Archive for May, 2018

DARDAARAN KU SOCDA DHASHA DARAAWIISHEED

OGEYSIIS DHAMAAN ———————————- ▪ Waxaa Waajib Inagu Ah U Hiilinta Xaqa Iyo Raadinta Xoraynta Dalkeena Cadawgu Haysto.. ▪Waxa Waajib Inagu Ah Garab Istaaga Xaqlayaasha Qalabka Sida Ee U Halgamaya Soo Dhicinta Sharafta Iyo Gobanimada Dalkii Dhulbahante Ee Cadawgu Haysto Maanta.

Share

Khilaafkii U Dhexeeyey Qatar Iyo Afar Dawladood Ee Kale Halkee Buu Ka Bilaabmay? Muxuuse Salka Ku Hayey?!!

Sannad ka hor waxaa si kedis u soo if baxay khalaaf xooggan oo u dhaxeeya dawladda Qadar iyo afar dal oo Carbeed, oo kala ah Sacuudiga, imaaraatka, Baxrayn iyo Masar dawladeed oo cunaqabatayn dhowr weji leh dul saaray Qadar. Mid dhaqaale, ganacsi, iyo xayiraadda isu gudubka dhulka iyo hawada iyo in lays dhaafsado badeecadaha nooc […]

Share

Warbixin Ku Saabsan Arimaha Gobolada Sool Sanaag Iyo Cayn Oo Maqal Iyo Muuqaal Ah, Afka Ingiriisigana Ku Baxaysa Iyo Aqoonyahan Cismaan Badawi Oo Soo Diyaarshey VIDEO

Aqoonyahan Cismaan Badawi wuxuu inoo soo diyaarshey qormo afka ingiriisiya, oo maqal iyo muuqaal ah, waxaanu kaga xogwaramaya arimo fara badan oo khuseeya deegaanada SSC iyo weliba damaca iyo riyo ku qooqnimada ku jirta maamulka jeegaanland ee is mahadiyey, hase ahaatee warbixintani waxaa loo baahan yahay inuu qof waliba gaadhsiiyo meel walba oo dhawaaqeenna laga […]

Share

Gudoomiye degmada God’Aalo ee Somaliland oo kasoo goostay – Video

Gudoomiyihii hore ee degmada God’aalo ugu magacownaa maamul beeleedka Somaliland ayaa kasoo goostay maamulkii uu ka tirsanaan jiray kadib markii uu adkaysan waayay tacadiyada ay maleeshiyaadka isaaq ku hayaan shacabka SSC. Halkan ka daawo Masuulku wuxuu si qoto sheer uga hadlay cadaawata fogaatay ee maleeshiyaadkani u hayaan shacabka SSC. www.ruugcadaa.com

Share

151 Maxbuus Oo Ku Xirnaa Liibiya Ayaa Muqdisho La Keenay

Garoonka diyaaradaha ee magalaada Muqdisho ayaa saaka waxaa soo caga dhigatay diyaarada siday ilaa 151 kamid ah dhalinyarada Soomaaliya oo laga keenay dalka Liibiya,kuwaasi oo ku dhibaataysanaa xabsiyada Dalkaasi.

Share

Kulankii Beesha Ugaadhyahan Ee Ingiriiska Ku Dhaqan Oo Taageeray Ciidamada Puntland- VIDEO

Dhowr maalmood ka hor waxaa kulan wada xaajood ku yeeshay magaalada London beelweynta ugaadhyahan ee ku dhaqan wadanka ingiriiska, arimo fara badan ayaana laysla soo qaaday.

Share

Kulan Dhexmaray Cali khaliif,Nuux Taani iyo Xubno Kale Oo Fashil Ku Dhamaaday.Iyo Laascaanood Oo Dhankasta laga Fadhiyo

Xaaladda deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa ah midaan deganayn tan iyo markii ay sii xoogaysteen dagaalada u dhexeeya Puntland iyo Jabhada SNM, waxaana saacadba saacadda ka dambaysa deegaamadaasi ku sii qulqulaya ciidanka difaaca labada dhinac.

Share

Muuse Biixi Qaran Baynu Ku Dooranay Laakiin Qabiil, Dagaal Iyo Burbur Buu Inagu Hogaamiye

DILDILAACI DOORASHADA: Waxay ahayd markuu doorashadii ku guuleystay siduu doonoba ha ku helee, inuu xooga saaro siduu u awdi lahaa dildilaacii doorashada, si uu Madaxweyne ugu noqdo dadkii u codeeyey iyo kuwii ka codeeyeyba, gaar ahaan beelihii ama degaamadii 80% ka codeeyey sida Beelaha Garxejiska iyo Dhulbahantaha, arintaas wuu ku fashilmay oo afkuu u taagay, […]

Share

Maamulka Jeegaanta Oo Mamnuucay Taleeshinada SBS Iyo Somnews, Maxaase Ku Kelifay?!!!

Caasimadda labaad ee Soomaaliya waa Hargeysee waxaa ka hawlgalaa talafeeshino deegaankaasi laga leeyahay, waxaana laga baahiyaa waxkastoo ay libin u arkayaan, sida taariikh ku sheegi gacan ku rimiska ahaa ee SNM.

