Archive for June, 2017
Posted by Iftiinshe on June 30th, 2017
Magaalada Hargeysa ee caasimadda Maamulka Soomaaliland waxaa maanta socdaal ku tagay Wafdi uu hoggaaminayay safiirka Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya ee fadhigiisu yahay Nairobi Stephen Schwartz.Garoonka Diyaaradaha magaalada Hargeysa waxaa ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan maamulka Soomaaliland oo ay ka mid yihiin Wasiiro iyo xildhibaano.

Posted in
Warar
Comments Off on DAAWO: Safiirka Mareykanka oo lagu arkay Hargeysa & Waxyaabihii uu kala hadlay madaxda S/Land
Posted by Iftiinshe on June 30th, 2017
Go’aamadii uu ku dhawaaqay madaxweynaha maraykanka ayaa la soo sheegay inay maxkamadu ogolaatay in go’aamada qaarkood la dhaqan geliyo, aad baanay arrinkani loola yaabay, balse dib ayaa la isaga soo laabanaya go’aamadaasi intooda kale.

Posted in
Warar
Comments Off on Go’aamadii Donald Trump Oo Go’aamadiisi Xayiraada Ahaa Oo Qaarkood Maxkamadu Ogolaatay-Daawo Oo Ka Bogo
Posted by Iftiinshe on June 30th, 2017
Gabadh soomaaliyeed oo magaceeda la yidhaahdo Siciido Xasan Aadan waxay soo baratay cilmiga korontada, keligeed ayaana wax gabdho ah ku jirtay inta kalena waxay ahaayeen wiilal, hase ahaate way ka gun gaadhay muraadkeedii ahaa inay barato cilmiga korontada si ay u manaafacaadsato. Waxaanay Jaamacad uga soo baxday wadanka Suudaanka.

Posted in
Warar
Comments Off on Daawo Gabadh Soomaaliyeed Oo Baratay Korontada Kuna Shaqaysata-VIDEO
Posted by Iftiinshe on June 30th, 2017
Markaad eegtid kooxdii Mr Galaydh waxay waayadii hore shacabka masaakiinta ah ku baadhan jireen midnimada soomaaliya waa muqadas iyo waxaanu ku dadaali doonaa maamulkeenu inuu noqdo mid aan daba fadhiisanin maamulada hareeraha inaga xiga, balse sheekadaasi hada way iska soo dhamaatay, inkastoo ay weli sii jiraan kooxo durbaanka u sii tumayaa…

Posted in
Warar
Comments Off on Gabay Digniin La Yidhaahdo Oo Ku Socda Cali Khaliif Galaydh- VIDEO
Posted by Iftiinshe on June 29th, 2017
Koox soo xidhatay tuutayaal kala duduwan oo uu la kulmay Mr Galaydh xilli uu ku sugnaa magaalada Widhwidh, wuxuu jeebadaha ugu soo shubay shillimaadkii xaaraanta ahaa ee laga soo yaboohsaday maamul beeleedka Somaliland, ka dibna iyagoo indha cas cas oo qowlaladu da’ayo ayey warbaahinta isa soo hor taageen.

Posted in
Warar
Comments Off on Maleeshiyaad Diifaysan Oo Uu Mr Galaydh Ka Dhex Hadlayo Ayaa Isku Hor Qaawiyey Buuhoodle-VIDEO
Posted by Ruugcadaa on June 29th, 2017
Waxaa isasoo taraya shacabka xalaasha ah ee SSC oo maalinba maalinta ka danbaysa soo fahmaya mu’aamarada ay kooxda khayaano u maleegayso iyo mashruuca Hargeysa looga soo dhiibay ee Khaatumo lagu hoos-geynayo maamulka SNM.

Posted in
Warar
Comments Off on Maxaa Ka Soo Kordhay Kooxdii Khayaano Iyo Gobolka Cayn
Posted by Iftiinshe on June 29th, 2017
Dowlada Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in dalka Cumaan laga dalbay Markabkii sameyn lahaa Fiiladii Internet-ka Fibre Optic ee ka go’ay Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya, waxaana Inerne la’aana jira ka dhalatay saamen aad u balaaran.

