Archive for April, 2018

Gabaygii Laaleys Iyo Laac TV Daawasho Haboon VIDEO

Abwaan Maxamed Amiin oo ah wuxuu ka mid yahay da’yarta suugaanta guntiga dhexda ugu xidhatay, waxaanu mar walba doorkiisa ka qaataa wacyi gelinta bulshaweyna soomaaliyeed, markana ku soo dhawaada Gabaygan la yidhaa LAALEYS wax badan ayaanad kaga bogan doontaan, mana jecli inaan ka sii hordhaco.

Share

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Maanta la Dooranayo

Sida uu qorshaha yahay waxaa maanta oo Isniin ah Magaalada Muqdisho ka dhaceysa Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Golaha Shacabka oo ay u tartamayaan ilaa 11 Musharax.

Share

Mr Qargaash oo mar kale hanaqa ku dhuftay SNM

Wasiiru dowlada arimaha dibada ee UAE ayaa markale ku celiyay hadalo xaqiiq ah oo aad uga naxsaday maamul beeleedka Somaliland. Wasiirka oo qoraal ka ku daabacay barta Twitter ka ayaa u dhignaa sidatan Ruugcadaa oo adeegsaday shakhsiyaad ku takhasusay turjumaada luuqada carabiga ayaa u suurto gashay inaan idiin soo gudbino hadalkii wasiirka oo ku turjuman […]

Share

Somaaliyeey,Yaa na kala diray oo wankii cunay?.!!!.

Iga raali ahaaw ma ahan wax Akhyaar loogu maahmaaho. Farax Agoon oo wiil yar ah iyo Adeerkii ayaa xoolo soo Arooriyay markii meel dhexe la marayo ayaa la ogaaday in wadaantii iyo doowligii ceelka lagu shubi lahaa looga soo tagay boowdkii guriga.

Share

Kooxyar Baa Sii Wadwada Hadalhaynta GALAYDHKII Fashilmay!

Soomaalidu waxay halqabsi u ahaa ninkan quusan isaga quus ah, haatan waxaa sidaa ka dhigan shakhsiyaad qol talafoon wadaag  isku uruursaday oo weli u sacab tumaya Galaydh kii fashilmay.

Share

Qormaddan waxaan ku eegi doonaa geediga Emirateska iyo hadalkii orod-ku-dhereg waxa ay keeni karto.

Hadalka orod-ku-dhereg Madaxweyne Abdiweli ee “Soomaaliya Mugdishu maaha, Mugdishu’na Soomaaliya maaha” muxuu ka bedeli karaa mawqifka dawladda UAE ka qaadatay Soomaaliya? Maxaase ku dhacay maamulkii arrimaha gudaha ee dawladda Federaalka Soomaaliya?

Share

Soomaaliya oo gaartay finalka CECAFA

Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 17ka sano ayaa galabta u soo baxay cayaarta kama dambaysta ah ee koobka CECAFA U17 ee ka socda Burundi, ka dib markii ay 1-0 kaga badiyeen xulka Uganda oo ay Semifinalka wada ciyaareen.

Share

Kim Jong-Un oo booqasho taariikhi ah ku jooga Kuuriyada Koonfureed

Hoggaamiyaha Kuuriyada Woqooyi, Kim Jong-Un ayaa ballanqaaday “taariikh cusub” oo ku saasban xiriirka dalkiisa kala dhaxeeya dalka deriska ah ee Kuuriyada Koonfureed.  Kim Jong-Un ayaa noqonaya hoggaamiyihii ugu horreeyay ee ka soo jeeda Woqooyiga oo abid cagta saara dhulka Kuuriyada Koonfureed tan iyo sanadkii 1953, xilligaasi oo uu dhammaaday dagaalkii labadaasi dal.

Share

Hadalkii Cabdiwali Gaas Nin aan Hadlin Balse Laga Dhex Hadlayey

Hadalka Cabdiwali Gaas Ma yahay Horta Hadal isagu Keenay Ama aragtidiisa ah? Anigu Waxaan Qabaa Hadalkaas Waxaa usoo Dhiibay Dawlada Imaaraat Shakina Kuma Jiro Taas.

Share

Boqor Buurmadow Oo Shan Sano Loo Jaray!

Maxkamad ku sheega magaalada Hargeysa oo dhawaan qaab damaanad ah ku sii daysey boqorbuurmadow oo lagu eedeeyey hadalo uu ka jeediyey xaflad dhaqan ayaa maanta xukun ku riday.

Share

Kumuu Ahaa Ardaygii Madooba Ee Loo Ogolaado Jaamacad Ku Taal Wadanka Maraykanka?!!!

