Archive for September, 2016

Maxkamadayntii Dhallinyarada Soomaalida Hindiya Oo Dib Loo Dhigay

Wararka ka soo baxaya warbaahinta Hindiya ayaa sheegaya in dib loo dhigay maxkamadii lagu qaaday dhallinyarada soomaaliyeed ee laga soo qabqabtay xeebaaha soomaaliya iyagoo budhcad badeed ah sanadihii 2011 ilaa 2012

Share

Sucuudiga oo Mareykanka uga digay dacwadda weerarkii 2001

Sucuudi Carabiya ayaa ugu baaqday aqalka Congress-ka mareykanka in uusan u ogolaan elehada dadkii ku dhintay weerarkii 11-kii September 2001-dii in ay qaadaan tallaabo sharci ah oo ka dhan ah boqortooyada Sucuudiga.

Share

TIME FOR PROFESSOR GALAYDH TO GO ” By Osman Hassan”

Welcome to a guided tour on Khatumo. And when I talk about present-day Khatumo, it all boils down to one-man show, namely Professor Ali Khalif Galaydh. So expect to him a lot of him for better or worse. For a start, he has a crown. Like the leaders of all the other nameless clan/regional States […]

Share

Wasiirkii Hore Ee Arimaha Gudaha Khaatumo Oo Yidhi “Somaliland Ha Maagina Xilkaad Waayi Doontaane!!!”-Video

Wasiirkii hore ee arimaha gudaha ee Khaatumo Mudane Doolaal wuxuu madal kula kulmay qaar ka mid ah xildhibaanada iyo wasiirada xilalka ka haya maamul goboleedka Khaatumo state wuxuuna ku yidhi isagoo kaftamaya “Somaliland ha maagina hadii kale xilalkiina ayaad waayi doontaa”, aad baana arrinkaasi loogu qoslay.

Share

Yaa Ka Dambeeyey Duqayntii Galmudug?

Sida ay wararka saxa ahi sheegayaan duqayntii loo geystey Galmudug waxaa udubdhexaad u ahaa maamulka Puntland sirdoonkiisa oo siiyey saraakiisha dawlada maraykanka macluumaad khaldan oo  aan sax ahayn, iyagoo markaasi uga gole inay kaga aargoostaan qaraxyadii dhawaan ka dhacay gudaha Gaalkacayo oo ay yidhaahdeen dhinaca Galmudug ayaa laga soo abaabulay.

Share

Jahwareer ka dhashay duqeyntii Maraykanka ee Gaalkacyo

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ciidammadeeda ay duqeyn u geysteen meel u dhow magaalada Gaalkacyo ee bartamaha Soomaaliya oo ay ku dileen sagaal ka mid ah dagaalamayaasha Al-shabaab.  Balse maamulka Galmudug ayaa sheegay in 22 ka mid ah ciidammadooda lagu dilay duqeyntaasi, waxyna ku eedaysay Puntland oo xiriirkoodu uusan fiicneyn inay macluumaad khaldan siisay Maraykanka.

Share

Siyaasi Buubaa oo soo dhaweeyay in kooxda Cali Khaliif ku biiraan SL

Buubaa oo markii uu siyaasada Muqdisho ku fashilmay usoo caro gadistay xaga maamul goboleedka Somaliland ayaa Soo dhaweeyay saaxiibkii Cali Khaliif oo isaga laftigiisa Xamar kasoo caro gedistay. Shir dhawaan lagu wado inuu Dubai uga qabsoomo kooxda Cali Khaliif iyo SNM ayaa lagu wadaa in la iskula soo qaado  isku biirida.

Share

Shirkii kooxda Cali Khaliif uga socday Balicad oo Soo gabo gaboobay – Video

Shirkan oo loogu gogol xaadhayey sidii maamulka Khaatumo iyo Dhulbahante loo hoos geyn lahaa maamul beeleedka Isaaq ayaa kusoo gabagaboobay degmada Balicad. Waxaa si weyn uga dhex muuqday, kuraasta horana fadhiyey qurbo joog hunguri ka hayo xisbiga Kulmiye iyo qaar aanba ogayn wax la kala macaashayo. Khaatumo ka weyn wax shakhsi uu jeebka gashado, ninkii […]

Share

Shirkii Balicad Maxaa Ka Soo Baxay?!!!

Sida aynu la socono waxaa deegaanka Balicad ka socday shir tirada ka soo qayb gashay ay aad u yarayd, balse maalmo kooban socday, ujeedadiisuse maxay ahayd?

Share

Hogaamiyaha SNM Iyo Hawlwadeenada Khaatumo Waxay Ku Kulmi Doonaan Imaaraadka Carabta

Sida aanu ku helayno xogaha hoose waxay tibaaxayaan wadanka imaaraadka carabta waxaa ku kulmi doonaa hogaamiyaha maamul beeleedka Somaliland iyo qaar ka mid ah odayaashi la odhan G10, halkaana waxay isku dhaafsan doonaan wada hadalo la xidhiidhi sidii maamulka Khaatumo saamigooda looga siin lahaa maamul beeleedka Somaliland oo haatan haysta kuraasta ugu badan barlamaanku sheegooda.

