Archive for March, 2018

Maxaa berri laga filan karaa Baarlamanka maxaase la gudboon madaxweyne Farmaajo?

Xildhibaano labo u kala jaban ayaa bari laga yaabaa iney ku kulmaan guriga Golaha Shacabka ee Muqdisho , walaac xoogan ayey arrintaan ka muujinayaan shacabka Soomaalidu meel walba oo ay joogaan.

Share

Ruuska oo dalkiisa ka baaciyay 60 diblimaasiyiin maraykan ah

Qoraal shalay kasoo baxay wasaarada arimaha dibada ee Ruushka ayaa ilaa 5ta April loo qabtay in ay dalka kaga baxaan 58 shaqaalaha safaarada Maraykanka ay ku leeyihiin Moscow iyo laba qunsuliyada Yekaterinburg.

Share

Nin dariiq xarriiqdaa; garan kara dayowdaye; dhidarkii ku kacay danab; doc kastaaba waa u toos.”

Waxyaabaha ugu wanaagsan ee ay tahay qofku in uu ku foognaado inta uu nool yahay waxa ka mid ah, fahmidda iyo kala garashada waxa hadba u muuhiimka ah iyo waxa aan muhiimka u ahayn, waxa ay tahay in uu qabashadeeda u hollado iyo waxa ay tahay in uu is-moogesiiyo, waxa ay tahay in uu ka […]

Share

Dhacdadan Murti Bay Xambaarsan Tahay!!

Qiso ku saabsan Jaalle Siyaad 1982, 5tii subaxnimo waxaa si kediso u yimid kormeer madaxweyne Maxamed Siyad Barre magaalada Kismaayo, markaasaa madaxdii degmada iyo kuwii gobolku kala carar bilaabeen oo odaygii lagula shiray Hotel Waamo oo markaa loo yiqiin Dalxiiska Waamo.

Share

Jacayl Dhab Ah Oo Midha Dhalay Oo Dhexmaray Farshaxamiiste Hindiya Iyo Haweenay Iswiidhish Ah

Bishii January 22-keedii Sannadkii 1977-kii ayaa 24-jir lagu magacaabo P.K. Mahanandia safar dhulka ah Bushkuleetti ‘Baaskiil’ waxuu uga baxay Magaalada New Delhi ee caasimadda wadanka Hindiya isaga oo ku tagaya magaalada Boras ee dalka Sweden – si uu ula noolaado marwada uu ogaa inay tahay jeexiisa midig.

Share

Waa Maxay Isku-Buuqa Maskaxdu?

Depression waa eray isku buuqid dhanka maskaxada ah, wuxuu dareemayaa wal wal iyo cabsi wuxuu ka foganayaa saxiibadiisa iyo qarabadiisa asagoo shaki ka qadaya qof kasta, mararka qarkood wuxuu la dagalaa qofkii fiiriya asga oo is leh muxuu ka fiirinayaa, qofka qaba isku buuqida dhanka maskaxada waxaa lagu gartaa calamado badan waxaana ka mid ah in […]

Share

Xubnaha ugu Jira Dadka Deegaanada SSC ee Maamulka Puntlandoo ka kooban Siyaasiyiin, Isimo , Xildhibaano , Ganacsato oo ka Soo Baxay Magaalada Garoowe (Warbixin)

Dabayaaqadii Todobaadkii hore ayaa waxaa magaalada Garoowe isaga soo baxay Xubnihii kaga jiray Dadka ka soo jeeday deegaanada SSC Maamulka Puntland Xubnahana oo isugu jira Isimo , Wasiiro , Xildhibaano Siyaasiyiin iyo ganacsato iwm.

Share

Wax Ka Baro Qisadan!!!

“Nin ayaa maalin gaadhigiisii la dhacay. Todobaad markii uu gaadhigu ka maqnaa ayaa warqad loo soo diray sidan u qoran: Assalaamu caleykum. I saamax. I saamax walaal waayo waxa aan ahay ninkii gaadhiga kaa xaday. Waxa aan doonayaa inaan kuu cudur daarto waayo ma aanan miyir qabin goortaa!.

Share

Xaasaskoodii Xageey Geysteen!!!!!?.

Wasiirada 26 ka ah ee noo jooga, 2 kaliya ayaa xaasakoodu Somalia joogaan. Xageey geeysteen? Australia = 1, Canada = 5, USA =1, UK =4, Kenya=8, UAE =1, Denmark = 1, Italy =1, Sucuudi = 1, Tunisia =1, Somali 2. Xildhibaanada golaha shacabka 45 ingriis. Taliyayaasha ciidamada, madaxweyne, Ra’isulwasare, Gudoonka Baarlamaanaka iyo madaxda Gobolada adigaan […]

Share

NATO oo eriday dublamaasiyiin Ruush ah

Xog-haya guud ee gaashaan buurta NATO, Jens Stoltenberg, ayaa sheegay in todoba ka mid ah dublomaasiyiinta ka hawl gala xafiiska diblomaasiyadeed Ruushku ku leeyahay xarunta ururka NATO. Tallaabadaas oo jawaab u ah weerarkii lagu sumeeyey basaas hore Ruushka ugu shaqayn jiray oo ka dhacay dalka Ingiriiska saddex todobaad ka hor.