Posted in
Warar
Comments Off on Maxaa Keenay Internet La’aanta Ka Jirta Muqdisho Iyo Nawaaxigeeda?!!
Posted by Iftiinshe on June 29th, 2017
The final acts for breaking up Somalia have been the subject of a meeting in Hargeisa on 22nd May between Ahmed Mohamed Mohamoud (Siilaanyo), the leader of the one-clan secessionist enclave calling itself Somaliland and the head of Khatumo, Ali Khalif Galaydh. Following that meeting, Mr Galaydh later summoned from Buuhoodle his handpicked flunkeys to […]

Posted in
Warar
Comments Off on HELLO HARGEISA, HERE COMES GALAYDH, GOODBYE UNION
Posted by Iftiinshe on June 29th, 2017
Sida uu daabacay wargayska wax ka qora arrimaha dhaqaalaha iyo ganacsiga ee Al-Iqtisaadiya ee ka soo baxa boqortooyada Sucuudiga ayaa Cadadkiisii shalay wuxuu ku soo daabacay warbixin uu ka soo xigtay ganacsatada Sucuudiga ee xoolaha nool ka ganacsatada kuwasoo sheegay in xoolo badan ay ka soo galeen dhinac Itoobiya toddobaadyadii la soo dhaafay.

Posted in
Warar
Comments Off on Dalka Sacuudiga Oo Bilawday In Ay Xoolaha Ka Iibsato Dalka Itoobiya,,,
Posted by Iftiinshe on June 29th, 2017
Wadanka Kenya oo ka mid ah dalalka Afrika ee halista ku haaya cudurka dilaaga ah ee HIV/AIDS, waxayna Kenya noqotay dalkii ugu horeeyay ee Afrika oo la gaarsiiyay daawada cusub ee HIV, kaasoo qofka ka saacidaaya inuu helo nolol dheeri ah.

Posted in
Warar
Comments Off on Daawada Cusub Ee AIDSka Ayey Kenya Isticmaalkeeda Bilowday
Posted by Iftiinshe on June 29th, 2017
Talyaaniga ayaa ku hanjabay inuu u diidi doono maraakiibka dalalka shisheeye leeyihiin in ay ku dejiyaan dekadihiisa dadka muhaajiriinta ah. Hadalkani wuxu ku soo baxay warqad uu danjiraha Talyaaniga u fadhiya Midowga Yurub, Maurizio Massari, uu digniin ah in xaaladdu noqontay haatan mid “aan la sii wadi karin” ku siinayey Midowga.

Posted in
Warar
Comments Off on Talyaaniga oo dekedihiisa “ka xidhaya” muhaajiriinta
Posted by Ruugcadaa on June 28th, 2017
Qisadan oo ka dhacday wadanka U.K., nin muruq maal ah oo ay u weheliso fahanka diinta islamka iyo adeecida Alle ayaa helay shandad ay ku jirto lacag dhab £220 oo cash ah, inta uu qaaday ayuu u geeyay mulkiilihii. Halkan Ka Daawo Hadaba halkan Ka daawo qasadii dhex martay ninkii ay shandadu ka luntay iyo […]

Posted in
Warar
Comments Off on Daawo. Nin Muslim ah oo helay shandad ay lacagi ku jirtay kadibna u celiyay mulkiilihii – Video
Posted by Iftiinshe on June 28th, 2017
Wararka aanu ka helayno caasimada gobolka Sanaag ee Ceerigaabo waxay tibaaxayaan waxaa degmada Fiqi Fuliye soo gaadhay kooxdii u adeegaysey Mr Galaydh oo uu horkacayo Shabac iyo xubno iyagu asal ahaan ka soo jeeda nuugaasha, ujeedada ugu weyn ee loo soo dirsadayna waxay tahay in Heshiiskii dhagaraysnaa ee Hargeysa loo helo koofiyad baclayaal taageera.

Posted in
Warar
Comments Off on Kooxdii U Adeegaysey Mr Galaydh Oo Gaadhay Fiqifuliye
Posted by Iftiinshe on June 28th, 2017
Gabdho Muslimiin ah oo Jermal ah oo ciyaal iskuul ah oo Poland u tagay si ay u booqdaan goobtii uu ka dhacay xasuuqii Holocaust ayaa sheegay in dadka deegaanku ay midab takooreen intii ay safarkaas ku jireen.

