Archive for July, 2018

Murti Iyo Maahmaahyo Ay Igarre Iyo Hodman Talantaali Isugu Dhiib Dhiibayaan – VIDEO

Waxaad ku soo dhawaataan barnaamij murtiyeed ay si talantaaliya isu dhaafsanayaan Iggarre oo isagu ka mid ah ragga fara ku tiriska ah ee aad u daneeyaa suugaanta soomaaliyeed iyo Hodman oo ah gabadh Soomaaliyeed.

Share

BARO OO BAADH SOOYAALKA BUUNIGAA! ☆D A R W I I S H☆ DAR. XAAJI CALI FAAHIYE

Guyaashi Daraawiishtu gumeysiga la dagaallamayeen, nin kasta oo gaalada necbaaba ama waddani ahaa meel kasta ha joogee wuxuu u kacayey Xaruntii Daraawiishta si uu garab iyo gaashaan uga helo, ama iyaga ha la dagaal galo ama dab iyo duunyo ha ka soo qaato oo iskii ha u dagaal galee sidii dagaalkii Talyaani iyo Biyamaal ku […]

Share

Ila Qosol Murtiyeysan!!!!

Oday soomaaliyeed oo calafdoon dhaarsan ahaa baa la kulmay gabadh Soomaaliyeed oo la soo furay, oo uu runtiina aad uga helay (single mother), ka dibna waxaa dhex maray iswaraysi dhinacyo badan la gacma gacmeeyey….

Share

Abiy Ahmed ayaa ku yidhi Maxamed Bin Zayid: “Carabiga na bara aanu diinta saxda ah idin barnee”.

Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ku yidhi dhaxal sugaha Imaaraadka Maxamed Bin Zayid” Idiin kama baahnin in aad diinta Islaamka na bartaan Waayo? way idinka luntay , waxaanu idiinka doonaynaa in aad Luqada Carabiga na bartaan si aanu diinta saxda ah u fahano, dabadeedna aanu wadada toosan idiinku soo ridno”.

Share

Erdogan iyo Trump oo isku khilaafsan baadari xabsi guri ku ah Turkiga

Andrew Brunson ayaa 21 bilood ku qaatay xabsi ku yaala dalka Turkiga isagoo lagu eedeyay inuu tageero u fidinayay fallaagaada Kurddiyiinta iyo koox kale oo lagu eedeyay inay isku dayayeen inay xilka ka tuuraan Madaxweyne Erdogan.

Share

Fallacious Claims to Bygone Artificial Colonial Borders

Colonel Muse Bihi, the leader of the one-clan secessionist enclave calling itself “Somaliland” (otherwise the northwest region of Somalia), is on the warpath, this time not against his old nemesis- Somalia.

Share

Hogaanka Puntland Ayaan Iscadayne Shacabku Waa Diyaar

Tan iyo dharaartii ay dawlada Puntland casharka lama ilaawaan ay u dhigtay huwantii isxambaarsanayd ee ay horkacayeen labada kornayl ee dalka horey u soo dumiyey, waxaa halkaasi ka dhashay midowgii Harti weyne oo in badan la kala ilaalinayey…

Share

Puntlandna Tukaraq Jeegaanlandna Gambadhe

Sida aanu xogaha dahsoon ku helayno waxay tibaaxayaan in aanay dagaalo dambe ka dhici doonin deegaanka Tukaraq, balse dadka uun la doonayo in la maaweeliyo ilaa inta ay iska kala yaacayaan…

Share

Qiso_Qurxoon, Oo Caqli Lagu Bineeyey!!!

Suuqa ayuu uga doonay xaaskiisa Hilib ay cunaan.  Hilibkii markuu soo iibshey isagoo jidka soo socda ayaa La Aqiimay salaadii, masaajid ka ag dhowaa ayuu galay isagoo hilibkiina sitta si uu ugu tukado.

Share

Madaxii biyo xireenka Abay ee dalka Itoobiya oo isaga oo mayd ah la helay

Ninkii madaxda ka ahaa biyo xireenka wayn ee Abay ee dalka Itoobiya ayaa isaga oo mayd ah oo garigiisa ku jira laga helay fagaaraha Masqal Adhababay ee ku yaalla magaalada Addis Ababa.

Share

Ila Qosol Xikmadi Ku Jirto

Nin ayaa muddo dheer Xaas lahaa, Xaaskiisana Wax Caruur ah ma eysan u dhalin.  Xaaskii ayaa Maalintii dambe ku tiri:- Maad iska Guursatid mid kale waxaa laga yaabaa Iney Caruur kuu Dhasho.

