Archive for May, 2017

Aqoonyahan Sii Saadaaliyey Khaatumo Halkay Ku Dambayn Iyo Xisaabtii Uu Ku Saleeyey!!!

Berrigii aan saadaaliyey in Khaatumo Somaliland kudanbayn doonto, dadkii Khaatumaysnaa aragtidaydaas cadho iyo umal xoogleh bay kamuujiyeen waxaayna u arkayeen fal aan marnaba dhicikarin anna aan kudeg-degay. Qaabkii aan saadaashaas kusaleeyey waxaay kasoo maaxatay oo aan kasoo minguuriyey saddex arrimood oo kala ah:

Share

Socdaalada Galaydh Iyo Xogaha Ku Gadaaman!!!

Wararka hordhaca ah ee aanu helayno waxay tibaaxayaan Mr Galaydh markii uu ka ambabaxay magaalada Hargeysa, oo awal horgalada kii u diga rogtaba aad loo haaraami jirey, misana waxaa soo baxay kooxo Mr Galaydh taageersan oo iyagu caadi u arka tegitaankiisa Hargeysa, halka shacabka badankiisu ay isweydiinayaan maxaa kuwii horena loo maagi jirey Mr Galaydh […]

Share

Fannaaniinta Xiddigaha Geeska oo loo haysto $45 kun dollar-VIDEO

Kooxda caanka ah ee Xiddigaha Geeska oo xaruntooda tahay magaalada Hargeysa ayaa fadeexo dhaxda ka fadhiisteen kadib markii ay cuneen lacago loogu talagalay in lagu caawiyo dadka abaaraha saameeyeen, iyadoo arintaasina loo xray fannaanka Cabdi-hani oo kooxda ka tirsan.

Share

Gobolka Togdheer Oo Uu Ka Dilaacay Shuban Biyood

Maamulka Gobolka togdheer ee Soomaaliland ayaa goordhow xaalad deg deg ah ku soo rogay Gobolkaas kadib kulan ay la qateen waxgaradka iyo Bulshada qeybahooda kala duwan ee ku nool gobolkaasi togdheer kadib Xanuunka Shuban Biyoodka oo ku soo kordhay.

Share

Shiinaha Oo Uga Digay Gantaalaha Maraykanku Tijaabinayaan

Dalka shiinuhu waxa uu si weyn uga digay arinta ku saabsan gantaalaha isu dhiga gantaalaha kale, waxana ay arintani ku soo beegantay iyadoo Millateriga maraykanku ay Tijaabiyeen Gantaal kuwa difaaca ah oo isu dhigaya Gantaalaha cadowga, looguna talogalay inay shacabka Maraykanka kaga nabadgeliyaan gantaalo ay suurogal tahay inay Waqooyiga Kuuriya ku soo ridaan dalweynaha Maraykanka.

Share

Wasiirka Maaliyadda oo sheegay in ilaha dhaqaale ee dalka uu sare u kacay

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in muddo 60 maalmood gudahood looga hor-tagay musuq maasuqii dalka ka jiray, isla markaana uu dakhliga soo gala dowladda uu kordhay.

Share

Kenya oo xariga ka jartay tareenkii ugu horreeyay muddo qarni ah

Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray tareen casri ah oo uu ku baxay kharash ka badan saddex bilyan oo doolar.  Lacagahaasi ayaa inta badan laga soo ammaahday dalka Shiinaha, waxaana mustaqbalka la rajeynayaa in tareenkani uu isku xiro waddamada bariga Afrika.

Share

Waa Barnaamijkii Fikir Iyo Aragti Kaga Bogo Macluumaad Badan-VIDEO

Aqoonyahan Cabdalla Shafay wuxuu isu taagay xil weyna iska saaray sidii shacabka soomaaliyeed uu ugu soo baahin lahaa barnaamijyo aqoontooda kobciya, waana kuwa aan kala dhicin, markan wuxuu ku qaada dhigayaa qiimaha waqtiga iyo faa’iidada uu xambaarsan yahay iyo inay haboon in aan la dayacin.

Share

Kama aysan Quusan midkii ay Jeclayd!! || QISO JECEYL OO DHAB AH!

Maalin qurux badan bay ahayd Abuul Caas isagoo Faraxsan ayuu u yimi Rasuulkii ilaahay (NNKH), waa inta uusan Waxyigu ku bilaaban Rasuulkeena isla markaasna weli uusan Nabbi noqon, deetana wuxuu ku yiri ”waxaan rabaa gabadhaada curada ah inaan guursado ee ma i siinaysaa?

Share

Qoraalo ay sameeyeen dad caan dunidan ka ah laakiin aan Muslim ahayn!!!

Qoraalo ay sameeyeen dad caan dunidan ka ah laakiin aan Muslim ahayn ayaa waxay qirayaan in qofki ugu saameynta badnaa uguna waynaa xaga Caqliga, Maskaxda, Hogaaminta iyo Akhlaaqdaba uu ahaa Nabbi Muxamed ( SCW ) waxaana raggaas ay kala yahiin kuwan.

