Archive for September, 2018

Ninkiii Gabadha Xumeeyay oo La soo ogaaday.

● Arinti oo cirka isku sii shareertay Liibaan waa nin 26 Sano jir ah wuxuu ku noolyahay dalka South Africa wuxuu xariir jacayl la sameeyay farxiya oo ay Qaraabo yihiin kuna Nooleed dalka Uganda. Farxiyo iyo Liibaan waxaa kala dhalay labo Naag oo isla dhalatay waana ( Ilma habaryar ).

Share

Markii Ugu Horeysey Ee Qalliin Laga Hirgeliyo Degmada Badhan

BADHAN COMMUNITY HOSPITAL 24/09/2018 Waa markii ugu horaysay ee Puntland, Gobolka Sanaag iyo Degmada Badhan ba lagu sameeyo qaliinka Prostate ka (Ptostatectomy), iyadoo waliba u fuliniyo Dr C/Khaalaq oo ah dhakhtar dhalinyaro ah oo Soomaali ah, oo waxku soo bartay wadanka Ruushka.

Share

Gabar Aan Socon Macnaha Curyaan Ah Balse Dadka Jaarkeeda Dhan Ay Jeclaayeen Aqlaaqdeeda.

Wiil Asaageeda Ah Ayaa Ka Helay Gabadha Ixtiraamka, Diinteeda Iyo Dhaqankeeda, Dabeetana Soo Doontay.  Waxay Aaday Markiiba Hooyadeed Si Ay Ugu Bishaarayso. Laakiin Hooyadeed Oohin Bay Joojin Waysay Farxad Awgeed!!.

Share

Puntland Ma Doorashaa Loo Dareeraya Mise Xoraynta Gobolka Sool?!!

Shacabweynaha ku abtirsada deegaanada SSC waxaa maalin walba u soo cumaamadanaya kooxo horleh oo carcartooda qaba, waxaanay aad u maalaan qurba joogta irmaan ee sida weyn u Qiiraysan…

Share

Xildhibaannada Canada oo u codeeyay in jinsiyadda lagala noqdo Aung San Suu Kyi

Xildhibaannada labada aqal ee dalka Canada ayaa isku raacay in ay muwaadinimo sharafeedka kala laabtaan hoggaamiyaha Myanmar Aung San Suu Kyi.

Share

Wasiirad Ku Guulaysatey Maamulida Maaliyadda Dalkeeda

Sri Mulyani Indrawati waa wasiirka maaliyadda ee dalka Indonesia. Waxay soo noqotay madaxii bangiga adduunka. Waxay ku guulaysatay bishaan aan ku jirno dhexdeeda wasiirka maaliyadda ee ugu fiican adduunka kolkii ay si wannaagsan u maamushay nidaamka maaliyaddeed ee waddankeeda, iyada oo waddanku kor uga soo kacay musuq maasuq iyo fakhri.

Share

Baasaboorka Mareykanka miyaa Farmaajo ka hor istaagay inuu ka qeyb galo shirka QM?

Madaxweyne Farmaajo ayaa markii labaad ka baaqday shir weynaha guud ee Qaramada Midoobay ee magaalada New York ka socda.

Share

Cisbitaalka Manhal Ee Laascaanood Oo Soo Bandhig Adeeg Cusub

Cubistaalka Manhal Ee magaalada Laascaanood ayaa soo bandhigay adeeg ka mida kuwa Cusbitaalku uu ugu shaqeeyo bulshadiisa , Waxaana ka mid ah adeegan dhalada lagu koriyo caruurta ku dhalata wax ka yar sagaal bilood ( Preamtur).

Share

Rajadii Rejada lahayd: Sareedo Cuddoon ma Daasho!

Sareedo waxaan is baranay sanad ka hor. Waa laba qaarrey qurux iyo qaayo loo dhameeyey. Garaadka iyo aqoonta waxaa u dheer, qaab dhismeed iyo qorqornaan. Astaan mucjiso ah oo ay leedahay, ayaan ogaaday.

Share

Ka Faa’iidayso Barnaamijkii Dhaqashada Geelle Oo Dhamaystiran!!-VIDEO

Barnaamijkaan waxaad kaga began doontaa dhaqashada geella iyo faaiidooyinkiisaba, waxaana inoo daadihinayaa Iggarre Yaasiin oo ka mid ah sida weyn Isugu hawsha arimaha dhaqanka iyo wixii la xidhiidha.

