Archive for January, 2018

SIBA-SIDAM-SIMAD•DHIMASHADII SIDAM IYO DHALASHADII SIMAD

Machadkii shaqaalaha dawladda ee kacaankii u furay inuu tababaro shaqaalaha dawladda ayaa waxaa loo yaqaanay SIBA mudo markuu ku shaqaynayey magacaas tababar fiicana lagu siiyo shaqaalaha dawladda ayaa waxaa horaantii sideetamaadka agaasime looga dhigay ilaah naxariistii Janno haku abaalmariye barofeesar Abyan .

Share

Dayax Madoobaad Caawa laga arki Doono Muqdisho iyo Gobollada Soomaaliya Sida Gaaladu Sheegtay

Waxaa gelinkii dambe ee Maanta marka saacada geeska afrika gaar ahaan mida Soomaaliya ay tahay 06:13 maqribnimo, caalamka ka dhici doonaa Dayax madoobaadkii koowaad ee sanadkaan 2018, Waxaan halkan idin kugu soo lifaaqnay muuqaal yar oo ku tusi doona sida uu u dhacayo ee meelaha uu ka dhacayo Afrika.

Share

Xaflad Gacan Ku Rimis Ah Oo Buuhoodle Lagu Qabtay

Hadhaagii kooxda Caynabo Group markii ay ku fashilmeen hogaamintii shacabweynaha SSC masiirkii ummaddana ay la hoos tageen maamul beeleedka Jeegaanland waxay hada bilaabeen qabashada xaflado gacan ku rimis ah sida mid ay  ku qabteen qol yar oo buuhoodle ah.

Share

Waraaqo sir dowladeed oo xasaasi ah oo looga tagay dukaan ku yaala Australia

Dowladda Autralia ayaa bilowday baaritaan la xiriira sida ay ku dhacday in waraaqo sir dowladeed oo xasaasi ah ay banaanka ugu baxeen kadib markii taleefishinka ABC ee dalkaasi uu baahiyay warbixin la xiriirta xog laga heley waraaqaha.

Share

Puntland dagaal danteeday kadoorbiday

Goor aroornimadii hore ah 8’dii bishan Janaayo, waxaa si dhibyari ah kuqabsaday magaalada Tukaraq ciidamada Somaliland oo 10 sanno ee ugu danbeeyey joogay badi gobolka Sool. Ciidamadan Tukaraq qabsaday waxaay imika difaac adag kagajiraan deegaanka God-qaboowe oo qiyaastii 65KM u jirta Garowe.

Share

Taleefishinada Kenya oo hawada laga saaray dhaarinta Raila awgeed

Dowladda Kenya ayaa gabi ahaanba hawada ka saaray illaa 3 taleefishin oo ah kuwa gaarka loo leeyahay, kuwaas oo si toos ah u tabinayay xafladda caleemo-saarka madaxweynenimo ee hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga.

Share

Was Sidan Hodanimada Dhabta Ahi!!!

Nin shaqaale eh waxaa u joogtay xaas iyo caruur sidoo kale waxa uu haayey hooyadiis macaan waxa uu shaqadiisa u gudan jiray si daacadnimo ah oo hagar aysan ku jirin ninka uu u shaqeynayeyna aad ayuu uga helay ula dhacsanaa qabka shaqadiisa .

Share

Hargaysa oo lagu xidhay gabadh Somaliwayn aaminsan – Video

Niciima Abwaan Qorane oo deegaan ahaan kasoo jeeda magaalada Hargaysa, una shaqaysa hayad fadhiisinkeedu yahay Muqdisho ayaa Hargaysa lagu xidhay iyada oo lagu eedeeyay inay aaminsan tahay fikirka Somaliwayn, Qaranimada waa la sheegaa, laakiin qofka khasab kuma aha inuu aamino waxa uu qoskiisu aaminsan yahay Aabaha dhibanaha. Halkan Ka Daawo Gabadhan oo aan galin wax […]

Share

SOOMAALIDA BADANKOOD MAXAA UGU WACAN DIB U DHACYADA KA HAYSTA DHINACA NOLOSHA?.