Share

Dhaxalsugaha Boqortooyada Sucuudiga Amiir Maxamed Bin Salmaan oo Hooyadii xabsi guri ku haya.

Talefishanka NBC ee dalka Mareykanka ayaa dhawaan sheegay in dhaxalsugaha boqortooyada Sucuudiga, Amiir Maxamed Bin Salmaan, uu hooyadii Amiirad Fahdah Bin Falaax Aala Xathliin muddo ka hor istaagay in ay aragto odaygeeda isaga dhalay ee boqor Salmaan Bin Cabdalcasiis.

Share

Dowlada Soomaaliya oo ashtako ka dhan UAE u gudbisay Golaha Ammaanka

Danjiraha Soomaaliya u fadhiya qaramada Midoobay Abuukar Daahir Cismaan ayaa ashtako ka dhan wadanka Isutagga Imaaraadka Carabta u gudbiyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay isagoo sheegay in Imaaraadka Carabta ay ku xadgudubtay qaranimada dalka Soomaaliya.

Share

Ka Soo Qaybgala Talafoonwadaag Aad U Muhiim Ah

Guud ahaanba Beelweynta dhulbahante waxaan ugu baaqaynaa shir Teleconference lagaga hadlayo xaladaha ka soo cusboonaaday dalkeenii hooyo, waxaanu taleefoonwadaagaasi dhacayaa maalinta Sabtida taariikhduna tahay 31/3/2018. Wixii faahfaahin ahna hoosta ka akhriso adigoo mahadsan.

Share

Xargaha Soomaali Ku Dabran Allow Ur Uga Bixi.!

Nin baa awr isku dabay (isku xiriiriyey), dabadeedna awrkii ugu horreeyey ayuu dabada ugu xiray kii ugu dambeeyey. Kolkaas ayuu yiri: Allow ur u bixi!.

Share

Shirkadda DP World ayaa lacag hal bilyan oo doolar ah ku kireysatay dekadda Port de Banana ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah

Dekaddan oo nooca macmil ka ah, lagana dhisay halka ay iskaga darsamaan Wabiga Congo iyo badda Atlantic ayaa dhererkeedu waxa uu ka yar yahay 75m, halka doomaha ku soo xirta ay yihiin nooca yar yar, iyadoona halkii mar aysan dekedda ku soo xiran Karin wax ka badan hal doon.

Share

Ardey Somali ah oo lagu la’yahay Bangaladesh

Dalka Bangaladesh waxaa lagu la’yahay 6 Ardey Soomaali ah oo dalkaas u tagay waxbarasho, Ardeydan ayaa isdiiwaan geliyay sanad waxbarashadeedkii 2016/2017, iyaga oo hadda la la’yahay muddo sanad ah.

Share

Yaa soo diray haddiyaddii arooska ee bambada ee dishay caruuskan?

Bambo aroos” oo dishay injineer dhowaan aqal galay xaaskiisana si xun u dhaawacday ayaa carqaladeysay nabadda magaalo yar oo ku taalla Hindiya. Ku dhowaad bil kaddib dhacdada, booliisku wax caddeymo ah ma helin.

Share

Kuwii Khaatumo Hogga Ku Riday Oo Hadana Isku Caana Shubay!!!!!

Dhawaan waxaa degmada Widhwidh isugu tagay hadhaagii dillaalinta u badana ee ku hadhay garabka Mr Galaydh, waxaanay halkaasi si bilaa xishood ah indha adayg ah muddo xileed aan jirin u kordhiyeen Cali Khaliif Galaydh oo isagu ku fashilmay rabitaankii shacabka reer Khaatumo, balse isaga iyo kooxdiisaasi waxay ku fushadeen danahooda siyaasadeed iyo inay ka dhigtaan […]

Share

Mareykanka oo saldhig milateri ka sameysanaya Ghana

Buuq ayaa ka taagan dalka Ghana, kadib markii xidhibaanada barlamaanka ee dalkaasi ay saxiixeen heshiis dowladda Mareykanka u ogolaanaya in ciidammadeeda ay saldhig ka sameystaan gudaha Ghana.   Dowladda Ghana ayaa heshIiskaasi ku badelatay lacag gaareyso labaatan milyan oo doolar iyo tababar la siinayo ciidammada Ghana. Siyaasiyiinta mucaaradka ee dalkaasi ayaa ku andacoonaya in heshiiskaasi uu […]

Share

Ha Iska Qiiroon Adigoon Wax Hubsanin!!!

Shalayto waxay ahed Maalinkii iigu xumeed Nolosheyda, waxaan aaday Garoonka Diyaaradaha ee Aden-Adde, anigoo raba inaan u safro Magaalada Dubai ee Dalka Imaaraatka, waxaana Garoonka gudihiisa ku arkay Haweeney qeylineysa oo sheekeygsa in laga xaday Taleefoonkeedii.