Share

XOG LA SOO HELAY: HORGALE GALAYDH MUXUU ISAGA DHIIBAY MAAMULKA JEEGAANLAND (Qaybtii Koowaad)

Shacabka SSC iyo umadda soomaaliyeed ee kalaba waxaad ila wadaagtaan qormadan oo aanu ku soo bandhigi doono waxyaabihii ku kelifay inuu Mr Galaydh uu ku biiro maamul beeleedka Jeegaanland, ma hunguri baa ku kelifay inuu u xuubsiibto Horgalanimo!? Shirkii Taleex ilaa Khaatumadii sacabka loo tumayey daacad ma ka ahaa? Mise danihiisa Ayuu ka fushanayey?!!!.

Share

TUKARAQ IS NOT THE ISSUE: IT IS THE WIDER SSC OCCUPATION DUMMY

The latest fighting at Tukaraq in Somalia’s Sool region on 24 May, between on one side the combined regional forces of Puntland (which include those from the occupied SSC regions) and on the other side those of the occupying militia from the one-clan secessionist enclave calling itself Somaliland, has drawn reactions from diverse quarters calling […]

Share

Xigmada isbuucan

Dhowr eray oo kasoo maaxday maskaxda muwaadin reer SSC ah kana turjumaysa rabitaanka shacabka ku dhaqan magaalada Laascaanood ayaan maanta u dooranay xigmada isbuuca I live in Las’anod city of Somalia. I defend the Somali unity and strongly oppose any idea of secession. www.ruugcadaa.com

Share

100 people were unlawfully detained while peacefully demonstrating in Las’Anod, North of Somalia & Four injured by indiscriminate shouting – Video

The people of Las’Anod from all walks of life took to the street of the city, the region’s capital to end the killing, displacement, rape and torture perpetrated by Somaliland forces within the region. VIDEOS Watch Here Watch the injury The people demanded Somaliland to end its occupation of Sool, Sanaag & Cayn regions, and […]

Share

Talafeeshinka SBS Wuxuu Isu Taagay Codka Shacabka SSC Intuu Isgarabtaago

Sidaad ka warqabtaan shacabweynaha SSC waxaa u soo baxay talafeeshinka SBS, oo isagu kaalin muuqataa ka qaatay hawlaha socda, hase ahaatee maamulka taagta daran ee jeegaanland, waxay ka xidheen xafiisyadii uga furna Hargeysa iyo Burco, maxaase keenay?!!!!

Share

Kulan Ay Jaalliyadda Ugaadhyahan Isugu Timi Magaalada London- SAWIRO

Jaalliyadda Ugaadhyahan ee ku dhaqan wadanka ingiriiska waxay isugu yimaadeen  kulan ballaadhan oo looga arinsanayey wixii laga yeelli lahaa duullanka qaawan ee ay jeegaantu ku soo qaaday deegaanka Tukaraq.

Share

Wafti Ka Socda Beesha Caalamka Oo Ku Soo Wajahan Laascaanood Iyo Shacabkuna Waa Inay Muujiyaan In Aanay Rabin Maamulka Jeegaanland

Berri waxaa magaalada laascaanood Kusoowajahan Masuuliyiin kasocda Beesha caalamka kuwasi oo u kuurgalaya shacabka Gobolka sool halka ay Taageersanyihiin Somaliland ama Puntland.

Share

OGEYSIIS KU SOCDA SHACABKA REER LAASCAANOOD

OGEYSIIS ku socda shacabka reer Laascaanood Waxaan maanta idiin imaanaya wafti ka socda qaramada midoobay waxaanay eegayaan xaaladaha Dhabta ah ee ka jira gobolka Sool.

Share

Badhan oo is barbar taagtay hawlgalada xoraynta gobolka Sool – Video

Iyada oo ay isasoo tarayaan taareegarada ay shacabka Soomaaliyeed ay ku taageerayeen xoogaga ku bahoobay xoraynta gobolka Sool ayaa haatana waxaa codkooda ku biiriyay shacabka ku dhaqan gobolka Sanaag, gaar ahaan magaalada Badhan. Halkan Ka Daawo Waxay ku baaqeen inay hiil iyo hooba ay ku garab taagan yihiin. www.ruugcadaa.com

Share

Dhahar oo laga taageeray hawlgalada Puntland ku xoraynayso gobolka Sool – Video

Mudaharaad balaadhan oo si wayn loosoo agaasimay ayaa ka dhacay magaalada Dhahar ee gobolka Hayland ee Sanaag, kaas oo looga soo horjeedo colaada ay beesha isaaq ka hurunayso deegaanka Tukaraq isla markaana lagu taageerayo ciidamada xaq u dirirka Puntland. Halkan Ka Daawo Shacabka deegaankan isugu soo baxay ayaa hogaanka SNM Mr Biixi ugu baaqay inuu […]

Share

HOLHOL / STOCKHOLM Dagaal sir ah oo Iswiidhish iyo Norwegian ah ayaa ka socda Soomaaliya.