Soomaaliya markii ay xornimada qaadatay lana unkay oo la sameeyay dawladdii ugu horeysay oo uu hogaaminayey Allaha u naxariistee Madaxweyne Aadan Cabdule Cismaan “Aadan Cade” ayaa nidaamka dawladnimada oo qaab nololeedka Soomaalida ku cusbaa wax fikradna ah ay ka haysan isla markaasna aan waafaqsanayn qaab nololeedkii ay yaqaanneen, ayaa waxaa dhacay jahwareer iyo faham la’aan […]

Share

Kooxdii Caynaba Group Ee Mr Galaydh Horkacayey Oo Xeelado Cusub La Soo Baxay!!!

Run ahaantii xilligii ay khaatumo calanwalaynaysey tubta toosana haysey waxaa jiray shacabku inuu isku wado hayey, isku waxna aaminsanaayeen, balse markii uu Mr Galaydh khiyaamadii uu maagana uu la soo baxay iyo ku biiritaankii maamul beeleedka Somaliland, waxaa dhacday inay kooxo tiro yar ay hada la socdaan Horgale Galaydh, waxaanay isugu jiraan qolyo reeraysan, qolyo […]

Share

Dawlad Cusub Oo Somaliland Ah Dalka Dibadiisana Lagaga Dhawaaqay- (No More Jeegaanland)-VIDEO

Doorasho ku sheegii maamul beeleedka Somaliland markii ay koox isku magacowday Jeegaantu ay boobeen codadkii codbixiyayaasha, iyagoo arimahaasina dhaqaale badan ku bixiyey sidii ay u afduubi lahaayeen, misana tallaabadaasi waxay ka cadhaysiisay qabaa’il badan oo isla maamul beeleedkaasi ku abtirsada, ka dibna waxay ku dhawaaqeen inay samaysteen dawlad cusub oo ka madax bannaan jeegaanland, magaceedana […]

Share

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Oo Ku Soo Noqday Magaalada Muqdisho+Sawiro

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ku soo laabtay caasimada soomaaliya ee Muqdisho,ka dib markii uu ka soo qayb galay kulanka Fagaaraha Dhaqaalaha Aduunka ee (WEF2018) Ee laguna qabtay magaalada Davos ee dalka Switzerland.

Share

Abwaanad Naciima Qorane Maxaa Hargeysa Looga Xidhay? VIDEO

Maamul beeleedka Somaliland ee  uu horkacayo Muusaha cusubi maleeshiyaadka ka amar qaata waxay xabsiga u taxabeen Abwaanad dhallinyar oo asal ahaana ka soo jeedaa gobolka Waqooyi galbeed ee ay caasimada u tahay Hargeysa, waxaana abwanadaasi laga qabtay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa, ilaa iminkana waxay ku xidhan tahay mid ka mid ah xabsiyada uraya ee […]

Share

Maleeshiyada isaaq oo Tukaraq cashar loogu dhigay

Warar naga soo gaadhaya jiidaha dagaalka ee aaga Tukaraq ayaa sheegaya in ay hawl ciidan ka fuliyeen ciidama kasoo jeeda deegaanka halkaas oo khasaarado badan loogu gaystay huwantii kasoo duushay Hargaysa iyo Burco. Weerarkan oo ay fuliyeen cutubyo ka mida ciidamada deegaanka ayaa la isku adeegsaday madaafiic iyo hubka noocyadiisa kala gedisan. Inkasta oo ay […]

Share

Murtida Maanta”Niyahow inta adna walalkaa kuumuuqdo anna gudintaasi ii muuqato heshiin mayno.”