Share

IMAARAADKA CARABTA IYO ITOOBIYA WAA ADEEGAYAAL MAREYKAN SOOMAALIYA AYUUNA BUR BURKEEDA U ADEEGSADAA MA RUNBAA ? (WARBIXIN XASAASI AH)

Ujeedada shirkada dalka Imaaraadka ee DP world ka leedahay qabsashada dekadaha geeska afrika waa dano dhaqaale oo ay ku doonayso dekadaha Soomaaliya inaysan la tartamin kuwa Imaaraadka.

Share

Weriye Sare Faysal Jaamac Aadan Oo Tababar Wariyanimo Siiyey Warfidiyeenada Degmada Widhwidh-VIDEOqa

Weriya sare Faysal Jaamac Aadan oo ah ruugcadaa dhinaca warbaahinta isla markaasina ahaa aas aasihii idaacadii madaxa banaanayd ee la odhan jirey Radio Laascaanood sanadkii 2001, wuxuu degmada Widhwidh ku siiyey tababar la xidhiidha dhinaca  warfadiyeenimada dhallinyaro gaadhaysa ilaa shan iyo toban wiilal iyo gabdho isugu jira.

Share

Mareykanka oo ku eedeeyay Ruushka in ay hubaynayaan kooxda Taliban

Ruushka ayaa taageeraya islamarkana hub siinaya kooxda Taliban, waxaa sidaasi BBC u sheegay madaxa ciidamada Mareykanka ee ku sugan Afqaanistan.  Wareysi gaar ah oo uu siiyay BBC, Gen John Nicholson waxa uu sheegay in uu arkay “howlo xasillooni daro ah oo ay Ruushka wadaan.”

Share

Ilaahay Dartiis Uga Soo Qayb Gala Dhaqaale Loo Uruurinayo Masjid Iyo Malcaamad Laga Dhisayo Ilma Dandan

Ogeysiis dhamaan umada reer Sool Sanaag iyo Cayn waxaa la ogaysiinayaa in uu jiro shir fundraising ah oo lagu dhisayo masaajid iyo malcaamad Ku taala Ilma Dandan fadlan kasoo qayb gala.

Share

Billionerkii xajjka nadiifiyay allah dartii

Nin kamid ah dadka reer makka degan ayaa Maalin maalmaha kamid ah Ku tukadey Xaramka , kadibna wuxuu arkay oday da’ah oo reer Hindiya ah oo jira lixdaneeyo oo kamid ah Shaqaalaha Nadaafada.

Share

Kuuma Yeedhine Adduun Baa Yimi!!!

Bulshooyinka dunida ku uuman waa ay kala dhaqamo, af iyo diimo duwan yhn, arrimo badan ayaa ay qoloba dhinac ka eegtaa, xaajo bulsho la toolmoon ayaa qolo kale la tuur la leh. Si kastoo ay u kala duwan yihiin haddana waxaa jira meelo kulmiya hab-dhaqankooda. Waxaa hubanti ah waxyaalaha ay bulshooyinka kala hab-nololeedka duwan isku […]

Share

Shirkadda Facebook oo raaligalin bixisay

Mark Zuckerberg oo aasaasay Facebook ayaa qirtay in barta ay bulshadu ku xiriirto ay “khalad samaysay” taasina ay horseeday in shirkad samaysa latalin dhanka siyaasadda ah ay hesho xogta shaqsiga ee macaamiisha Facebook.

Share

Nin soori qaaday waa nin seefi qaaday Dr Abdiweli Maxamed Cali Gaas, oo qaranimadii ku bedeshay khidmad yar oo shirkad shisheeye u balan-qaaday!!

Waxaan rabaa inaan ummadda Soomaaliyeed la wadaago go’aankii maanta Abdiweli ku hogaamiyey golihiisa xukuumadda iyo sida uu ugu xadgudbay karaamada iyo sharafta dadka Soomaaliyeed gaar ahaan Puntland iyo sida uu u burburiyey ama ugu tuntay dastuur tii Federaalka, ugana hor yimid.

Share

Wax Badan Ka Ogow Xaaladaha DP World

Dhowr sanno ka-hor intaan xilka laga tuurrin madaxwaynihii Masar Xusni Mubaarak, shirkadda DP-World waxay dowladda Masar kala xidhiidhay in ay la wareegto mid kamid ah dekadeheeda kulan ay la qaateen hay’addeeda la yidhaahdo Hay´adda Biya-marreenka Suweys iyadoo ka dalbatay una sheegtay in ay danaynayso in lagu wareejiyo dekadda lagu magacaabo Ceyn Al-Sukhnah (Ain Sukhna).

Share

Safiir Cusub Oo Ay Dawlada Qatar U Soo Magacaawday Soomaaliya

Wareegto maanta kasoo baxday Amiirka dalka Qatar Tamiim Bin Xamad Al-thani  ayaa loogu magacaabay Xasan Xamza Asad Haashim inuu noqdo safiir aan caadi ahayn oo dalka Qatar u qaabilsanaan doona Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Share
Powered by WordPress