Share

Somaliland Recognition & Western Gay Activists

This is come from website call “wordbeer.com” For the past 16 years the wily and dedicated proponents of “Somaliland” recognition as a State recruited a wide array of people to help them achieve their illusory goal. They recruited academics from the US and South Africa, Washington-based Lobbyists, renegade African Parliamentarians, and foreign spouses of “Somaliland” […]

Share

Airportka Dahabka ah ee Barawe. Hala yaabin in Airport Dahab ah laga dhisayo Somaliya

Waxaan wax badan isweydiiyay Maxey Sh/Hoose Nabad u noqon la’dahay?. 1-Waxaan soo xasuustay: Waqtigii Kacaanka shirkad Romaniyaan ah oo Xamar xafiisyo ka furatay oo tiri: waxaan Dahab ka soo saareynaa inta u dhexeyso Mogadishu iyo Marka oo aan hore u sahminay.

Share

Kornayl Caare Oo Hanjabaad Kulul U Direy Maamulka Muuse Biixi -VIDEO

Kornayl Caare Oo Ku sugan fadhiisinka uu ku leeyahay degmada Qardho wuxuu halkaasi ka soo direy Fariin ku wajahan maamulka Muuse Biixi oo dhawaan duullaan ku qaaday.

Share

Burco: waar ma oggaadeen ayaa aad tihiin?!

Horraantii sannadkan ayaa aan subax hiirtii ka jarmaaday Laascaanood oo Burco u sadcaallay. Gawaadhida Basaska ah ee Caasiga loo yaqaanno ayaa aan mid kood raacay. Afaafka hore ee magaalada Burco kolkii aannu wax yar dhaafnay abbaaro 8:30am (subaxnimo) oo aannu aggagaarka City Plaza Hotel marayno, ayaa aannu shil sahlan la kulannay.

Share

Sucuudiga oo daah furay tareen casri ah oo ka howlgali doono Maka iyo Madiina

Boqorka Sucuudiga ayaa maanta xariga ka jaray tareen dheereeyo oo casri ah oo ka howlgali doono labada magaalo ee bareykan ee Maka iyo Madiina.

Share

BASAAS IYO QARAN-DUMIS: QISADA BASAASNIMO EE UGU KHATARSANEED DUNIDA

Waxay qaadatay wax ka yar qadar daqiiqad ah si loo beddelo moolada sakatuurada iridda hore ee aqalka laga soo galo—kaas oo ku yaalay dabaqa 8aad ee dhismaha 103 Leninsky Prospekt, ee ah dabaq ku yaala magaalada Moscow ee caasimadda dalka Ruushka, kaas oo ey degenaayeen basaasyada Midowga Soofiyeed iyo qoysaskooda ee loo yaqaan KGB.

Share

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Swizerland oo halis ugu jirto ineey xiranto

Waayadaan danbe waxaa aad usoo badanayay cabashooyinka shacabka ee la xiriira shaqada safaaraduhu bulshada u hayaan iyo adeegyada ay u qabtaan iyo  dhibaato ay kala kulmaan Shaqaalaha iyo madaxda safaradaha.  Safaaradda Soomaliya ee dalka Iswiizerland ee Ganeeva oo kamid ah Safaaradaha ugu muhiimsan dalka ayaa waxaa kajira Musuqmaasuq aad u baahsan oo gaaray in Safaaraddu […]

Share

Dhacda Walba Xasuusteed .. Meeshu Waa Nijeriya-Lagos .. Siyaad Bare Inta Lacag Loo Keenay Diiday Oo Go’iisa Ka Hurguftay Ka Sii Socday

Abaaraha sanadkii qiyaastu markay ahaayd sanadka 1993- 1994, ayaa nin dawladi hore ee maxamed siyaad ka ahaan jiray danjire, kana mid ahaa safiiradi somaliya dalka kuwet mar u joogi jiray, ayaa mar booqasho gaaban ku gaaray dalkaa .. maalmo kadib u joogay dalkaas waxaa u suragashay inu la kulan la qaato wasiirki arimaha dibada waqtigaas […]

Share

Dagaal Xoogan Oo Dhexmaray Ciidanka Somaliland Iyo Jabhada Kornayl Caare

Dagaalkii u dhaxeeyey ciidamada Somaliland iyo Jabhadda Korneyl Caarre ayaa sheegaya in uu sababay dagaalkaasi khasaarayaal kala duwan.

Share

Ku Soo Dhawaada Barnaamij Hordhaca Oo Ka Waramaya Geella Iyo Faa’iidooyinkiisa- VIDEO

Barnaamijkan waxaa lagu diyaariyey wadanka Kenya, waana barnaamij si waafiya uga xogwaramaya Geella iyo faa’iidooyinka uu leeyahay, waxaana si hufan oo xirfadaysan inoogu soo tebinayaa Iggare Yaasiin oo isagu ka mid ah dhallinyarada sida weyn isugu hawsha suugaanta, hidaha iyo dhaqanka soomaaliyeed, barnaamijkanina waa qayb hordhaca oo ka mid ah…

Share

Halkee Buu Ku Dambeeyey Baadhitaankii Qaraxii Buuhoodle?!!!