Share

Toban Waxyaabood Oo Samada Ka Soo Dhacay-VIDEO

Waxaanu idin haynaa barnamaij si weyn u qaada dhigaya toban waxyaabood oo samada ka soo dhacay wadamadii arimahaasi la kulmayna ay aad iyo aad u argagaxeen, waana mucjisooyinka rabaaniga ah ee la doonayo in dadka wax lagu tuso.

Share

Raisalwasaaraha Wadanka Slovenia Oo Qashinka Ka Guraya Meela Ka Mida Magaaladiisa – VIDEO

Ra’iisul Wasaaraha Wadanka Slovenia Oo Qashinka Ka Qaadaayo Wadooyinka, Sidoo Kale Ra’iisul Wasaaraha Wadanka Austria Oo Cunto Iibinaayo Iyo Walibo Ra’iisul Wasaaraha Wadanka Holland Oo Baaskiil Ku Wareegaayo Magaalada, sidaas oo kale ma yeelli karaan Farmaajo Iyo Kheyre?!!

Share

Nin Beertoodii Ay SNM Xoog Kaga Qaaday, Kuna Doodaya In La Dulmiyey- VIDEO

Wiilkan waxaa dhalay Guuleed Axmed Jimcaale sida uu sheegay aabihiis wuxuu ahaa ninkii ugu horeeyey ee SNM u keena qori ay iskaga dhiciyaan wax uu ugu yeedhay dulmigii Siyaad Barre, maantana isagii ayaa ka cabanaya in beertoodii lagu soo duulay oo la dulmiyey, xoogna lagaga saaray, taasi ayuuna ka ooyey oo waxay ku noqotey qaadan […]

Share

BAL CABDI ILEEY ILA EEGA! (Qeybtii 2aad)

Intaanu shaaahi baraadka ahaa dhamaysan, ayaa wadadii xagaafka ahayd ee uu ku yimid ka soo galeen kolonyo gawaari xamuul ah oo aad moodid inay kasoo shiraacdeen Deked weyn oo uu ku xiran yahay Markab Badweynta soo dhex mushaaxay, dadkii tuulada oo caan ku ahaa inay is kor tubaan gaari kasta oo soo gala tuulada, ayaa […]

Share

Daawo Farmaajo iyo 100ka Maalmood, Documentary laga diyaariyay wixii uu qabtay-VIDEO

Barnaamijkan ayaa ah mid lagu soo bandhigayo waxqabadkii Madaxweyne Farmaajo 100maalmood , waxaa isu xilsaaray oo diyaariyay warbaahinta Sollas, waana barnaamij aad kaga bogan doontaan boqolkii maalmood ee kursiga ku fadhiyey wixii u hirgalay iyo waxa uu in badan ka filanayo dawladihii uu kulamada la yeeshay.

Share

Ururka Samafal ANFAC Oo Deeq Timir Ah Gaadhsiiya Masaajidada Magaalada Widhwidh-Sawiro

Anigoo ah Mohamed Abdullahi Mohamed Dheeg Ahna wakiilka wadanka Somalia u fadhiya Ururka Samafalka ee ANFAC waxaan maanta Culimada Deegaanka Widhwidh oo kala ah sheekhal Beledka deegaanka Sh. Cabdiraxmaan Ciise x. Maxamuud iyo imaamyada masaajidda deegaanka ku wareejiyey deeq Timir ah oo ururka Samafalka ee ANFAC ugu deeqay Dadka soo’imiinta ah ee ku afura Masaajidda […]

Share

Madaxweynaha Soomaaliya & madaxda maamuladda oo Cadaado isagu tagay-Sawiro

Magaalada Cadaado waxaa maanta isagu tagay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo madaxda maamul goboleedyada iyagoo ka qayb galaya xafladda caleemo saarka madaxweynaha cusub ee maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf).

Share

Somaliland Oo Lagu Daray Liiska Argagisada Caalamiga-VIDEO

Dawlada ingiriiska ayaa soo saartay warbixin ay ku cadaynayaan wadamada ay joogaan argagixisada caalamiga ah, somalilandna waa ka mid ah wadamadaasi, sida ay xusayso warbixintasi oo uu ka hadlay mid ka ah badhasaabyada magaalada Hargeysa, aad baanu uga calaacalayaa liiskaasi lagu daray.

Share

TACSI TIIRAANYO LEH Oo Ku Socota Afhayeenka Badbaado Khaatumo

Hadii aanu nahay beelweynta badbaado Khaatumo oo ku kala sugan dhamaan dunida dacaladeeda, waxaanu halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa afhayeenka Badbaado Khaatumo Axmed Maxamuud Doolaal oo ay hooyadiis Faadumo Faarax ku geeriyootay magaalada madaxda gobolka Cayn ee Buuhoodle.

Share

Dawlada Qadar oo Goordhowayd ku Dhawaaqday in Dawlada Somalia iyo Alshabaab Wada Hadalsiin Doonaan.

