Archive for September, 2017

Wasiirka Arimaha Dibada Ee Federaalka Oo Meel Saaray Madaxda Maamul Goboleedyada, Ee Xaalkoodu Yahay Maxaan Jeebka Ku Shubtaa!!!

Dalka Soomaaliya waa mid ka soo kabanaya dagaal sokeeye. Geeridii, dhaawacii, qaxii iyo burburkii dagaalka sokeeye dartood, konton iyo toddoba sano ka dib Dowladnimada Soomaaliya waa mid mar labaad socod-barad ah oo hadda la kabkabayo una baahan koolkoolin iyo in loo turo.

Share

Wasiirka Caafimaadka ee Mareykanka oo iscasilay

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa aqbalay iscasilaadda xoghayihiisa caafimaadka Tom Price oo cadaadis xooggan la kulmay kaddib markii ay caddaatay in uu diyaarado khaas ah uu ku aaday safarro shaqo.

Share

Ogeysiis Ku Socda Jaalliyadaha Reer Khaatumo Iyo Shirtalafoon Wadaag

Dhamaan jaalliydaha reer Khaatumo ee ku dhaqan qurbaha waxaanu ugu baaqaynaa inaad ka soo qayb gashaan shirweyne guud oo lagaga hadli doono danaha reer SSC,  Waxaa kaloo ku casuuman xildhibaano ka tirsan dawlada federaalka Soomaaliya iyo dhamaan jaalliyadaha xalaasha ah ee reer Khaatumo ee aan iyagu daba hashlaynin kooxda fashilantay ee uu gadhwadeenka ka yahay […]

Share

Ciidamo Go’doomiyey Mr Galaydh Iyo Kooxdiisa Sharwadayaasha Ah-VIDEO

Kooxdan Mr Galaydh ee gabalkoodu dhacay waxay weli ku sugan yihiin gudaha magaalada Buuhoodle, siiba hoteelkii dabaqa ahaa ayey saaran yihiin, waxaanay halkaasi ka maleegayaan shirqoolo iyo iska hor imaadyo ay doonayaan inay shacabka buuhoodle ku kala furfuraan, raggii la aaminay kuwii aaminay bay dib ugu soo foofeen…

Share

Cabdiweli Gaas Oo Bixiyey Waraysi Meela Badan Taabanaya-VIDEO

Madaxweynaha Maamulka Puntland waraysigan soo socda wuxuu kaga warbixinayaa arimo fara badan oo ay ka mid tahay wareejinta dekadda boosaaso, xaaladaha Puntland, wuxuna ku sheegay inay wax waliba meel fiican u marayso sida garoomada iyo arimaha soomaaliya

Share

Trump oo shaaciyay qorshahiisa canshuur dhimista

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shaaciyay qorshaha waxa uu ku tilmaamay canshuur dhimistii ugu ballaarnayd taariikhda dalka Mareykanka.

Share

Dhaxalsugaha Boqortooyada Sucuudiga Iyo Madaxweyne Farmaajo Oo Kulmay

Kulan muhiim ah ayaa dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Dhaxal Sugaha Boqortooyada Sacuudi Carabiya ahna Wasiirka Gaashaandhigga Amiir Maxamed Bin Salmaan iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Caadil Aljubeyr, waxaana laysla soo qaaday arimo labada dal waxtar u ah.

Share

Sixirkii Ay I Bareen Suufiyadu! (Sheeko Dhab Ah)

Xaamid Aadam Muuse waa sheekh soodaani ah, oo ka tirsanaan jirey dariiqooyinka suufiyada, waxa uu ka gaadhay dariiqadiisa Tajaaniyada derajada ugu sarreysa ee ‘Qudub’; qudub waa mid ka mid ah afarta nin ee afarta jiho ka wakiilka ah. Waxa uu bannaanka soo dhigayaa Xaamid: been, sixir iyo khuraafaad badan oo ay ku shaqaystaan dadka sheegta […]

Share

Wiil Soomaaliyeed Oo Runta U Sheegay Qaar Ka Mid Ah Maamul Goboleedyada-VIDEO

Wiil soomaaliyeed oo qaxooti ku ah wadan africa ka mid ah ayaa fariin maqal iyo muuqaal ah u diray qaar ka mid ah maamul goboleedyada soomaaliyeed ee kala ah Puntland,Galmudug iyo Koonfur Galbeed, hadii ay dheguhu u daloolaan way qaadan doonaan waanooyinka uu wiilkaasi soomaaliyeed u soo jeediyey.

