Archive for March, 2017
Posted by Ruugcadaa on March 31st, 2017
Horgal Galaydh oo kalsoonidii shacabka reer Khaatumo ku waayay kadib markii uu u xuub siibtay horgalnimo, isaga oo cumaamadii shacabka reer Khaatumo ku maamuustay ka doorbiday inuu kabo qaad u noqdo cadowga dhulka haysta. Halkan Ka Daawo Hadaba, Horgal Galaydh ayaa markii uu kasoo degay madaarka magaalada la haysto ee Laascaanood ayuu madashii ka waayay […]

Posted in
Warar
Comments Off on Horgal Galaydh oo loo qaramaynayo ciidamo beeleed- Video
Posted by Iftiinshe on March 31st, 2017
Shacabka reer Khaatumo intiisa xalaasha ah waxaanu u soo gudbinaynaa qaybtii sadexaad ee talafoon wadaagii ay soo qabanqaabiyeen odayaasha golaha guurtida ee Khaatumo oo hada maraya in lagu been abuurto, dambiyo aanay lahayna dusha laga saaro, inagoo arkaynaa dhibaatada iyo gunimada ay ka shaqaynayaan kooxda Cali Khaliif Galaydh oo weli ka cabsanaya inay daboolka ka […]

Posted in
Warar
Comments Off on Talafoon Wadaagii Ay Soo Qabanqaabiyeen Golaha Guurtida Ee Khaatumo- (Qaybtii Sadexaad) VIDEO
Posted by Iftiinshe on March 31st, 2017
Kooxdii Cali Khaliif markii ay ka soo degeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Laascaanood, waxay damceen inay galaan gudaha magaalada hase ahaatee si toos baa loogu diiday ka dibna wuxuu xaalkoodii uu ka badin waayey inay toos isaga aadaan dhinacaasi iyo widhwidh oo beryahan dambe u noqotey dhufays, maleeshiyada maamul beeleedka Somaliland baana sii galbiyey.

Posted in
Warar
Comments Off on Kooxdii Cali Khaliif Oo Loo Diiday Inay Galaan Laascaanood, Toosna U Aaday Widhwidh-Sawiro
Posted by Ruugcadaa on March 31st, 2017
Kooxdan oo shilimaad aan badnayn jeebka loogu soo riday oo ay ku doorsadeen damiirkoodii iyo qadiyadii Khaatumo isla markaana shacabka ka qarinaya xaqiiqada jirta oo ah inay ku biireen maamulka hadana ay ba laascaanood kusoo dhaweeyaan ciidamada Somaliland. 8 qodob oo qooto qooto ah laguna qarinayo heshiiska dhabta ah ayey ka sheegeen Jabuuti, dadka reer […]

Posted in
Warar
Comments Off on Kooxdii Cali Khaliif oo kasoo dagay magaalada la haysto ee Laascaanood
Posted by Iftiinshe on March 31st, 2017
Sida aanu wararka xuuraanka ah ku helayno waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Laascaanood ku soo wajahan Kooxdii Cali Khaliif ee looga bartay qodobada caatada ah inay mar walba la soo laabtaan, inkastoo ay taasi ka jeclaayeen inay shacabkooda u cadeeyaan inay ku biireen Somaliland, misana baqdin iyo waxay isleeyihiin aarmay shacabku idinku kacaan, sidaasi awgeed […]

Posted in
Warar
Comments Off on Kooxdii Cali Khaliif Oo Ku Soo Wajahan Garoonka Diyaaradaha Laascaanood
Posted by Iftiinshe on March 31st, 2017
Shir maanta ay magaalada Garowe ku yeesheen Golaha Xukuumada Puntland oo uu shir-guddoominayay Madaxweyne Gaas ayaa lagu Ansixiyay heshiis la sheegay in ay horey u wada galeen Puntland iyo shirkadda dhismaha ee China Civil Engineering Construction Corporation (CCECC).

Posted in
Warar
Comments Off on Puntland Oo Heshiis Shiidaal Baadhis Ah La Gashay Shirkad Shiinaha Laga Leeyahay
Posted by Iftiinshe on March 31st, 2017
Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa ansixiyay qorshe milateri oo dhigaya in ciidamadda Mareykanka ay dardargeliyaan dagaalka ka dhanka ah ururka Alshabaab. Qorshahan ayaa milateriga Mareykanka u ogolaanaya in weeraro dheeraad ah oo dhanka cirka ah ay ka fuliyaan koonfurta Soomaaliya, Sidoo kalena ay ballaariyaan taageerada ay siiyaan ciidamada dowladda.