Dawlada Islaamka ah ee Qadar ayaa Goordhowayd ku Dhawaaqday in Dawlada Soomaaliyeed ka Codsatay in Urur Alshabaab La Wada Hadalsiiyo so Wadanka Nabad Buuxda loogu Soo Dabaalo.

Share

Merkel: Yurub iskuma halayn karto US iyo UK

Yurub “si buuxda isuguma halayn karto” Maraykanka iyo UK, ka dib doorashadii madaxweyne Trump iyo aftidii ay Britain ku go’aansatay ka bixidda Midowga Yurub, ayay tiri hogaamiyaha Jarmalka, Angela Merkel.

Share

Maxaa ka dhaba Gudiga Gurmadka Abaaraha? Barnaamijka Qiimeynta-VIDEO

Barnaamijkani oo ahaa mid diirada lagu saaro xaaladaha dhabta ah ee ka jiraa deegaanada gobolada waqooyi oo ay dadka qaarkoodna ugu yeedhaan deegaanada Somaliland, inta badana waxaa daadihiya laba oday ruugcadaa ah oo kala ah Weriye sare Cali Xaraare iyo Mustafa Maritn Maxamed.

Share

Dowladda Turkiga oo Ciidamo aad u badan keeneysa Soomaaliya

Dowladda turkiga ayaa shaacisay in  300 askari oo ka tirsan millateriga oo isugu jira tababarayaal iyo ciidamo si gaar ah u tababaran ay u soo dirayaan magaaladda Muqdisho bisha August ee sanadkan

Share

Suldaanka Gabooje Oo Ka Hadlay Gabadhii Qoyskooda Jidh Dilka U Geysteen -VIDEO

Qisada loogu hadal haynta badan yahay dhinaca waqooyiga soomaaliya ayaa ah gabadhii jeclaatay wiilka Gabooyaha ah, ka dib reerkoodii ay damceen inay nolol ku daldalaan balse tii allana aanay u imaanin, waxaana gabadhaasi lagu dilayaa Gabooyaha maxaad u raacday, halka ay caado la ogolyahay ay u noqotey kuwa gaalada raaca in aanay ka hadlin, balse […]

Share

Madaxda dalalka hodanka ah ee G7 oo ka hadlay tahriibka Afrika

Hogaamiyeyaasha dalalka hodanka ah ee la yidhaa G7 ayaa maalintii ugu dambaysay ee shirkooda kaga wada hadlaya dhibaatada tahriibeyaasha.  Madaxweyneyaasha Tunisia, Kenya, Ethiopia, Niger iyo Nigeria ayaa iyaguna ka qayb galaya wada xaajoodka ka socda magaalada Taormina ee gobolka Sicily ee dalka Talyaaniga.

Share

Sida Loo Helo Farxada Nolosha-VIDEO

Farxadu waa wax aad uga balaadhan in lagu soo kobo muuqaal qudha; dadka qaar ayaa farxada ku sharaxa dareenka aad dareento marka waxkastaaba kuu yihiin sidii aad adigu rabtay, kuwo kalena waxay ku sharaxaan dareenka aad dareento markaad gaadho hadafyadaada iyo himilooyinkaaga nolosha, qaar kalana waxay ku sheegaan inaad noqoto qof niyad ahaan iyo diin […]

Share

Bal Ina Ileey Ila Eega!!

Waagii baryaba gacmahaa i cuncuna, ixanta xantooda, waxaan jeclahay inaan waxa maankayga ka guuxaya qoro, aragtidayda cabiro, kaliya taa maahee waxaan kal iyo laab u jeclahay wax qorista si lamid ah wax akhrinta, nasiib wanaagse sidii qof waalan wax kastoo igu soo dhacaa lama ordo oo ma soo qoro, waanse calaamaystaa, anigoo dhowr sadar dhamaystirin […]

Share

Somali Laga Soo Masaafuriyey Maraykanka

Dayuurad siday 54 ruux Soomaali ah oo laga soo tarxiilay dalka Maraykanka ayaa  laga soo dejiyey garoonka dayuuradaha Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi.

Share

Wafti Laanta Socdaalka Soomaaliya Oo Qarsoodi Ku Jooga Norway

Sida la sheegay waxaa wadanka Norway soo gaadhay wafti ka socday laanta socdaalka soomaaliya oo kulamana la yeeshay madaxda dawlada Norway si ay uga la hadlaan dad soomaaliyeed oo wadankaasi jooga sharciyadiina laga la noqday, lana doonayo inay dalka iskaga baxaan.

Share

Sida aan u kala muuq duwanahay ayaan u kala aragti duwanahay”

Fahamka siyaasadeed iyo hillinka lagu socdo ee ku aadan dib usoo celinta magacii dowladnimo, marka laga hadlayo ma ahan in cid gaar ah loo dan leeyahay, mana ahan in kuwa markaasi hoggaanka haya toosintooda loo qaato ” Cadaawad”. Halkii laga dhigan lahaa sahay lagu saxo wixii qaldan ee muuqda, si uusan waqti inooga khasaarin.

Share
Powered by WordPress