Posted in
Warar
Comments Off on Gabdho Muslimiin ah oo ka cawday in Poland lagu cunsuriyeeyay
Posted by Iftiinshe on June 27th, 2017
Allah Mahad leh Ciid Mubaarak dhammaan shacab-weynta Reer SSC gudaha iyo qurbaha meel eey ka joogaanba sanadka kiisa kale kheyr,nabad iyo Midnimo buuxda ku gaara,xoriyad iyo karaamo dhameys-tiran ku gaara iyo Hanashadda gobanimadeena maqan insha Allah-Aamiin,waxaan halkan ku soo dhoweeynaayaa moowqifyada sida qoraxda u cad ka soo yeeray hogaanka dhaqan,garabka siyaasada iyo dhaqaanka SSC kuna […]

Posted in
Warar
Comments Off on SHACABKA SSC METELADOODA WAXAA LEH GOLAHA DHAQANKA IYO XILDHIBAANADA FEDERAALKA
Posted by Iftiinshe on June 27th, 2017
Maamulka somaliland oo ay haatan u sii baxsanayaan kooxda wareersan ee Mr Galaydh calanka u sido, waxay aad uga cadhaysan yihiin dawlada federaalka soomaaliya oo xaflad weyn u samaysey xuska iyo qadarinta 26ka June oo ah maalintii ay gobolada waqooyi xornimada qaateen.

Posted in
Warar
Comments Off on Cadaani Kalaa Daa 26ka June Inagaa Leh Iyo In aad Ka Carartid-VIDEO
Posted by Iftiinshe on June 27th, 2017
Cali Khaliif Galaydh ayaa Qiranaya in Shacabka khaatumo iyo Beelweynta Dhulbahante aanay Heshiiska Uu la Galay Somaliland Kula socon Islamarkaana Jiran Dad aan Heshiiskani U Cuntamay.

Posted in
Warar
Comments Off on Cali Khaliif Oo Qiranaya In Aan Heshiiska Dhulbahante Kula Socon!! VIDEO
Posted by Iftiinshe on June 27th, 2017
Sidaan ka wada dheregsanahay kooxda uu ku adeegto Mr Galaydh oo isugu dhafan qurba joog iyo qolqol joog, waxay durtaba shacabka masaakiinta ee reer SSC ay oodda kaga soo qaadeen qoraalo been abuur ah nuxurkooduna yahay gunimada ha la ogolaado, waxaana ka mid ah qoraaladaasi:

Posted in
Warar
Comments Off on Kooxda Durbaanka U Tunta Mr Galaydh Oo Been Miciinsanaya Si Ay Ummadda U Waalaan
Posted by Iftiinshe on June 27th, 2017
Baaq ay siwadajir ah u soo saareen Isimada dhaqanka Sool Sanaag Iyo Cayn,Xildhibaanada dawladda federaalka soomaaliya,iyo qurba-jooga degaanada sool sanaag iyo cayn ayaa waxay taageerayaan talaabo kasta oo difaacaysa jiritaanka, madaxbanaanida iyo isu taliska shacabka SSC.

Posted in
Warar
Comments Off on Baaq Ay Si Wadajir Ah U Soo Saareen Qurba-jooga,Xildhibaanada,iyo Isimada SSC
Posted by on June 26th, 2017
Sida aad xusuusataan tan iyo intii lagu yagleelay mabda’a Khaatumo magaalada taariikhiga ah ee Taleex Jan. 12, 2012, waxaa laga dareemayay deegaanada Sool Sanaag iyo Cayn rajo ah in la helo maamul ka turjuma Rabitaanka Shacabka reer Khaatumo. 5 sano ka dib, naf, maal, murq-ba waa loo huray in shacabku ay hantiyaan Talo ay u […]

Posted in
Warar
Comments Off on Khatumo Forum oo walaac ka muujisay Jahwareerka Siyaasadda ee SSC
Posted by Iftiinshe on June 26th, 2017
Warar lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijinaya in Dawladda Qatar ay siiisay Dawladda FS lacag kaash oo dhan 200 Milyan oo Dollar. Lacagtaasi ayaa loo siiyey Dawladda FS inaysan taageerin qorshaha Sacuudiga iyo Xulafadiisa ay kaga soo hor jeedaan Dawladda Qatar, waxaana lacataasi la sheegay inaysan ku dhicin Qasnada Dawladda FS balse lacagtaasi ay ku jirto […]

Posted in
Warar
Comments Off on Dawladda Qatar ay siiisay Dawladda FS lacag kaash oo dhan 200 Milyan oo Dollar
Posted by Iftiinshe on June 26th, 2017
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay Cidal ku timid Internetka qeybo kamid ah Koofurta Soomaaliya. Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa waxay caawa xaqiijisay in cilad ay ku timid adeeggii Internet ee ka jiray Gobolada Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya.