Share

Maamulka Hargeysa Oo Soo Saaray Sharciyo Xakamaynaya La Kulanka Madaxda Federaalka

Horboodaha maamulka Jeegaanland oo adeegsanaya kuwa ay ugu yeedhaan xildhibaanada ayaa loo saaray sharci ku sheegyo lagu hor istaagayo inaan kala kulmi Karin madaxda federaalka soomaaliya, itoobiyaankase waxba kama qabaan…

Share

Booqashada Abiy iyo Afwerki ee Abu Dhabi saamayn caynkee ah ayey ku yeelanaysaa mandiqadda geeska Afrika?

Baraha bulshada iyo warbaahinta madaxa banaan ee Soomaalida waxay tan iyo 24kii Luulyo hadal hayeen kulankii Abu Dhabi ku dhex maray hogaamiyeyaasha Itoobiya iyo Eritrea, iyo dalka ay martida u ahaayeen ee Iimaaraadka carabta.

Share

C/wali Gaas iyo Keating .Oo Ka Hadlay Xaalada TUKARAQ

Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa xarunta madaxtooyada Puntland ee dulleedka magaalada Garoowe ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay wakiilka gaarka ah ee xoghaya guud ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya,Michael Keating oo wada-hadal gaar ah ay yeesheen.

Share

Tobanka Calaamadood Ee Waaweyn Ee Ka Horeeya Qiyaamada

(1) Waxaa Soo Bixi Doona Mahdiga, Waa Nin La Yiraahdo Maxamed Cabdullaahi kana Mid Ah Aalu Baydka Waliba Awlaada Faadumo Rasuul Ilaahay Haka Raali Noqdee.

Share

Qisadii Professor Yaxya Ajuma iyo Drs Amelia iyo Buugeedii Xasuus qorka

  Inta aan qormada gelin qisadani koley aniga waxay ila noqtay mid xiiso leh waa sababta igu kaliftay inaan la wadaago intii ila akhrida. Inkasta oo ujeedada sheekadu meel tahay haddana waxaa ku dhex jira xog sawiraysaa si Seben hore si loo noola waana dabeecada ay ka siman yihiin xusuus qorada dadkii tegey reebeen taaso […]

Share

Maanta Waxay Ku Beegan Tahay Maalintii Alle Ha U Naxariiste Saado Cali Warsame La Dilay

Taariikhdu markay ahayd 23/07/2014 waxaa magaalo madaxda soomaaliya ee muqdisho ay kooxo hubaysani ay si arxan daro ah ugu dileen fanaanadii qaranka Soomaaliyeed ee Saado Cali Warsame oo ahayd geesiyad u dagaalanta dulmanayaasha.. 

Share

Ka faa’iidaysta Siday Isugu Biireen Gobolada Waqooyi iyo Kuwa Koonfureed Ee Soomaaliya-VIDEO

Lixdan sano ku dhawaad ayaa shacabka soomaaliyeed loo akhrinayey been qaawan oo ku saabsan xilligii geyiga soomaaliyeed laga taagay calanka buluuga, waxaa jira dadyow weli ku hadaaqa calan soomaaliyeed oo laga taago waxaa ugu horeysey magaalada Hargeysa, qaarba isku maaweeliya afar casho ayaanu xor ahayn oo wadamo badan baa na aqoonsaday, intii aanan ku biirin […]

Share

Wasiir Faransiis ah oo sheegay ‘dagaalka ganacsiga inuu dhab yahay’

Wasiirka maaliyadda ee Faransiiska ayaa wuxuu sheegay Bruno Le Maire ayaa shirka Argentina ee ay isugu yimaaddeen wasiirrada G 20 kaga digay inuu dagaalka ganacsiga uu dhab yahay.

Share

Shir Jaraa’id Oo Uu Qabtay Ibraahim Maxamuud Baashe(Daaci), Oo Ka Xogwaramaya Xaaladaha Ka Jira Deegaanada SSC- VIDEO

Mid ka mid ah aqoonyahanada ka soo jeedaa deegaanada SSC oo magaciisa la yidhaahdo Ibraahim Maxamuud Baashe (DAACI) wuxuu qabtay kulan saxaafadeed uu kaga xogwaramayo arimo fara badan oo ka aloosan deegaanada SSC, waxaanu aqoonyahanku si geesinino leh uu farta ugu fiiqay Horgale Cali Khaliif Galaydh oo uu Faysal Faruuq Maalinba Khamiis cad uu u […]

Share

Maxay tahay sababta ay Itoobiya u danaynayso dekedaha dalalka dariska la ah?

