh iyo hunguri….

Posted in
Warar
Comments Off on Horgale Saleebaan Dheere Oo Buuhoodle Ka Cararay, Burcana U Hadhuudh Doontay!!!
Posted by Iftiinshe on October 29th, 2018
Mulkiilihii kooxda Leicester City ayaa geeriyooday ka dib markii ay garoonka kubadda bannaankiisa ku burburtay diyaaraddii qumaatiga u kacasay ee wadday, sida ay kooxdu xaqiijisay. Vichai Srivaddhanaprabha, labo ka mid ah shaqaalihiisa, duuliyihii iyo qof weheliyay ayaa ku dhintay burburka diyaaradda Sabtidii. Qof goobjooge ah ayaa sheegay in diyaaraddu ay kontoroolka lumisay waxyar uun ka […]

Posted in
Warar
Comments Off on Mulkiilihii kooxda Leicester City ee ka dhisan dalka Britain oo geeriyooday
Posted by Ruugcadaa on October 28th, 2018
Wasiirka arrimaha dibadda Sucuudiga wuxuu sheegay in dadka lagu tuhunsan yahay inay ka dambeeyeen dilka weriye Jamaal Kaashogji lagu maxkamadeyn doono gudaha dalka Sucuudiga.

Posted in
Warar
Comments Off on Wasiirka arrimaha dibadda Sucuudiga oo sheegay in dadka lagu tuhunsan yahay dilka Jamaal Kaashogji lagu maxkamadeynayo Sucuudiga
Posted by Ruugcadaa on October 28th, 2018
Kornayl Faloosi Oo ka mid aqoonyahanada beelweynta SSC wuxuu si hufan oo wax ku ool ah uu uga jawaab celiyey Xasan Sheekh Maxamuud Mar uu bixiyey waraysi isdifaacid iyo canjarafayn uu u geystey dawlada federaalka soomaaliya, oo ku Socota xawli sare.

Posted in
Warar
Comments Off on Kornayl Faloosi Oo U Jawaabay Madaxweynihii Hore Ee Federaalka Soomaaliya
Posted by Ruugcadaa on October 27th, 2018
Hadaanu nahay XALDOON GROUP Guud Ahaan Waxaanu Salaan Usoo Gudbinaynaa Qurba Jooga Iyo Guda Jooga SSC(DHULBAHANTE), marka xigana waxaanu idinka codsanaynaa inaad ka soo qayb gashaan talafoon wadaag, aanu doonayno inaynu wax badan isku weydiino

Posted in
Maqaallo,
Warar
Comments Off on Bulshaweynta Reer SSC Ee Gudaha Iyo Dibadaba Ku Nooloow Ka Soo Qaybgala Talafoon Wadaag
Posted by Ruugcadaa on October 27th, 2018
Iyadoo muranka la xiriira kiiska dilka wariyihii caanka ahaa ee u dhashay Sucuudiga, Jamaal Khaashuqji, uu heerkii ugu sarreeyay marayo ayey ururka Suxufiyiinta aan xuduudda lahayn ee RSF waxay sheegeen in 28 wariye oo kale ay ku xiran yihiin Sucuudiga.

Posted in
Faallo,
Maqaallo,
Warar
Comments Off on Xarigga suxufiyiinta Sacuudiga o soo jiitay indhaha dunida, ka dib dilkii Khaashuqji
Posted by Ruugcadaa on October 26th, 2018
Baaq Nabadeed Khamiis 25 October 2018 Ku: Waxgaradka, Culimada, Dhallinyarada Labada Beelood ee Walaalaha ee Khayr Cabdi iyo Maxamed Garaad Ku: Bulshaweynta Gobollada SSC Ku: Dawlada Federalka Ku: Maamul Goboleedyada Ku: Cidda kale ee ay khusayso Ka: Golaha Guurtida Gobolada SSC

Posted in
Maqaallo,
Warar
Comments Off on Golaha Guurtida Khaatumo Oo Baaq Nabadeed U Diraya Beelihii Ku Dagaalamay Dhumay
Posted by Ruugcadaa on October 25th, 2018
Waxaad ka faa’iidaysataa macluumaadkan soo socda, mana aha mid aad u aadaysid dhakhtar kuu soo xambaariya kiniino tira badan, oo kiimikalkoodu iska badan yahay, waxyeelana kuuba keeni karee, waa tan warbixintu hoos ku qoran.

Posted in
Warar
Comments Off on Daawo Dhireed Oo Aad U Fudud .
Posted by Ruugcadaa on October 24th, 2018
Shirkada Ocean Airland ayaa loo diidey in ay Ka soo Jediso Garoonka Diyaaradaha ee laascaanood Daawooyin iyo in ay Qaado Dhaawacyada Dagaal beeleedka lagu rogmaday ee Deegaanka Dhumay.