Posted in
Warar
Comments Off on Maraykanka Ayaa Sii Xoojinaya Weerarada Lagu Baabi’inayo Alshabaabka
Posted by Iftiinshe on March 31st, 2017
Duuliye ka tirsan shaqaalaha Qaramada Midoobay ayaa lugtiisa ku waayay sida ay muujiyaan sawirro lasoo bandhigay kadib markii uu soo weeraray Yaxaas aad u weyn gudaha xeebta Badweynta India ee Magaalada Muqdisho.

Posted in
Warar
Comments Off on Duuliye Qaramada Midoobay Oo Yaxaas Lug Ka Goostay-Sawiro
Posted by Iftiinshe on March 30th, 2017
Kulamadani oo u socday maamulka Somaliland iyo maamulka Khaatumo ee madax ka noolka ahi durba waxaa soo ifbaxaysa kulamadaasi inay yihiin kuwo muuqaal iyo saansaan eeg kuwii Soomaaliya iyo maamul beeleedka Somaliland horey u dhex mari jirey, dhaqaalaha ku baxaya shirarkanina wuxuu ka yimaada dhinaca maamulka Somaliland, hase ahaatee qodobadani ay hada soo saareen waa […]

Posted in
Warar
Comments Off on Kulankii Jabuuti Oo Ay Mar Kale Ka Soo Baxeen Qodobo Caato Ahi-DAAWO
Posted by Iftiinshe on March 30th, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa kulan gaar ah kula qaatay Magaalada Camaan Boqorka dalka Jordan Boqor Cabdalaha Labaad, kadib markii uu soo dhamaaday kulankii Madaxda Jaamacada Carabta ee dalkaasi lagu qabtay.

Posted in
Warar
Comments Off on Madaxweyne Farmaajo Oo Kulan La Qaatay Boqorka Jordan-Sawiro
Posted by Iftiinshe on March 30th, 2017
Pilot ama darawal diyaaradeed oo u shaqeynayay shirkadda diyaaradaha American Airlines ayaa dhintay xilli uu diyaarad rakaab dejinayay kaddib markii ay soo wajahday xaalad caafimaad.Dhacdadan ayaa waxaa ay ka dhacday Arbacadii eynu soo dhaafnay garoonka diyaaradaha Albuquerque, New Mexico.

Posted in
Warar
Comments Off on Darawal diyaaradeed oo dhintay xilli uu diyaarad rakaab ah dejinayay
Posted by Iftiinshe on March 30th, 2017
Itoobiya ayaa afar bilood oo kale ku kordhisay xaaladda degdegta ah ee dalku ku jiro. Go’aanka waxaa si aqlabiyad leh u ansixiyey baarlamaanka, kaasoo 100% uu gacanta ku hayo xisbul xaakimka EPRDF.

Posted in
Warar
Comments Off on Muddada Xaaladda degdegta ah ee Itoobiya oo la kordhiyey
Posted by Ruugcadaa on March 30th, 2017
Shir magaalada jabuuti uga socday kooxda Cali Khaliif iyo maamulka Somaliland ayaa sida aanu warka ku hayno soo gabo gaboobay doraad (talaadadii) iyada oo la sheegay in ugu danbayn ay (Arbacada) oo ahayd shalay ay soo saari doonaan qodobadii lagu heshiiyay.

Posted in
Warar
Comments Off on Shirkii Jabuuti Maxaa Kasoo Baxay?….
Posted by Iftiinshe on March 29th, 2017
Allah Mahad Leh-Geeridu waa xaq-waxaanu halkan tacsi uga soo direeynaa qoyskii,eheladii,asxaabti iyo guud ahaanba Ummadda Reer SSC geerida ku timi Marxmuun Ex-Wasiir-Yaasiin Axmed Sulub AUN aamiin Janatul fardoowsa Allah ha ka waraabiyo,dhammaanteen samir iyo iimaan ha inaga siiyo aamiiin.

Posted in
Warar
Comments Off on MOORAL JABKA QURBA JOOGA IYO GO’DOONKA RAXAN KHAYAANO.
Posted by Ruugcadaa on March 29th, 2017
Fanaanka wayn ee Soomaaliyeed ee Nimcaan Hilaac ayaa shucuurtiisa Soomaaliwayn ku muujiyay hees la magac baxday Nuurkii Soomaaliwayn. Halkan Ka Daawo Heestu waxay timi in yar kadib markii si cunsiriyadaysan looga saaray kooxda xidigaha oo imika isu badalay beel, isla markaana lumiyay taageeradii ay shacabka Soomaaliyeed u hayeen. www.ruugcadaa.com