Labo shirkadood oo shidaal ah, Lundinsfären Africa Oil iyo Norwegian DNO International ayaa heshiis la saxiixday laba mamul oo aan la aqoonsan oo ku saabsan isla shidaalka saliida – nidaamku wuxuu la dagaallamayaa hubka agagaarka aaggas.

Share

Aqoonyahan Ka Soo Jeedda Beesha Habar Yoonis Oo Daaha Ka Qaaday Hadafka Jeegaanta Ee Ku Wajahan Deegaanka Tukaraq – VIDEO

Horaa loo yidhi daacadnimo ma hungowdee, in badan oo caqliga u saaxiib ahi waxay isweydiinayeen halkee buu salka ku hayaa muraadka jeegaantu? Maxaase keenay inay waqtigan ku muusanaabaan xuduudkaanu soo xidhayna?!!.

Share

Afhayeenka Qurbajoogta Khaatumo Oo Taageeray Hawlgalada Ay Wadaan Ciidamada Puntland, Garabkii Horgale Galaydhna Runta Ayuu Wejiga Kaga Dhuftay-VIDEO

Afhayeenka Qurbajoogta Khaatumo mudane Cabdirisaaq Cismaan Xaaji Aadan oo fadhigiisu yahay wadanka Sweden waraysi uu bixiyey wuxuu si ku dhac leh oo geesinimo leh uu u Taageeray Hawlgalada Ay wadaan ciidamada Puntland, wuxuuna runta u sheegay  Horgale Galaydh iyo inta yar ee dabaraxlaynaysaa.

Share

Dhacdo Qosol Xambaarsan Oo Ku Cibro Qaadasho Leh

Waagii Kalshaale Wuxuu yidhi Nuux Taani oo Taliye ciidan ah, ciidankayaga oo iskahurda ayay nasoo weerareen, isagoo kahadlaya BBC.

Share

Faa’iiddada Laga Helay Barnaamijka Tababaradda Nololeed

Bulshadeena Soomaaliyeed waxa ku cusub (“Life Coach” Ama “Tababarre Nololeed”). Intii ay soo baxeen dhalinyarada barnaamijkan daadihaysa waxa is-bedelay dhalinyaro iyo waayeel ba le’ hab fekerkoodii, Aragtidii ay nolosha ka haysteen markii hore. haddii aan sooqadano mufakirkii, qoraa, iyo dhiirigeliye ahaa. ee reer masar Ibrahim Al-Fiqi.

Share

Warar Ku Saabsan Maxaabiistii Jeelka Laascaanood Ka Baxday

Waxaa Mar keliya oodda jabsaday Maxaabiis afartan ku dhawaad ah oo si sharci daro ahaa ugu xidhnaa Xabsiga magaalada Laascaanood, waxaana horay u sii raacay qaar ka mid ah ilaaladii Xabsiga, maxaase keenay arrintan?

Share

Horgale Galaydh Oo Kalabaydh Ku Sugan Maleeshiyana Uruursanaya

Mr Galaydh (qoorgaab) oo isagu hogaamiyanimadii Khaatumo ku bedeshay horgalanimada iyo inuu ku biiro kuwii meeshaasi uga sii horeeyey, wuxuu xilligan wadaa maleeshiya ururka, hawshee loo xilsaaray?!!!

Share

Tirakoob Lagu Sameeyey Khasaarihii Jeegaanta Ee Tukaraq

Inkastoo aanay maamulka Jeegaanland runta u sheegin shacabkooda, balse ay u miisaan wararka nafaqada ah ee lagu seexiyo, si uu  ugu noqdo kaarjebin, misana khasaare intee le’eg baa ka soo gaadhay dhirbaaxadii Tukaraq lagaga dhuftay?!!!

Share

Shir deg deg ah

Shir deg deg ah oo ay soo qabanqaabisay Jaaliyada London ee beesha Ugaadhyahan. Shirkan ayay gudida fulintu ku casumayso dhamaan Jaaliyada Beesha Ugaadhyahan ee ku dhaqan London iyo nawaaxigeeda. Shirkani oo ah mid isxog waraysi ah diiradana lagu saaridoono xaalada deegaanka SSC khaasatan Gobolka SOOL. Colaada ka aloosan Tukaraq oo talo midaysan lagaqaadan doono. Waxaana […]

Share

Jabka Gaadhay Jeegaanland Halkan Ka Daawo

Inkastoo aanu ahayn wax lagu farxo dhiig Soomaaliyeed, misana gardarada ilaahay ma jeclee qofkii ku duulla deegaan aanu lahayn tan ayaa u dambayn doontaa…

Share

Ciidamada Puntland Oo Ilaa Hada Ku Sareeya Dagaalka Iyo Maxaabiis La Qabtay

Wararka iska soo daba dhacayaa ee ka imaanaya goobaha ay ka socdaan dagaalka qadhaadh ee u dhexeeya huwanta Jeegaanland iyo ciidamada Puntland, gacanta sare waxaa leh ciidamada Puntland  ee dhaarsan.

Share
Powered by WordPress