Posted in
Warar
Comments Off on Maamulka Jeegaanta Oo Diiday Diyaarad Daawooyin U Siday Walaalihii Ku Dagaalamay Gobolka Sool
Posted by Ruugcadaa on October 23rd, 2018
Iminka waxaan maqlaynaa madaxda dalka oo feer isu duubanaya oo warbaahinta ku yooyootamaya, qofkii hadal ku soo celiyay sida carruurta aamusiinaya. Arrimahaasi miyeeyan ahayn dhaqanka keli taliska.

Posted in
Faallo,
Maqaallo,
Warar
Comments Off on Kacaankii 21ka Oktoobar: Wuxu ahaa Mudakar aad u Dulqaad badan
Posted by Ruugcadaa on October 23rd, 2018
Waxaad ku soo dhawaataan barnaamijku saabsan Boqol halaad oo dhalay iyo warbixino xiisa leh oo ku ladhan, waxaana inoo daadihinayaa Iggarre Yaasiin oo guntiga dhexda ugu xidhay inuu inaga haqabtiro barnaamijyo qiima badan.

Posted in
Maqaallo,
Warar
Comments Off on Waa Barnaamij Ku Saabsan Boqol Halaad Oo Dhalay Iyo Igarre Yaasiin-VIDEO
Posted by Ruugcadaa on October 23rd, 2018
Magaalada Asmara waxaa ku kulmay wakiillo ka kala socday dawladda Itoobiya iyo ururka ONLF. Waxay halkaa ku gaareen, sida uu sheegay xoghayaha arrimaha dibadda ee ururka, is afgarad labada dhinac dhex maray oo la xiriira sidii ONLF ay hawlaheeda si nabdoon ugu sii wadan lahayd, iyo in la sii amba qaado wadahadallada labada dhinac.

Posted in
Faallo,
Maqaallo,
Warar
Comments Off on Falanqayn: Maxay ku heshiiyeen ONLF iyo dawladda Itoobiya?
Posted by Ruugcadaa on October 23rd, 2018
OCT/21/2018. BISMULAAHI ALRAHMANI ALRAHIIM. BAAQ NABADEED. XALDOON GROUP(SSC). Anagoo Ah Bulshadda Qurba Jooga Iyo Guda Jooga Ee Midaysan Ururka XALDOON Oo Utaagan Midnimadda Iyo Xal U helidda Sida Adag Ugu Gadaaman Bulshadayadda Reer SSC(DHULBAHANTE).

Posted in
Faallo,
Maqaallo,
Warar
Comments Off on Baaq Nabadeed Oo Si Toos Ah Ugu Socda Labada Beelood Ee Walaalaha Ee Wada Degan Gobolka Sool
Posted by Ruugcadaa on October 22nd, 2018
Sacuudiga waxey jarjareen waliba cadcad u kala dhigeen wariye Jamal kashoggi oo guursan lahaa Khadiija.

Posted in
Maqaallo,
Warar
Comments Off on Weriye Jamaal Khashoogi Waa La Jarjaray!!
Posted by Ruugcadaa on October 22nd, 2018
Waxay ahayd sannaddii 1990dii oo siyaasadda Somaaliya dabarka goosatay oo caddawgeeda gudaha iyo kan debeduba u guntadeen in ay dawladda Jaalle Moxamed Siyaad Barre afka dhulka ugu dhuftaan.

Posted in
Faallo,
Maqaallo,
Warar
Comments Off on Jaalle Moxamed Siyaad Barre: Cidi Kama Danbayn!
Posted by Ruugcadaa on October 21st, 2018
Turkiga ayaa balan qaaday in uu soo bandhigi doono faafaahinta ku saabsan dilka weriye Jamal Khashoggi, kadib markii Sacuudiga uu markii ugu horeeysay aqbaly in Jamal lagu dilay gudaha qunsuliyadda Sacudiga uu ku leeyhay magaalada Istanbul.

Posted in
Maqaallo,
Warar
Comments Off on Turkiga: Cidna ma dacweyneyno balse ma ogolaanayno in ay wax dambe sii qarsoonaadaan
Posted by Ruugcadaa on October 20th, 2018
Dalka Itoobiya dhaqaale ahaan waa mid sare u socda, wuxuuna ka gudbayaa marxaladii Gaajada, sidda ay sheegtay IMF, Inkastoo daganaansho dhanka ammaanka ah haysto.

Posted in
Faallo,
Maqaallo,
Warar
Comments Off on Mushaharka Raisalwasaaraha Itoobiya Waa Sadex Boqol Oo Doollar
Posted by Iftiinshe on October 19th, 2018
Ganacsatada gobolka Banaadir ayaa maanta shaaciyay in ay joojiyeen lacagihii ay ku bixin jireen Dib u dhiska Wadooyinka Muqdisho kadib markii uu is casilay Gudoomiyaha Guddiga dib u dhiska Wadooyinka gobolka Banaadir Cabdulaahi Nuur Owdiini.