Waxaa jiray oday reer guuraa ah iyo mas deris kunoqday dhul miyi ah. Habaynkii danbe buu maskii miray reerkii oo iska hurda cunayna wiilkii reerka ugu qiimaha badnaa, qayladii iyo taahii buu curadkii reerku kusookacay kuna toosay. Arag in walalkii bahal hoose qaniinay dabiib iyo daawayn dhaqameed kadib wiilkii xijaabay.

Share

Walaalayaal Ha Loo Gurmado Abwaan Baarleex Boqorkii Dhaantada Oo Hargeysa Ku Darxumaysan-VIDEO

Waxaa magaalada Hargeysa ee caasimada labaad ee dalka soomaaliya maanta ugu xanuusanaya Abwaan Cabdilaahi Xirsi Baarleex oo lagu tilmaamo aabahii Dhaantada, waana abwaan geyiga soomaaliyeed aad caan uga ah waayadii dambana wuxuu ku noola magaalada Hargeysa, sida uu sheegayna Muusaha Cusub ayaa ka soo kaxaystey magaalada Jigjiga si uu xisbi ku sheegooda ugu ololeeyo, balse […]

Share

Soomaali yaa ka tahay?

Meel laga cabo cabitaan ayaan soo wada istaagnay magaalada waa Hyderbad India, Soomaalida waddanka dagan sida badan Mooto ayey wada wataan.

Share

Sucuudiga oo sii daayay qaar ka mid ah ragga ugu qanisan oo horey loo xiray

Dhowr ka mid ah ragga ugu qanisan uguna saameynta badan waddanka Sucuudi Carabiya ayaa la sii daayay kaddib markii ay isfagarad dhaqaale la gaareen mas’uuliyiinta waddankaasi.

Share

BEYAAN KA SOO BAXAY GUURTIDA BEESHA UGAADHYAHAN SIYAAD

BEYAAN KA SOO BAXAY GUURTIDA BEESHA UGAADHYAHAN SIYAAD Annaga oo ah Guurtida iyo Waxgaradka Beesha Ugaadhyahan Siyaad, Kaddib markii aannu yeelannay Shir Khadka Telefoonka ah oo ay Beeshu ku kulantay markii ay Taariikhdu ahayd:- 21/01/2018 Gudo iyo Debad, Shirkaas oo uu Shir Guddoominayey Garaad Saleebaan Garaad Maxamed waxa la isla qaatay Qodobada soo socda:-

Share

Itoobiya oo siidaynaysa 2,000 oo maxaabiis ah

In ka badan 2,000 oo maxaabiis ah ayaa xabsiga laga siidaynayaa gobolka Oramiya ee dalka Itoobiya. Qaar badan oo ka mid ah maxaabiistan ayaa la xiray ka dib markii ay dhigeen dibadbax ay uga soo horjeedeen dowladda.  Arrintan ayaa ku soo beegmaysa toddobaad ka dib markii xabsiga heer fedaraal laga siidaayay maxaabiis uu ka mid ahaa […]

Share

Horgal Galaydh oo Amerika orod ku galay!!!

Warar naga soo gaadhaya wadankii ayaa sheegaya in kadib markii Horgal Galaydh ku fashilmay siyaasadii Soomaaliya, tii Khaatumo iyo maamul beeleedka SNM uu haatan orod iyo dhuumasho ku galay wadanka USA. Horgal kan oo shacabka Khaatumo iyo baarlamaankooduba ay kalsoonidii kala noqdeen ayaa haatan ku sugan xaalad jaah wareer siyaasadeed. Waxa aan ilaa iyo hadda […]

Share

Madaxweynihii hore ee Khaatumo oo geeeiyooday

Madaxweynihii hore ee maamulka Khaatumo marxuum Cabdibuur Cilmi Qaaje (Biindhe) ayaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Anaga oo ah warsidaha ruugcadaa waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynayaa dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu marxuumku ka baxay isagana waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu janatul Fardowsa ka waraabiyo. www.ruugcadaa.com