George McLaurin, waa ardaygii ugu horreeyey ee Afrikan ah oo ay aqbasho inuu wax ka barto Jaamacadda Oklahoma ee dalka Mareykanka Sannadkii 1948-kii waxaana la fariisiyey meel gees ah si uusan ugu dhawaan ardayda caddaanka ah.

Share

Horgal Cali Khaliif “Qoorgaab” oo lasoo helay – Video

Madaxweynihii hore ee maamulka Khaatumo haatana u olaleeya gooni isku taaga Somaliland, oo in mudo ah ka maqnaa saaxada saxaafada kadib fashilkiisii siyaasadeed iyo sumcad daradii ka raacday, ayaa maanta markale hawada kusoo noqday. Halkan Ka Daawo Mr Qoorgaab oo haatan u dalacay xayaysiiye hudheelada ay dhisteen dad dhulkoodii aaminay, halka uu isagu ku yahay […]

Share

Somali Original ah– Somali Copy ah–Somali Fake ah.

Cilmiga psychology waxaa lagu bartaa hab-dhaqanka iyo dabeecadaha Qofka shakhsiga ahi uu leeyahay, cilmiga sociology waxaa lagu bartaa hab dhaqanka bulsho leedahay iyo dabeecadaheeda u gaarka ah.

Share

Sidee U Bilaabmay Khilaafka Imaraadka Iyo Federaalka Soomaaliya ?!!

Aqoon yahano soomaaliyeed oo wax ka baara culuumta siyaasadda ayaa al-jazeera u sharxay sababaha keenay khilaafka soomaaliya iyo imaaraatka.

Share

Imaaraadka Carabta oo ku lug Yeeshay Afduub iyo Adoonsi Gabdho Soomaaaliyeed Muddo haatan laga joogo 181 sannadood.

Sida taariikhdu ay werinayso waxaa dhacday in Sannadkii 1837-kii Xeebaha Ber Bera Rag carab ah oo doonyo watay ay ka afduubeen 8 Gabdhood oo Soomaali ah,dabeedna wakiiilkii gumeysigii Ingiriiska ee waagas joogay khaliijka ayaa wuxuu falkaas ku eedeeyay qabiilka Al Qaasim oo waagaas ugu tugtug roonaa waxa hadda loo yaqaan Imaaraadka carabta.

Share

Saamayn intee la eg baa ka dhalata in dal uu magaciisa badalo?

In la badalo magac dal waxaa laga yaabaa in ay u muuqato arrin aan lagu dhiiran karin, laakiin xaaladdu sidaa way ka duwan tahay marka laga hadlayo boqorka Swaziland.

Share

Sucuudiga: Diyaarad lagu soo riday xaafadda qasriyada boqortooyada

Warbaahinta dawladda ayaa sheegtay in ciidamada nabadgelyaa Sucuudigu soo rideen diyaarad yar oo aan duuliye lahayn oo dul heehaabaysay xaafad ay ku yaallaan qasriyada boqortooyada ee magaalo madaxda Riyaad.

Share

Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ku Socota Caynaanshe Cabdiraxmaan

Hadii aanu nahay bahda Ruugcadaa.com Waxaanu tacsi Tiiraanyo Leh u diraynaa halgamaa Caynaanshe Cabdiraxmaan oo gacan ka xaqdarani dishey wiilkiisa oo deganaa Calgary-CANADA.

Share

Xuutiyiinta Dalka Yaman oo taageeray Dowlada Somaliya kana soo horjeestay Imaaraadka..

Hogaamiyaha Kacaanka ururka Xuutiyiinta ee ka dagaalama dalka Yeman Maxamed Cali Al-Xuuti  kana tirsan shaqsiyaadkii aas-aasay Ururkaasi ayaa waxa uu taageero u muujiyay Dowladda Federalka Soomaaliya isagoo ka soo horjeestay siyaadda Imaaraadka Carabta ee arimaha Soomaaliya.

Share

Mareykanka: Dacwad ka dhan ah Ruushka oo maxkmad loo gudbiyay

Waraaqaha loo gudbiyay maxkamdda ayaa lagu eedeeyay in kooxdii ololaha ee Trump ” ay si farxadi ku dheehan tahay u qaabishay caawimaadii Ruushka ” si ay ugu guuleysato doorashada.

Share

Warbaahinta Caalamka Oo Wax Ka Qortay Naciima Qorane!!

Waxaan ka tiriyay 22 haayad warbaahineed oo caalami ah, ka bilaw telefishanka BBC ila Pulse dalka Nigeria, waxay qoreen shallay ilaa saaka xadhiga Naciima Qorane, iyagoo qaarkood Somaliland ku tilmaamayay boholo galleen.