Posted in
Warar
Comments Off on Lacagihii lagu bixin jiray Dib u dhiska Wadooyinka Muqdisho oo la joojiyay
Posted by Iftiinshe on October 19th, 2018
Dowladda Mareykanka ayaa shaaca ka qaadday iney albaabbada isugu dhufaneyso qunsuliyaddeeda guud ee ku taalla magaalada Qudus, taasoo ka shaqeyneysay arrimaha Falastiiniyiinta, hase ahaatee howlaheeda loo weecin doono safaaraddooda cusub ee magaalada Qudus, sida uu ku dhawaaqay xog hayaha Arrimaha Dibedda.

Posted in
Warar
Comments Off on Mareykanka oo xiraya Qunsuliyaddiisa magaalada Qudus
Posted by Ruugcadaa on October 18th, 2018
Daadihiyaha barnaamijkan oo la yidhaahdo Iggarre Yaasiin wuxuu dhexda guntiga you xidhay inuu marba inoo gudbiyo barnaamij tayeysan oo waxtar u leh bulsho weyn ha soomaaliya, bal kana ila daawaday!

Posted in
Warar
Comments Off on DAAWO IGARRE YAASIIN IYO BARNAAMIJKII DAL XIISKA OO XIISO BADAN DAAWO
Posted by Ruugcadaa on October 18th, 2018
Garaad Saleebaan Garaad maxamed ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada taleex oo dhawaan ka furmi doono shirka nabadaynta beelaha walaalaha ah ee taleex.

Posted in
Warar
Comments Off on Garaad Saleebaan Oo 7 Sano kadib Taleex lagu Soodhaweyay- VIDEO
Posted by Ruugcadaa on October 18th, 2018
Mareykanka ayaa ka dalbaday xukuumadda Turkiga in ay la wadaagto cod la sheegay in uu caddeyn u yahay in saxafiga Jamal Khashoggi lagu dilay gudaha qunsuliyada Sacuudiga.

Posted in
Faallo,
Maqaallo,
Warar
Comments Off on Mareykanka oo turkiga ka codsaday caddeymo la xiriira Jamal Khashoggi
Posted by Ruugcadaa on October 17th, 2018
Waxaanu idiin soo gudbinaynaa barnaamijkii maqal iyo muuqaalka ahaa ee kuna saabsanaa geella iyo waxtarkiisa, waana qaybtii sadexaad iyo Iggarre Yaasiin oo isaga laftiisu uu wax badan ka wato.
Posted by Iftiinshe on October 17th, 2018
Mas’uuliyiinta shirkadda diyaaradaha ee Ethiopian Airlines ayaa sheegay in 2da bisha Nofeembar ay dib u billaabayaan duullimaadyo toos ah oo tagaya magaalada Muqdisho. Tallaabadaas ayaa noqonaysa markii ugu horreysay, muddo ka badan 40 sano oo diyaarad ganacsi oo ay leedahay dowladda Ethiopia ay duullimaadyo toos ah ka dhex sameyso garoomada caalamiga ah ee magaalooyinka Addis Ababa […]

Posted in
Warar
Comments Off on Loollanka shirkadaha dayaaradaha ee suuqyada Soomaaliya: Ethiopian Airlines oo Muqdisho ka bilaabaysa duullimaadyo
Posted by Ruugcadaa on October 17th, 2018
Qunsulkii Sacuudiga oo Cararay Iyo Arrimo Kale! Xalay waxaa garoonka Atatürk ee magaalada Istanbul ka dhoofay Qunsulkii Guud ee Sacuudiga u fadhiyay Isntabul Maxamed al-Cuteybi. Al-Cuteybi lama arag tan iyo markii ay soo baxday fadeexadda dilka wariye Jamaal Khashoggi 2dii bishan.

Posted in
Faallo,
Maqaallo,
Warar
Comments Off on MAGACYADA & BAASABOORADA KUWII DILAY WARIYE KHASHOGGI
Posted by Ruugcadaa on October 17th, 2018
Mar aanu la xidhiidhnay kuwa ka agdhowdhow madaxdhaqameedyada SSC ee ku sugan Garoowe, waxay noo sheegeen Go’aankii ay Isla qaateen in durtaba ay soo baxeen kuwo si wax u diidan, oo hoosna u guuxaya…

Posted in
Warar
Comments Off on Waxbaa Ka Soo Noqday Go’aankii Madaxdhaqameedyada SSC
Posted by Ruugcadaa on October 16th, 2018
Waxay siyaasadii u dambaysay ee madaxwayne Abdiweli Gaas ee waqti kororsigu ay cagta la gashay golaha dhaqanka ee reer SSC, waana suurtagal inaad iswaydiinayso sidee ayey ula gashay cagaha? Maxaase keenay inay sidaasi wax u dhacaan?!!…

Posted in
Faallo,
Maqaallo,
Warar
Comments Off on WADADEE LOO MARAY DIB U DHIGA DOORASHADA PUNTLAND