Share

Sodon Qodob Oo Ay Diinta Islaamku Cadaysay In Ay Gabadha La Qabaa Ku Kasban Karto Jacaylka Ninkeeda

1. Gabadha la qabaa waa in ay ninkeeda u muujisaa dhaqan dumarnimo oo naxariis leh 2. Waa in ay saygeeda ugu labisataa si qurux badan oo soo jiidasho leh. 3. Waxa looga baahan yahay in ay haweenaydu isu cadariso ninkeeda si uu u dareemo ur udgoon oo raali galisa. 4. Wa in ay ka dheeraataa […]

Share

Cabdiraxman Talyanle Ayaa Goordhawayd Ku Geeriyooday Wadanka India

Inaalilaah wa’inaa ilayhi raajicuum, geeridu waa xaq waanay sugaysaa qof walba ee waxaa goordhawayd wadanka India ku geeriyooday ilaah janatul Fardowsa haka waraabiyee marxuun Cabdirahman Maxamed Talyanle oo halkaas u joogay arimo caafimaad.

Share

Maxay Isku Biirin Karaan Liberland Iyo Somaliland?!!!!

Qoraxdii dhacdaaba qisay subaxii keentaayee, maamul beeleedka Somaliland oo isagu baahi weyn u qaba aqoonsi caalamiya, balse ay adduunyadu runta u sheegtay laguna yidhi dal kala go’ayaa ma jiree joojiya riyada, hase ahaatee horaa loo yidhi nin meeli u cadahay meeli ka madoobe, iyagoo tooda marsanaya maantana waxay soo dhaweeyeen Liberland, Liberlandse ma wadan baa? […]

Share

Gudoomiye Xigeenka Golaha Deegaanka Buuhoodle Oo Sheegay Dhibka Iyo Qaska Ay Mr Galaydh Iyo Kooxdiisu Wadaan-VIDEO

Gudoomiye ku xigeenka golaha deegaanka Buuhoodle Mudane Macow Axmed Cali wuxuu shir Jaraaid uu ku soo bandhigay ceebaha iyo dibindaabyooyinka ay wadaan kooxdii fashilantay ee Mr Galaydh oo isagu inta badan ka dambeeyo, Macow wuxuu yidhi nin waa hore xilkii madaxweyne la riday gole deegaan oo sharci ah ma samayn karaa?!!

Share

Af Ingiriisigu Waa Luuqad Aqoon Badan Lagu Qoray

Af-Ingiriisku waa luuqad aqoon badan lagu qoray duniduna hadda isku afgarato. Anigu muddo xooga ah baan baranayey waxna waa iiga yara iftiimeen welina iyada iyo kuwo kaleba waan kudaba jira oo halkii aan rabay kama gaadhin, haddaba qofkii raba in uu barto ama xoojiyo Af-Ingiriiska waxaan odhanlahaa waxyaalahan hoos aan ku qoray xoogga saar si […]

Share

Aqoonyahan Bashiir Waraabe Dheere oo ka hadlay shaqaaqadii Geed Dheer iyo shir beeshu ku yeelatay Laascaanood – Video

Aqoonyahanku wuxuu baaq nabadeed u diray walaalaha ay shaqaaqadu ku dhex martay deegaanka Geed Dheer ee gobolka Cayn Halkan Ka Daawo Sidoo kale waxa uu is dul taagan shir dhawaan ka dhacay laascaanood iyo niman magaca beesha raba inay ku gaadhaan dano shakhsi www.ruugcadaa.com