Share

Xadhiga Boqor Buur Madow oo shacabka lagu jeedinayo, kadib fashilkii DP world —Video

Noqorka oo jooga hudheel Maansoor ayaa waxaa ka kaxeeyay ciidamada booliiska oo amar ku qabay inay dhaadhiciyaan. Halkan Ka Daawo Boqorka dambiga lagu soo eedeeyay ayaa ahaa inuu inuu ku baaqay in nabad lagu soo dabaaqo colaada SNM ka hurinayso deegaanka Tukaraq. Wixii ee kasoo kordha, bartan kala soco www.ruugcadaa.com

Share

Boqor Buurmadow Oo Xabsiga Laga Dhigay

Ciidamada Booliska Magaalada Hargeysa Ayaa Huteel Maansoor ka Taxaabay Boqor Buur madaw oo lagu Eedeyey inuu ka Qayb Galay Xaflad isim kale lagu Caleemo Saarayey oo ka Dhacday Degaanada Puntland Halkaas oo Boqor Kan La Xidhay Ka Jeediyey Hadalo Buuq ka Kiciyey Gudaha Somaliland.

Share

Gudoomiye Ciro oo afka furtay – Video

Gudoomiyaha xisbiga Wadani ee maamul goboleedka Somaliland ayaa ka hadlay been uu hogaanka Kulmiye u sheegay shacabka kontiinarka lagu xidhay ee ku nool Hargeysa iyo Burco. Halkan Ka Daawo Wuxuu danbiinayaal qaran uu ku sheegay Siilaanyo, Morgan, Sacad shire iyo Muuse Biixi oo uu dalbaday in maxkamad lasoo taago. www.ruugcadaa.com

Share

Haweeney Soomaali Ah Oo Lagala Laabtay Dhalashada Mareykanka

Fowsia Cabdi Aadan oo 51-jir ah ayaa la sheegay lagala laabtay Aqoonsiga Muwaadinimadda Maraykanka (U.S. Citizenship), kadib, markii ay Maraykanka si been abuur ah ku soo gelisay Nin ay sheegtay inuu yahay Saygeeda iyo 4 carruur ah oo aysan dhalin.

Share

Australia oo lagu kala qeybsanyahay leynta daa’uuska

Dowladda hoose ee caasimadda dalka Australia ayaa soo jeedisay sharci cusub oo lagu dhimayo tirada xayawaanka daa’uuska oo la sheegay in tiradiisa ay faraha kasii baxayso, balse qorshahaasi ayaa lagu kala qeybsamay.  Sida uu qorey wargeyska Camberra Times, waxa qorshuhu uu yahay in sanad kasta la laayo tiro cayiman oo daa’uuska ah si loo dhimo […]

Share

Imaaraatka oo soo afjaray beentii SNM shacabkeeda u sheegi jirtay – Video

Waxaan heshiishka dekeda Berbera la galnay dowlada Soomaaliya, Soomaaliyana mid ayaanu u naqaanaa Doc Anwar Gargash, Wasiiru dowlada arimaha dibada ee Imaaraatka Halkan ka Daawo Wasiirul dowlaha arimaha dibada ee dowlada Imaaraatka Carabta ayaa qariyay been ay siyaasiyiinta SNM ku maaweelin jireen shacabka masaakiinta ah ee Somaliland. Wasiirku wuxuu sheegay in ay heshiiska dekeda berbera […]

Share

Imaaraadka Oo Sir Badan Qarxiyey!!!

Hadalka Anwar Qarqaash Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibada Ee Imaaraadka Waxa Uu Ka Turjumayaa Tooshka Lagu Qabtay Siyaasadda Imaaraadka Ee Qalafsan, Waxa Kale Oo Soo Baxday Siyaasadda Madaxweyne Farmaajo Iyo Xasan Cali Khayre Ee Ku Wajahan Imaaraadku In Ay Waxbadan Oo Qarsoon Daboolka Ka Qaaday, Kubaddu Hadda Waxay Hortaalaa Madaxdweyne Xasan Shiikh Maxamuud Oo Uu Sheegay […]

Share

Maxkamadda Hargeysa oo abwaanad Naciima Qorane ku xukuntay saddex sano oo xarig ah

Magaalada Hargeysa, maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta ku ridday xukun ah saddex sano oo xabsi ah abwaanad Naciima Axmed Ibraahim oo tan iyo 27-kii Janaayo ee sanadkan ku xidhneyd magaalada Hargeysa.

Share

Dr Abdiweli Gaas iyo Emirate’ka Carabta oo kala dhaqaaqay!! Talow sababtu waa maxay?!!

Waxaannu halkan kaga waramaynaa shirkaddii Saracen la oran jiray oo mar dhexe ay la wareegeen dawladda Isu-tagga Imaaraadka. Carabta oo si rasmiya Puntland ugu sheegtay inay ka guurayaan, una wareegayaan Soomaaliland Berbera!! …………………..

Share
Powered by WordPress