Share

Sheekh Shariif Oo Sheegay Inuu Koonfur Iyo Waqooyi Wada Hadal U Furi Doono (Video)

Sheekh shariif oo u shaaca ka qaaday hadii uu ku guulaysto madaxweynanimada Soomaaliya wuxuu wada hadalo u furi doona waqooyi iyo koonfur soomaaliya si markaasi loogu soo dabaalo midnimada soomaaliya, wuxuuna maamulada maanta jira uu ku sheegay kuwo kumeel gaadh ah, meeshana way ka bixi doonaan.

Share

SOOMAALIYA IIB MA AHA ? …. !!

Walaalayaal ama akhristayaal waxaa beryahan soo if baxeysa in soomaaliya dalal badani Ay Dilaalayaan oo ay IIB ku raadinayaan dalka soomaaliya , laakiin kuwa Sidaas sameynayaa SOOMAALIYA aqoon baa ugu laaban, oo si fiican uma yaqaaniin . SOOMAALIYA way jabtay laakiin wey kabmeysaa si dhakhso leh .

Share

Mukhalas Amaba Tahriibiye Lagu Garaacay Gudaha Talyaaniga

Mid ka mid ahaa mukhalasiintii soomaalida ee sida arxandarada ah u silcin jirey soomaalida ka tahriibaysa liibaya ayey koox dhallinyaro ah garaaceeen. 

Share

Cali Khaliif oo Laascaanood laga haysto ayaa Gaalkacyo u hanjabay – Video

Shirkii Cali Khaliif ee Balicad oo isu badalay fadhi ku dirir laga Soo jeediyo hanjabaado madhan oo dadka lagu maaweeliyo sacabna loogu tumo, sidoo kalena noqday goob lagu aflagaadeeyo dhuubabka Dhulbahante oo lagu tilmaamay wax magarato bahalo ah.

Share

G.Saleebaan G. Maxamed & G.Cabdisalaam oo taageeray shirka Buuhoodle

Labadan garaad oo khadka talefoonka isku xaal waraystay, mad madow soo kala dhex galayna ku dhameeyay ayay wararku intaas ku darayaan in ay isku afgarteen taageerida shir ay iclaamiyeen duubabka Dhulbahante oo la qorsheeyay inuu Buuhoodle ka dhaca bisha November ee sanadkan.

Share

Galaydh Iyo Siilaanyo Oo Imaaraadka Ku Ballansan

Wararka aanu helayno waxay sheegayaan wadanka imaaraadka waxaa ku kulmaya hogaamiyaha maamul beeleedka Somaliland iyo madaxweynaha maamul goboleedka Khaatumo.

Share

Wasiir Falaalug oo Soo bandhigay qalabkii diiwaan galinta ee uu kasoo qabtay Laascaanood – Video

Wasiirul dowlihii hore ee Amniga ee maamulka Khaatumo state of Somalia Mudane Falaalug ayaa Soo bandhigay isla markaana meel fagaaro ah ku gubay qalabkii diiwaan galin gobolka Sool oo ciidan uu hogaaminayey kasoo qabteen magaalada Laascasnood. Wasiirkan oo guulo badan kasoo hooyay hawlgalo uu ka fuliyay gudaha deegaamada SSC ayaa dhawaan xilkii uu hayey ku […]

Share

Dawlada Kenya Oo Shaacisay Shidaal Baadhistii Soomaaliya Inay Joojisey

Dawlada Kenya ayaa shaacisay inay hakisay shidaal baadhistii ay ka waday biya badeedka ay soomaaliya ku muransan yihiin waxaanay arrinkaasi ku sababaysey kiis dacwadeed ka furmay wadanka Holland oo dhawaana la sugayo go’aankiisa.

Share

Ciidamo Qabsaday Bangiga Magaalada Garoowe

Ciidamo gadoodsan oo aan mushahaarooyinkooda qaadanin muddo sanad ku dhawaan ah ayaa shalay ku soo dhaqaaqay gudaha magaalada Garoowe bangi ku yaalay, isla markiibana way isku wareejiyeen dhismihii bangigaasi.

Share

Abwaanimadu Waa Shay Guda-Weyn

Abwaaninadu waa shay ka gudo-weyn hal-abuurnimada, waxaase aad uyar inta kala saari karta xilligan, abwaanku maaha nin sameeya riwaayad, jiifto, jacbur, gabay qudha, majaajilo, hees iwm, abwaanku wuxuu soomaalida ugu jiray kaalinta ummadaha kale ay ugu jirto #maktabadu.

Share

Galaydh Oo Gaas U Jawaabaya-Video

Waa tii ay horey u dhacday inuu hogaamiyaha Puntilaan Mr Gaas, waa kii mar hawada u soo mariyey madaxweynaha Khaatumo state of Somalia hadal cajarafayn iyo ku digashaba isugu jirey, hase ahaatee Mr Galaydh oo ku sifoobay nin aan baydh laga la tegin, wuxuu isna jawaabtii hadalka Gaas uu bixiyey xilligan oo uu ku sugan […]

Share

Isimadii Higlada Ku Shirayey Meel Ku Sheega!