Share

Weriye Suleekha Cabdillaahi Oo Barnaamij Ka Diyaarisey “Ma Ogtahay Soomaalidu Inay Awood Leedahay?!” DAAWO

Gabadh ka mid ah weriyayaasha soomaaliyeed ee waqtigan, magaceedana la yidhaahdo Suleekha Cabdillaahi ayaa barnaamij ka diyaarisey awoodda soomaalida iyo sida ana ogayn, waxaanay ugu magac dartay SOOMAALIDU MA OGTAHAY INAY AWOOD LEEYIHIIN?!!, waxyaabo fara badan oo xilligan jira ayaanay ku soo bandhigaysaa, iyadoo siyaabo fara badan u hogo tusaalaynaysa.

Share

Barnaamij Maqal Iyo Muuqaal Ah, Waxna Ku Qaado Soo Dhawaynta Amiirka Qatar-VIDEO

Waxaa Guud ahaanba dalka Qadar siwayn looga dareemay soo dhowaynta Amiirka Dalka Qadar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al-thani, oo dib uga soo noqday dalka Maraykanka oo uu uga Qayb galay Shirka Golaha Qaramada Midoobay.

Share

Jenaraal Ka Tirsan Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Oo Muqdisho Lagu Dilay

Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir gaar ahaan gaar ahaan Waaxda Horseed laanta Iskaashi waxaa lagu khaarajiyey  General ka tirsanaa Ciidanka Xoogga dalka, mar uu ka soo baxay salaada cishaha, kuna soo tukaday masjidka Al iimaan.

Share

DARDAARAN HOOYO- LAABTA HA LOO SII DAAYO

Wiilkeygii sharfta lahaayow xasuusnow dhowr arimood: 1: hadaan weynaado oo hadalku i dhibo ii sabir oo ha i dhibsan waayo aniguba adigoon hadli karin ayaan kuu sabri jireye. 2: hadaan cuntada cuni waayo haygu khasbin, hana igu weylin. markan ubaahdo anaa cunayee, anba kuguma khasbi jirine. 3: hadaan su’aal kugu celceliyo si degan iigu jawaab, […]

Share

Wax Ka Ogow Taariikhda Heesaagii Reer Ingiriis Ee Cat Stevens Iyo Sida Uu Kusoo Islaamay.

Cat Stevens heesaagii dunida caanka ka noqday Sannadihii 1960-meyadii iyo Sannadihii 1970-meyadii xaafada Marylebone oo ka tirsan Magaalada London ee dalka Ingiriiska ayuu ku dhashay Bishii July 21-keedii Sannadkii 1948-kii.

Share

K/Waqooyi oo Mareykanka u digtay

Kuuriyada Waqooyi ayaa uga digtay Mareykanka inay qaadi doonto tallaabo naxariis la’aan ah oo ay isku difaacayso haddii ay u soo muuqato astaan weerrar oo uu Mareykanku la maagan yahay.

Share

Baashe Cali Jama oo aqbalay talo ahayd in uusan Faysal Cali Waraabe u noqon ku xigeen

Warar aanu ka helnay ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in xubno ka tirsan beesha uu kasoo jeedo Baashe Cali Jaamac ay talo ku siiyeen in uusan ku xigeen u noqon Mr Waraabe. Kulankan oo ka dhacay magaalada Hargaysa ayaa in yar ka bacdi waxaa madashii shirka kasoo xaadiray Mr Waraabe oo wata raxan odayaal […]

Share

Weriye Cabdulqaadir Oo Waraysi La Yeeshay Samafale Cabdimalik Coldoon, Muxuuse Ka Waraystey?!-VIDEO

Weriye Cabdulqaadir Dulyar oo ka mid ah weriyayaasha fara ku tiriska ah ee daneeya arimo fara badan sida la kulanka abwaanadii soomaaliyeed ee berisamaadkii, ayaa la kulmay  Samafale Cabdimaalik Coldoon oo isagu ku sugan magaalada Muqdisho, halkaasina u jooga arimo la xidhiidha dhinaca barnaamiijkiisa samafalka ah ee isagu caan ka noqday geyiga soomaaliyeed.