Posted in
Warar
Comments Off on Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ka hadashay Cilad ku timid Internetka
Posted by Iftiinshe on June 26th, 2017
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa jibiyay caado muddo 20 sano soo jirtay markii uu diiday inuu martigeliyo casho sharafeed munaasabadda Ciidda awgeed.

Posted in
Warar
Comments Off on Trump oo diiday inuu Muslimiinta la casheeyo habeenkii Ciidda
Posted by on June 25th, 2017
Maahmaahdani waxay ka mid tahay halqabsiyadi aan ku raad dhaqaajiyay kana dhigan jiray gaashaanka xilliyadi aan ku jiray ababinta murtida iyo maahmaahyada afkeena hooyo, waana ka hor inta aanan noqon nin hanaqaad ah oo ay joogsadeen gugiisa iyo garaadkiisuba.

Posted in
Warar
Comments Off on Waxaa Jira Isu Maahmaahe Aan Loo Maahmaahin.
Posted by on June 25th, 2017
Nin Agent ka ahaa Mi5 Sir-doonka British Intelligence oo iminka hawlgab-nimo ku jiray (retired) ayaa si cad u ictiraafay inu isagu ka dambeeyey hawlgalkii dilkii Princess Diana, wuxuuna hadalkiisaas ku qiray inu horay u fuliyey 23 dil- assassinations mudadi u dhaxeysay 1973 illa 1999.

Posted in
Warar
Comments Off on Dhimbil Xog Ah U Tuuray Agent Ka Mida Mi5 British Intelligence Oo Ku Qiray Inu Ka Dambeeyey Hawlgalkii Lagu Dilay Princess Diana
Posted by on June 25th, 2017
Lix qof oo ay ku jiraan saddex caruur ahi ayaa dhaawacmay ka dib markii baabuur jiidhay dad badan oo ka soo baxayey garoon ku yaal magaalada Newcastle ee dalka Ingiriiska.

Posted in
Warar
Comments Off on Baabuur dad salaadii ciidda ka soo dareeray ku jiidhay Ingiriiska
Posted by Iftiinshe on June 24th, 2017
Yuusuf Garaad Cumar Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa amaanay Saldhiga Tabarka Military ee Turkigu uu ka Furanayo Dalka Somaaliya, iyadoo xaruntaasi uu Turkiga ka furan doono Bilaha soo socda Soomaliya.

Posted in
Warar
Comments Off on Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya “Waxaan Rajayneynaa in Saldhigaani Milatery ee Turkiga uu Xoojin doono..”
Posted by Iftiinshe on June 24th, 2017
Dowladda Maraykanka ayaa ku tilmaamtay xiisadda sii socota ee u dhexeysa dalka Qadar iyo waddamo kale oo Carab ah, in ay tahay mid salka ku haysa “arimo qoys”. Afhayeenka Aqalka Cad ee Maraykanka looga arimiyo, Sean Spicer, ayaa hadalkan sheegay mar uu la hadlayay weriyayaal ku sugnaa Washington.

Posted in
Warar
Comments Off on Aqalka Cad: Xiisadda Khaliijka waa “mid qoys”
Posted by Iftiinshe on June 24th, 2017
Ergayga Gaarka ee Qaramada Midoobey u qaabilsan iyo Somaliya Michael ayaa waraysi lala yeeshay waxa uu kaga hadlay arrimo xasaasi ah oo khuseeya Dawlada Soomaaliya iyo maamulka Somaliland iyo weliba arimaha gobolada SSC.

Posted in
Warar
Comments Off on Michael keating Ka Hadlay Arrimo Xaasaasi Ah Sida Khaatumo Iyo Maamul Beeleedka Somaliland-VIDEO
Posted by on June 23rd, 2017
Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa qaab aan la fileyn wuxuu u wajahay mooshin culus oo ay ka dambeyaan xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya.

Posted in
Warar
Comments Off on R/W Kheyre Oo Wajahaya Xildhibaano La Soo Basbaaseeyey Oo Raba Iney Miinada La Kacdo Dawladiisa