Itoobiya waa dal aanan bad lahayn, waxayna taas dhacday sanadkii 1993-dii markii ay madaxbanaani ku dhawaaqday Eritrea oo markii hore ka mid ahayd dhulweynaha Itoobiya, waxaa kale oo intaas xigay in labad dal ay dagaalameen sidaasi darteedna dekeda Casab waxa ay noqotay meel aysan galaangal u lahayn dowladda Itoobiya.

Share

Maxaa Ka Jira Laba Dawladood Baa Isku Biiray 1960kii?!!! Daawo Warbixintan-VIDEO

In badan baa lagu sheekeyey laba dawladood baa isku biiray 1960kii, oo waqooyi iyo koonfur ka jirey hase ahaatee sheeka xariirtaasi waxaa qarxiyey oo runta ka sheegay rag xilligaasi u soo taagnaa wax badan ka ogaa xaqiiqada rasmiga ah ee sheekooyinkaasi ka jirey, baranamijkan kooban kaga boggo, maskaxdaadana la kaasho!…

Share

Kooxdii khayaano oo iyagu is khayaanay – Video

Haraadigii khayaano ee hore ugu bahoobay ku maxaafsiga magaca Khaatumo ayaa maanta is khayaanay. Horgal Keyse oo Khaatumo ugu magacownaa wasiirka amniga iyo xubno kale oo khayaano ah ayaa ku wacad furay Horgal Galaydh oo dalka dibadiisa qurbo joogtu kaga maadaysanayso. Halkan Ka Daawo Isbuuc ka hor ayay ahayd markii isla kooxdan garabka Horgal Galaydh […]

Share

Askar Samaysey Amar Diido Oo La Xukumay

Maxkamada malatariga ee dawlada federaalka soomaaliya, waxay xukun sadex sanadood ay ku riday Sagaal iyo toban askari oo ku kacay falal amardiido iyo rabshado, ay kala hor tageen taliye cusub oo loo soo bedelay.

Share

Maxaadan ogeyn oo ka soo baxay shirkii Brussels?

Isniintii iyo Talaadadii waxaa magaalada Brussels isugu tegey madaxda Soomaalida (Madaxweynaha iyo madaxweynayaasha maamul goboleedyada) iyo wakiillo ka socday dalalka deeqaha bixiya.

Share

Falanqayn Ku Saabsan Shirkii Brussels Ee Soomaalida Qaadhaanka Loogu Yaboohayey-VIDEO

Kulankii maalmahanba looga hadlayey sidii soomaaliya loo gacan qaban lahaa ee ka dhacay Brussels, waxaa laga soo sheegay waxyaabo fara badan oo wanaagsane, tolow maxaa ka mid ahaa?!!!

Share

Horgale Galaydh Oo Galaangal Fara Badan Ka Dib La Kulmay Farmaajo

Share

WAX KA BARO DABEECADAHA GABDHAHA.

1- Haddii ay Gabadhu badanaa kaa Wareysato Arimaha Guurka, waxey Daneeneysaa Mustaqbal iyo Guriyagleel, ee ha u daymo la’aan. 2- Haddii adiga oo aan Ogeyn badanaaba aad Gabadha indhaha kaga Qacsiiso, oo aad aragto iyadaoo kugu Maqan, Ogoow waad Cajabisay, waana aad Qancisay.

Share

ILA QOSOL IYO XIKMAD

Islaan baa canugii ay ayeeyada u ahayd ugu yeereysey magaca “ Degree”. Waxaa dhawaaqii dheeraa maqley qof meel ay wax ka wada iibsanayeen oo islaanta ka ag dhawaa.

Share

Ma ogtahay in qaraxyadda inta eeysan dhicin la sii ogyahay?

QARAXYADA INTA EEYSAN DHICIN WAA LASII OGYAHAY IN BADANSE LALAMA WADAAGO!!! Dad civil servants-ka ka mid ah waxeey iisheegeen in mararka qaar inta aanu qaraxba dhicin dadka qaar fariimo (Messages) loosoo diro, iyadoo loosheegayo xitaa meelaha lagusoo maqan yahay.

Share
Powered by WordPress