Share

Dhibaatada Uu Mr Galaydh Ku Hayo Buuhoodle Iyo Sababta Keentay In Gaadhigiisa La Dhaco-VIDEO

Muddaba indhaha ayaa lagu hayey dhibaatada qaawan ee ay Mr galaydh iyo kooxdiisu ay ku hayeen shacabka reer Buuhoodle, aad loola socday shirqoolada ay u soo maleegayeen magaalada Buuhoodle oo ay la rabeen in laga taago calanka maamul beeleedka Somaliland, intaasi oo dhana waxaa ugu dambaysey hadaladii adyada ahaa, hanjabaada ahaa ee uu kaga dhex […]

Share

David Maraga: Garsooraha Kenya ee Taariikhda Afrika galay

Gudoomiyaha maxkamadda ugu sareysa ee Kenya David Maraga, iyo seddax ka mid ah garsoorayaasha, waxay sameeyeen arrin taariikhi ah, ka dib markii ay doorashadii ka dhacay Kenya bishii August ay ku tilmaameen mid aan waxba ka jirin.

Share

U-tartama Aqoonta (Gabay Qoraal Ah)

— Tada’ gabay murtida waw u xushaa toosin iyo luuqe — Ma na turuntureeyee xikmaan taaba-galiyaaye — Taariikh wixii gala asaan laga tirayn jeerna — Tagtadiyo timaaddada wakhtigu taxane weeyaane.

Share

Baabuur uu lahaa horgal Galaydh oo ay mushahar la’aan u kaxaysteen maleeshiyo uu qortay

Waxaa xalay saqdii dhexe weerar xoogan ku qaaday hudheelka uu Buuhoodle ka dagan yahay horgal Galaydh koox dhalinyaro ah oo uu hore been ugu sheegay inuu mushahar siin doono. Kooxdan oo hadda ka hor hudheelka isku gadaamtay ayaa markan waxa ay ku guulaysteen inay hore usii kaxaystaan baabuur uu lahaa horgalku. Isku soo wada duuboo […]

Share

Barnaamij Ku Saabsan Xoola Dhaqashada Iyo Midnimo TV-VIDEO

Barnaamijkan oo ku saabsan xoola dhaqashada iyo suugaanta dhumucda leh ee la xidhiidha, maahmaahyada nuxurka xambaarsan intaba barnaamijkan ayaa ku sida, waxaana inoo diyaarshey kooxda Midnimo TV oo kala ah Iggare Yaasiin iyo saaxiibkiis Cabdishukri, waana barnaamijyada bulshaweynta soomaaliyeed ay u baahan tahay.

Share

Ogeysiis Ku Socda Jaalliyadaha Reer Khaatumo Iyo Shirtalafoon Wadaag

Dhamaan jaalliydaha reer Khaatumo ee ku dhaqan qurbaha waxaanu ugu baaqaynaa inaad ka soo qayb gashaan shirweyne guud oo lagaga hadli doono danaha reer SSC, waxaana shirkan ka soo qayb galaya xubno ka tirsan NSUM. Waxaa kaloo ku casuuman xildhibaano ka tirsan dawlada federaalka Soomaaliya iyo dhamaan jaalliyadaha xalaasha ah ee reer Khaatumo ee aan […]

Share

Kooxdii Fashilantay Oo Weli Ka Dhex Cabaadaya Huteelka Dabaqa Ah

Waxaa maalmahanba kooxdii fashilantay Mr Galaydh ay isku uruursadeen huteelka dabaqa ah ee cabdi gurey plaza hotel, waxaana halkaasi la isugu keenay kooxyar oo loogu talagalay gole buuxinta, si dadka loo indhasarcaadiyo, loona tusay inay weli sii jiraan, balse la ogaayo gorayo haad bay noqotey!!!.

Share
Powered by WordPress