Share

Nin Jarmalka Naziga Ah Muslimka Aad U Nebcaa Oo iLaahay Ku Soo Duway Wadada Islaamka

Dunida galbeedka ayaa ku si faafeysa qaadashada islaam-nimada, kuwaaso ay ku badantahay aqoon-yahanada, Madaxada, Faylasuufyada iyo dadka aqoonta sare yeesha oo dhan ayaa si xoog leh ugu soo qulqulaaya islaanimada.  Wargeyska Der Spiegel online oo ka soo baxa cariga jarmalka ayaa cadeeyey in Arur Fagner oo ka mid ahaa xubin xisbiga midigta fog, isla markkaana […]

Share

Xukumada Raysal wasaare khayre oo dadaal ugu jirta in deynka loo dhaafo hay’adda IMF

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Lacagta Adduunka (IMF) Christine Lagarde ayaa la kulantay Raysal wasaare khayre.  Markay ku kulmeen madasha looga hadlo dhaqaalaha aduunka iyo Sameynta uu ku leeyahay nolosha bulshada aduunka shirkan oo ka dhacaya Magaalada Davos, Switzerland.

Share

Shan arrimood oo Keating uu ka sheegay Soomaaliya

Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, oo la hadlay golaha amniga ayaa sharaxay waxa Soomaaliya ay ku guuleysatay iyo caqabadaha ku gudban maamulka madaxweyne Farmaajo, muddada sannadka ku dhow ee uu xilka hayo.

Share

Duuliyayaal ku dhex degaallamay diyaarad hawada ku jirtay oo shaqada laga tiray

Gudiiga sharciyaynta duulimaadyada ee dalka Hindiya ayaa shaqadii ka joojisay laba duuliye oo la sheegay in ay ku dhex dagaaleen shirka ama qaybta hore ee diyaarada laga wado.

Share

Sheekadan Markaad Dhuuxday Maxaa Kaaga Baxay?!!!

Waxaa jirijiray oday la odhanjiray Xade Xirsi Dheglaawe oo lagu xamman jiray fulaynimo reer miyina ahaa. Berigii danbe ayaa dhawr jeer adhigii waxaa kacunay oo si xun uga laayey shabeel dilaa daran ah, maalintii danbe ayuu yidhi shabeelkan dhibka badan igu haya baan dabin u dhigayaa oo dilayaa.

Share

Puntland Tukaraq Ma Soo Ceshanaysaa Mise Garoowe Ayey Difaacan Doontaa?!!

Maalmahan dambe waxaa soo badanaya sheekooyinka ku saabsan xiisadda ka aloosan degmada Tukaraq oo ay hada ku habsadeen maamul beeleedka Somaliland oo garabsanaya midhadh dawakhsan oo deegaanka ka soo jeedaa!!!.

Share

Gabadh xijaabka wax ku xayaysiisa oo isaga baxday barnaamij xayaysiin timaha ah

Gabadh muslimad oo u dhalatay dalka Britain islamarkana waxyaabaha la isku qurxiyo ku xayaysiiso baraha internet-ka Amena Khan ayaa shaacisay in ay isaga baxday ololaha L’Oreal.

Share

Waraysigii Ugu Dambeeyey Ee Laga Qaaday Alle Ha U Naxariistee Saado Cali Warsame, Waxaanay Sii Sheegtay Kooxdii Caynabo Group Iyo Siduu Xaalkoodu Ku Dambayn Doono-VIDEO

Alle ha u naxariistee Abwaanadii Qaran Ee Saado Cali Warsame Suxufi Haaruun wuxuu ka qaaday Waraysigii ugu dambeeyey xilli ay ku sugnayd wadanka maraykanka, hase ahaatee waxaa mucjiso iyo yaab ah siday u sii sheegtay kooxda Caynabo Group ee uu horboodayey Mr Galaydh iyo halka uu xaalkoodu ku dambayn doono, sidii ay sii sheegtay ayaanu […]

Share
Powered by WordPress