Posted in
Warar
Comments Off on Hees cusub, NUURKII SOOMAALIWAYN & Nimcaan Hilaac – Video
Posted by Iftiinshe on March 29th, 2017
Jaalliyadda Sool Iyo Sanaag ee ku dhaqan wadanka Imaaraadka carabta kulan ay yeedheen taariikhu markay ahayd 28/March/2017, waxay aad ugu gorfeeyeen arimo fara badan kuwo dhinaca gobolada SSC ku taxaluqa oo ay si weyn isula jeexjeexeen, si buuxdana waxay u taageereen madaxweyne Farmaajo waxaana kulankaasi wada xaajoodka ah ka soo baxay qodobo ay ka mid […]

Posted in
Warar
Comments Off on Jaalliyadda Sool Iyo Sanaag Ee Imaaraadka Oo Taageeray Madaxweyne Farmaajo-Sawiro
Posted by Ruugcadaa on March 29th, 2017
Kulan ay maanta isugu yimaadeen xildhibaanada dowlada federaalka Soomaaliya ayay cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen golaha wasiirada cusub ee dowlada Khayre oo uu ka jiray muran ka taagan awood qaybsiga, iyada oo lagu eedeeyay in uu jiray sad bursi loo sameeyay beelaha qaar. Cod loo qaaday wasiirada cusub ayaa waxaa ogolaaday 220 xildhibaan, halka ay […]

Posted in
Warar
Comments Off on Golaha Barlamaanka DF oo cod aqlabiyad ah ku ansixiyay golaha wasiirada cusub
Posted by Iftiinshe on March 29th, 2017
Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goordhaw daah furay Duulimaadkii ugu horeeyay oo toos ah magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi, kadib munaasabad kooban oo ka dhacday garoonka Aadan Cadde.

Posted in
Warar
Comments Off on Duulimaadkii Tooska Ahaa Ee Muqdisho Iyo Nayroobi Oo Bilaabmay
Posted by Ruugcadaa on March 29th, 2017
Waxaa baryahan magaalada Hargaysa kusoo badanayay dad inta la sirxo kadibna hore loosii kaxaysto, in kasta oo ay jiraan qaar ilaahay kasoo samato bixiyay laakiin inta badan dib looma arko qof kii iyo maydkiisiiba. Waxaa la sheegay in fal danbiyeedkan oo kasoo horjeeda diinta islaanka, xuquuqda aadamaha iyo sharci kasta oo aduunka ka jira ay […]

Posted in
Warar
Comments Off on Hargaysa oo lagu qabtay talaagad ay ku jirto xubno dad – Video
Posted by Iftiinshe on March 29th, 2017
Intii aanu shirkaasi qooto qootada ahi ka bilaabmin caasimada wadanka Jabuuti, kooxda Cali Khaliif ee uu isagu soo xushay, ragga qaarkood wuxuu siiyey kun kun doollar oo jicsin ah, qaarkoodna wuxuuba u ballanqaaday lacag kumankun doollar ah, isagoo taasi uga dan leh inuu isticmaalo magacyadooda iyo saxeexyadooda, waana ayaan daro inay qadiyadii Khaatumo maanta isu […]

Posted in
Warar
Comments Off on Maxaa Ka Soo Baxay Shirkii Jabuuti Ee Qooto Qootada Ahaa?!!!
Posted by Iftiinshe on March 29th, 2017
Ra’isal wasaaraha Ingiriiska, Theresa May, ayaa saxeexday warqaddii sida rasmiga ah UK ay ugaga baxaysay Midowga Yurub. Waxay ogaysiis rasmi ah oo waafaqsan qodobka 50-aad ee heshiiskii Lisbon, u gudbin doontaa madaxweynaha golaha Yurub, Donald Tusk, maanta oo Arbaca ah. Warbixin ay siisay golaha baarlamanka Ingiriiska, ayey Ra’isal Wasaaruhu ugu sheegtay xildhibaannada in tallaabadani astaan […]

Posted in
Warar
Comments Off on Ra’isal wasaaraha Ingiriiska oo saxiixday warqadii dalku kaga baxayey Midowga Yurub
Posted by Iftiinshe on March 29th, 2017
Annagoo ah aqoonyahanka hoos ku xusan, markaanu aragnay: Wadcigan jaahwareerka ah oo la dhaxalsiiyay dadka reer SSC oo ay sababteeda leeyihiin kooxda khaatumo ku qadhaabta ee Cali Khalif hogaaminyo oo siyaasadoodu tahay in ay ku biiraan maamulka Somaliland iyaga oo isticmaalaya magac maamul la yiraahdo Khatumo oo meelna aan ka jirin, kana talin meel ka […]

Posted in
Warar
Comments Off on Aqoon yahano reer SSC ah oo BAAQ soo saaray
Posted by Iftiinshe on March 28th, 2017
Wararka aanu ka helayno wadanka Imaaraadka ayaa sheegaya dhawaan waxaa magaalada Berbera ku soo fool leh Wasiirka duuliska ee dowaladda Imaaraadka Saif Mohammed Al Suwaidi, waxaanu booqasho ku aadi doonaa magaalada Berbera oo ay horay ula wareegeen dekedda, oo ay ku dhaafsadeen dhaqaale yar oo ay kooxda Siilaanyo jeebadaha ku shubatay.

