
Aqoonyahana cismaan Khayre oo degan wadanka ingiriiska wuxuu waraysigani ku cadeeyey qaraxii wuxuushnimo ee dhawaan ka dhacay buuhoodle in laga soo maleegay dhinaca jeegaanland oo waqtigan la daaladhacaya jabhado gudahooda kaga furan.
Xog Sugan Iyo Dhexdhexaadnimo
Aqoonyahana cismaan Khayre oo degan wadanka ingiriiska wuxuu waraysigani ku cadeeyey qaraxii wuxuushnimo ee dhawaan ka dhacay buuhoodle in laga soo maleegay dhinaca jeegaanland oo waqtigan la daaladhacaya jabhado gudahooda kaga furan.
Shir aad ubalaaran oo eey iskugu yimaadeen dhamaan Jaaliyadaha Soomaalida ee wadanka Belgium , ayaa maalintii shalay wuxuu kadhacay Magaalo madaxda labaad wadanka Belgium ee Antwerpen.
Batiiqa ( Cantlope ) waxa uu asal ahaan kasoo jeedaa dalka Shiinaha , waxuuna ka tirsan yahay qoys dhireedka loo yaqaan Cucubitaceae, Batiiqu waxaa loo yaqaan magacyo kala duwan oo ay ka mid yihiin Maskmelons, Mush melons, Persian melons iyo Rock melons.
Xulista Xildhibaanada Puntland ayaa si xawli ah uga socota gobolada oodhan, 7 da Xildhibaan ee gobolka Cayn kasoo gala Puntland ayaa kamid ah kuwa aadka loogu loolamayo.
Ganacsato Soomaaliyeed oo goobo ganacsi ku lahaa degaanka Soweto ee dalka Koonfur Afrika ayaa boob lagula kacay ganacsigooda, waxaana halkaasi ka dhashay khasaare nafeed iyo mid hantiyadeed.
Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu Aqalka Cad ka tagayo garyaqaankiisa Don McGahn bilaha soo socda.
Waxaanu maqlaynaa xubno tiro yar oo ay weli afka kaga sii hadhay Khaatumadii uu Horgale Galaydh gacantiisa ku xabaalay, kuwa hada meelahaasi wadwadaana waa kuway isku jifada hoose ahaayeen iyo midhadh ay wataan…
Waxaa jiray nin wanaagsanaa oo cibaado (dhaaco) badan, kaasoo maalin go’aan kugaaray (way dhici kartaa ineey nadar ka aheyd) inuu sadaqo ulabaxo Ilaahay dartiis si uu uhelo raali ahaanshihiisa.
Maamulka magaalada Jigjiga, ayaa xabsiga dhigay masuuliyiin kala duwan oo ka tirsanaa xukuumadii Cabdi Maxamuud Cumar, iyadoo shalayna xubno saraakiil u badan xilalka laga qaaday.
Gaashaan buurta NATO ayaa ku tilmaantay go’aanka Ruushku ku qabanayo dhoola tuskii milatari ee ugu weynaa muddo tobanaan sanadood ah, mid muujinaya in Ruushku is biday cudud uu isku kala bixiyo.
Ra’iisulwasaare Theresa May ayaa ku dhawaaqi doonta in Britain ay sare u qaadi doonto maalgashiga Africa marka ay Midawga Yurub isga baxaan, marka ay booqashadeedii u horraysay ku tagto qaaradda.
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal khasaare dhimasho iyo dhaawac dhaliyay oo shalay ka dhacay magaalada Tripoli ee dalka Liibiya, kaasi oo u dhaxeeyay laba jabhadood.
Wasaaradda Boostada iyo isgaarsiinta Qaranka ayaa qoraal ay soo dhigtay barteeda Facebooka waxa ay ku sheegtay inay soo gaartay cabashada dadweynaha oo ku saabsan lambaro ka imaanaya dalka dibaddiisa oo wata furaha +43 oo ujeedadooda ay tahay in lagu dhaco shacabka.
Dowladda Sudanta Koofureed ayaa dib u bilowday soo saarista shiidaalka ceyriinka ee laga soo saari jiray deegaanka Toma ee gobolka Unity. Collaadihii mudada shanta sano ka tagnaa gobolkaasi ayaa hakiyay shiidaalkii laga soo saari jiray dalkaasi.