Kooxdii isimada dhaqanka ee dabka ku shidatey Higlada waxay isugu jireen laba kooxood oo la kala safnaa Maamul beeleedka SNM iyo Maamulka Maxamuud Saleebaan, shirkii ay halkaasi ay ka wadeen yaa ka dambeeyey?Maxaase ahayd ujeedadiisu? 

Share

Kaftanka Siyaasada iyo Badii Soomaaliya, Isimadda Khaatumo oo Dibad Wareeg Ah(Video)

Weriye Cali Xaraare iyo Yaasin Ducaale waxay inoo wadaan barnamijka caan baxay ee kaftanka siyaasada oo ay maalinba meel diirada ku saaraan, allaylehe meeshaan la rabay haday shiishka la heleen, waana isimada dhaqanka SSC ee iyagu guurguura, maalin walbana shaashadaha warbaahinta hor taagan sidii ay yihiin siyaasiyiin.

Share

Kulan Dhexmaray Itoobiya Iyo Cadde Muuse, Maxaadse Ka Fahamtay Kulankaasi? (Video)

Waxaan idin soo bandhigaynaa muuraal Hordhaca oo ku saabsan kulan ay yeesheen madaxda dawlada Itoobiya iyo Cadde Muuse xilligii uu hogaamiyaha ka ahaa maamulka Puntland, hase ahaatee markii uu maamul beeleedka Somaliland uu qabsaday magaalada Laascaanood wuxuu Cadde Muuse oo sita tuute beenaadkii malatariga wuxuu tilmaamay qabsashada Laascaanood in ay ka dambeeyeen dawladaha deriska… Muuqaalkani isagoo […]

Share

Weriyayaashii Jibaysnaa Weli Jeelkii Jidda Bay Ka Dhex Jiiq Leeyihiin

Intii lagu guda jira gudashada waajiibaadka xajka, waxaa dhinaca magaalada Hargeysa xujayda ka soo raacay kooxo jibaysan oo wata calan aan la aqoonsanayn iyo kamarado ay la ordayeen, ka dibna waxay la dhex ordeen maalayiinkii muslimka ahaa ee caalamka isaga kala yimi, taasi dhib malahee hawlo aan loo dirin ayey daf iska yidhaahdeen.

Share

Madxafka dadka Madaw ee Maraykanka ah oo laga furay Washington DC

Madaxwaynihii u horeeyay ee Madaw ee dalka Maraykanka soo mara ayaa si rasmi ah xariga uga jaray matxafkii qaran ee ugu horeeyay ee lagu soo bandhigo taariikhda dadka madaw ee Maraykanka ah.  Madxafkaas ayaa xarigga lagaga jaray magaalada Washington DC.

Share

Waa Maxey Sababta Ay Kenya U diidan Tahay Dacwada Arimaha Badda La Xiriira In Lagu Dhameeyo Maxkamada Caddaaladda Ee Marka Magaceeda La Soo Gaabiyo La Yiraahdo ICJ.

Dad badan oo soomaaliyeed ayaa intii ay socotey dacwadii la xiriirtey arimaha Badda ee Soomaaliya iyo Kenya u dhaxeysa ayaa waxa ay is weeydiinayeen waa maxey sababta ay madaxdii iyo sharci yaqaanadii ka socdey dhinaca Kenya ay ugu dhegan yahiin in aan loo baahneyn in ay dacwadan gasho Maxkamada Caddaaladda ee marka magaceeda la Soo […]

Share

Luqada Ingiriisigu Adduunka Ayaa Isku Afgarta

Af Ingiriisku waa luuqad aqoon badan lagu qoray duniduna hadda isku afgarato. Anigu muddo xooga ah baan baranayey waxna waa iiga yara iftiimeen welina iyada iyo kuwo kaleba waan kudaba jira, haddaba qofkii raba in uu barto ama xoojiyo Af Ingiriiska waxaan odhanlahaa waxyaalahan hoos aan ku qoray xoogga saar.

Share

Afhayeenka Khaatumo Ee Imaaraadka Oo Taageeray Baaqii Garaad Saleebaan-Video

Afhayeenka imaaraadka carabka ee jaalidaha Khaatumo mudane Rashiid Diiriye Faarax (Kadeed) ayaa baaq taageero oo waafi ah gaadhsiinayaa Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo dhawaan baaq lagu diirsaday ka soo saaray beelaha Isaaq ee isku laayey deegaanada Dogoble iyo Shoodhe oo ay iska leeyihiin Dhulbahante.

Share

Hooyo Soomaaliyeed Iyo Shanteeda Carruura Oo Ay Dad Cadaan Ahi Badbaadiyeen

Magaalada Bristol oo tirsan wadanka Ingiriiska hooyo soomaaliyeed oo dhashay shan carruur ah ayaa guri ay ku jirtey muddo dhan 12 sanadood, ayuu mulkiilihii aqalka lahaa damcay inuu xoog kaga saaro, balse waxaa aqalkii isku wareejiyey kumaanaan cadaan ah oo ay deris ahaayeen.

Share
Powered by WordPress