Posted in
Warar
Comments Off on Dawlada Imaaraadka Oo Ku Hawlan Arimo Khatar Ku Ah Jiritaanka Soomaaliya
Posted by Iftiinshe on March 28th, 2017
Cilmi baaris cusub ayaa lagu ogaaday in cabbitaanka bunku uu ka hortag fiican u yahay cudurka unugyada maskaxda dila ee Al-zheimers ka iyo isku dhex daadashada maskaxda, isla markaana uu la dagaalamo raadadka ka dhashay cudurradani haddii ay qofka ku dhacaan. Natiijada daraasaddan oo lagu tilmaamay bishaaro farxad u leh dadka bun cabka ahi […]

Posted in
Warar
Comments Off on Cabitaanka Bunku Waa Ka Hor Tagga Isku Daadashada Maskaxda(Al-zhemers)
Posted by Iftiinshe on March 28th, 2017
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa saaka ku sii jeeda dalka Jordan, halkaasoo uu uga qeyb galayo shir madaxeedka Jaamacadda Carabta. Safarkan ayaa ah kii 3aad ee uu dalka uga ambabaxo, tan iyo markii la caleema saaray bishii hore, sidoo kale waxaa uu maanta dalka ka dhoofaya labo cisho kaddib markii uu ka soo laabtay […]

Posted in
Warar
Comments Off on Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Qaybgalaya Shir Madaxeedka Jaamacadda Carabta
Posted by Iftiinshe on March 28th, 2017
Booliska Ingiriiska ayaa sheegay in aanay hayn cadeyn la xidhiidhinaysa ninkii afarta qof ku diley badhtamaha magaalada London todobaadkii aynu soo dhaafney kooxda la baxdey Dawladda Islaamka ama ururka Al-qaacida.

Posted in
Warar
Comments Off on Ninkii London dadka ku laayey xidhiidh lama la lahayn ISIS
Posted by Iftiinshe on March 28th, 2017
Duufaan loogu magac daray Debbie ayaa ku dhufatay dhulka berriga ah ee waqooyiga bari ee Australia, ayadoo wadata roob iyo dabayl saacaddii ku socota ilaa 270 KM. Maamulayaasha gobolka Queensland ayaa sheegay in ubucda duufaanta ay haleeshay meel u dhaxaysa magaalooyinka Bowen iyo Airlie Beach, ka dib markii ay soo garaacday jasiirado xeebta u dhow.

Posted in
Warar
Comments Off on Duufaan Garaacday Australia
Posted by Iftiinshe on March 27th, 2017
Dadaalo xooggan oo kalsoonida loogu raadinayo Xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa socda, iyadoo wajahaya culeys aan yareyn oo uga imaanaya Guddoonka Baarlamaanka oo doonaya inuu faragelin ku sameeyay dhismaha Golaha Wasiirada. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo shalay gelinkii dambe dib ugu soo laabtay dalka ayaa xalay ku biiray dadaalada kalsooni raadinta Xukuumadda […]

Posted in
Warar
Comments Off on Ololaha kalsooni raadinta Xukuumada iyo Madaxweynaha oo ku biiray
Posted by Iftiinshe on March 27th, 2017
Shacabka Turkiga ee ku nool lix dal oo Yurub ah ayaa billaabay in ay codkooda ka dhiibtaan aftida, ayadoo ololihii arrintaasi ku saabsan uu sababay muran caalami ah. Dadka ayaa u codeynaya haddii ay doonayaan in Turkiga uu ka wareego awoodda baarlamaanka oo la kordhiyo midda madaxweynaha, taas oo xoojineysa madaxweyne Recep Tayyip Erdogan.

Posted in
Warar
Comments Off on Shacabka Turkiga ee Yurub oo billaabay in ay cadeeyaan
Posted by Iftiinshe on March 27th, 2017
Maxkamad ku sheega magaalada Hargeysa ayaa Xeer ilaaliyaha guud ee maamulkaasi wuxuu dacwado been abuur ah ku soo oogay Weriye Coldoon oo in muddo ahaaba ku xidhnaa xabsiga magaalada Hargeysa, ka dib markii uu ka qayb galay doorashadii Farmaajo ee Muqdisho, Hargeysa markuu soo gaadhayna xabsiga ayeyba isu dhaafiyeen.

Posted in
Warar
Comments Off on Weriye Coldoon Oo Ay Ku Soo Oogeen Dambiyo Been Abuur Ah-Video