Qaraxii waxashnimo ee dhawaan ka dhacay magaalada buuhoodle, waxaynu la soconay in guddi loo xilsaaray, iyaguna ay soo gudbiyaan xog dhamaystiran, oo Wax Ku oolna ahe, horta xaalkaasi halkee buu ku dambeeyey? Ragaasi qaaliga ahaa ee qaraxaasi lagu dilay, ma sidaasi ayaa lagu ilaaway? Maxaase keenay in la isu aamuso?!!!

Share

Lix Qeybood ayey Dadku u Qaybsamaan, Qof kastana Lixdaas ayuu meel kaga jiraa: Kumaa Tahay Adigu ?

Waxaa jira waxyaalo lagu kala sooco Aadanaha iyo qaybo ay u qaybsamaan. waxaana lagu ogaadaa qaabka qof waliba u yagleelo mustaqbalkiisa nololeed iyo u hayaanka hiraalkiisa. waana tan keenta in qofna gaaro guulo waa weyn, qofna habaaska loogu jiido/lagu dhaafo, isagoo aan ka yareyn awood iyo wax waliba oo Eebbe (sw) ku mannaysatay, balse ay […]

Share

Baadari lagu soo eedeeyey inuu 13 Kufsi geystay oo lagu xiray India

Baadari Franco Mulakkal, oo oo 54 jir ah inta u dhaxeysay 2014-2016 wuxuu Dumar Kaniisadda Katolika ka tirsan uu u geystay 13 Kufsi.

Share

Daawo Gabadh Jaamacadda Muqdisho Lagu Dhex Dilay Ardayduna Daawanayso -VIDEO

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa fal naxdin leh oo ka dhacday xarunta Jaamacada Soomaaliya ee xaafadda Baar Ubax, degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho, iyadoo fasalkeeda waxbarashada lagu dhex dilay gabar ka mida ardayda.

Share

Madaxwenaha Puntland oo Xadhiga Ka jaray Jaamacadda Maakhir ee Magaaladda Badhan

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta oo taariikhdu tahay 19 Sep 2018 waxaa uu xadhiga ka jaray Jaamacada Maakhir ee Magaalada Badhan ee Xarunta Gobolka Sanaag.  Madaxweynaha waxaa ku wehelinayey munaasabada xadhig jarka jaamacadda maahkir Guddoomiyaha Golaha wakiilkada Dowladda Puntland Axmed Cali Xaashi, Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam Suldaan Maxamuud, qaar kamida […]

Share

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay qoyska gabdha 9 jirka ah ee Muqdisho lagu dilay

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la kulmay qoyska ay ka baxday gabadh ciyaal iskuul ah oo sagaal jir ah oo magaalada Muqdisho lagu toogtay, sida uu BBC-da u xaqiijiyay agaasimaha warfaafinta ee madaxtooyada Soomaaliya.  Balse kulankaas ayaan faahfaahin dheeri ah laga bixinin, saxaafaddana lala wadaagin.

Share

Maamulka Muuse Biixi Oo Saxeexay Sharciyo Lid Ku Ah Diinta Islaamka

Maamulka Muuse Biixi waxay dhawaan si buuxda u sharciyeeyeen qodobo diinta islaamka iyo dhaqanka Soomaaliyeed ka soo horjeeda, gaalnimo iyo fusuqna xambaarsan, maxaase ku kelifay?

Share

LASCAANOOD OO LOO SOO BAADHASHO TAGAY

Waxa magalada lasanod dhawanahan laga furay shirkado kala duwan kuwaso bulshada usheegaya inay Hayaan barnaamijyo aad mudo kooban ku noqonayso maal qabeen is nacay.

Share

Kow iyo toban jirkii gilgilay quluubta Malaayiinta ruux ee reer Hindiya

Sawir laga qaaday wiil yar oo ilmada iska tirtiraya isagoo ag taagan meydka Aabihii ayaa qabsaday baraha bulshada ee dalka India, taasina waxay sababtay in qoyska wilkaasi yar hal maalin oo kali ah loogu aruuriyo lacag gaareysa 43,829 oo dollar.

Share

Waxyaabihii fiicnaa ee uu qabtay madaxwayne SIYAAD BARRE..

– Hal Milyan oo Caruur Soomaaliyeed ayaa Dugsiga Hoose sannad walba si lacag la’aan ah ku aadi jirtay. Halka ku dhawaad 2 Million ay iyagana aadi jireen Dugsiga Dhexe iyo kan Sarre sanad kasta si bilaash ah.

Share
Powered by WordPress