Hadii aad u haysato in Maamulka xafiisyada iyo hantida Qaranka oo qudha Cid gaar ahi isku koobtay, nala wadaag Awooda Ciidan ee loo sameystay in lagu ilaaliyo ama loogu caga jugleeyo cidii ka hor timaada maamulka Somaliland ee dhinaca ka raran.
Fashilkii kaga dhacay Jeegaanta magaalada Laascaanood ayaa Horgalaashu bilaabeen in ay been ku qariyaan. Maanta waxaa saxaafada ay horkeenen dhowr askari oo tuutaha Snmta wata kana tirsan meleeshiyo jeegaanta ushaqeeya iyo laba baabuur oo ah kuwii ay awal haysteen.
Madaxwaynaha jamhuuriyada fadaraalka soomaliya maxamed c/laahi farmaajo ayaa waxa warar lagu kalsoon yahay ka soobaxaya madaxtooyada villa soomaliya in uu safar u baxayo dalka chine safarka oo noqonaya markii ugu horaysay intii uu xilka hayey oo maalinta axada ee ku beegan 2/9/2018.
Labo saaxiib oo carruurnimadoodii kulmay ayaa ka dib ku kala tagay magaalada Guangzhou xilli uu heerkii ugu sarreysay marayay kacdoonkii dalka shiinaha.
Hoggaamiyaha mucaaradka Ruushka Alexei Navalny ayaa lagu xiray magaalada Moscow ee caasimadda Ruushka.
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in maalintii labaad uu halkaa ku xidhan yahay Cabdiqani Yaasiin Maxamed oo ah xoghayihii xafiiska ra’iisal wasaare ku xigeenka dowladda federaalka ee Soomaaliya.
Wafti ka socday Jabhada Wadaniga Xoreeynta Ogaadeenia (JWXO) oo uu hoggaminayay halgame Xussen Nuur. Waxaan is af garad buuxa ka gaadhnay dhamaan qodobadii aan ka wada xaajoonay.
Ben Diris ayaa waxay qortay qoraalkan. In ku dhow 40 sano ka hor qoys British u dhashay oo is qaba dil loo geystay lagana helay Biyaha Caribbean, hase yeeshee qofkii dilkaasi geystay ayaa la la’aa meel uu jaan iyo cirib dhigay.
Wararka rasmiga ee aanu ka helayno magaalada ceerigaabo ee caasimadda gobolka Sanaag waxay sheegayaan in ay ciidamo ka goosteen maamulka uu ka arimiyaan labada kornayl ee jeegaanta ahi.
Mar aan ku dhex jirey barta Facebookga, waxaan ku arkay mid wax ka qoray xaaladda caafimaad ee Cali Sandulle, inkastoo uu qoray maqaal Caadifadaysan, misana waxaa dhimbiil dab ah ku noqotey, weriyihii ay isku deegaanka ahaayeen ee kashifay runtii ku qarsoonayd xanuunka Cali Sandulle..
Waxaa muddo Lix bilood ah magaalada Hargeysa xaalad caafimaad darro ay ku haysaa Cali Sandulle, waxaana ku dhuftay xanuunka faalliga ah, oo ilaa hadana ma jirto cid u soo gurmatay.
Dharaartii ciidda barakaysan waxaa magaalada Laascaanood ka dhacay dil badheedh ah waxaana fuliyey ilaaladii horgalaha cusub ee loo soo magacaabay.
Madaxweynaha cusub ee Dowlad deegaanka Mustafa Omer ayaa hadalkiisii ugu horeeyey ku shaaciyay in qof walba Xoriyad haysto, Cafis guudna u diray bulshada,
Qaraxii waxashnimo ee buuhoodle ka dhacay waa tii loo xulay guddi soo uruurisa xogtii ismaadaamintaasi lagu laayey haldoorkii dhulbahante, qaarna lagu dhaawacaye, ilaa hada maxaa ka soo cusboonaaday?!!
Aad ayuu u shiiday illaaa uu gaaray inuu xado dahabka xaaskiisa oo uu iibsado. Nolosha ayaa aad ugu adkaatay illaa uu waayo meel uu seexdo. Wuxuu seexan jiray goobaha gaadiidka laga raaco ee magaalada New York. Ma awoodin inuu kiro iska bixiyo mana iibsan Karin cunto uu ku noolaado.
“Haddii 50 sano oo aad xorriyad haysateen kaddib aydnaan dhisan kaabeyaasha lama huraanka ah oo ay dadkiinu u baahan yihiin, Ma bini’aadam baa tihiin?