Archive for July, 2016
Posted by Iftiinshe on July 31st, 2016
C/samad Maxamed Cali Gallan ayaa meel u dhaw Degmada Carmo kula kulmay Sarakiil ka socota Dowladda Itoobiya oo ka baxay Magaalada Garowe. Saraakiisha Itoobiyaanka ah ee la kulmay Galan ayaa waxaa ka mid ah Qunsulka Itobiya u fadhiya Magaalada Garowe iyo Saraakiil ciidan,waxaana u jeedkoodu uu ahaa in ay wada hadal u furaan Gallan iyo Madaxweynaha […]

Posted in
Warar
Comments Off on C/samad Gallan & Saraakiil itoobiyaan ah oo ku shiray Carmo
Posted by Iftiinshe on July 31st, 2016
Run ahaantii beryahan dambe waxaa soo baxayey hadalo laysla dhex marayey, kuwaasi oo ay qayb ka yihiin horgalada cusub ee qarnigan u xuubsiintay inay u adeegaan maamulka siilaanyo ee hada sii liicaya, iyagoo markaasi karaamadii shacabkooda siistey shillimaad beritaba ay ka gaajaysan yihiin, ifkana magac xumo u ah aakhirana alla og xaalkoodee, barnaamijkan kooban ayaan […]

Posted in
Warar
Comments Off on Kee Baa Run Sheegayaa SNM Iyo Maamulka Khaatumo?!!(Video)
Posted by Iftiinshe on July 30th, 2016
Ololaha doorashada Madaxweynenimada ee Hillary Clinton ayaa loo dhacay, kadib markii la sheegay in lagu soo qaaday weerar xaga Internet-ka. Warbaahinta Mareykanka ayaa sheegaya in weerarkan uu qeyb ka ahaa weeraro si is-daba joog ah oo saacadihii la soo dhaafay lagu qaadayay Waaxyaha kala duwan ee Xisbiga Dimoqraadiga, waxaana lagu jabsaday macluumaadyo iyo sir ku […]

Posted in
Warar
Comments Off on Ololaha Hillary Clinton ee dhinaca Internet-ka oo la jabsaday
Posted by Ruugcadaa on July 30th, 2016
Safiirka dowlada Turkiga u fadhiya Muqdisho oo maanta shir jaraa’id qabtay ayaa la su’aalay in dowladiisu aqoonsatay baasaboorka macmalka ah ee maamul beeleedka in Isaaq ee Somaliland. Safiirka wuxuu sheegay in ay baasaboorka Somaliland u aqoonsadeen inuu yahay Teesaro ama ID Card. Hadalkan ayaa meesha Ka saaraya beentii shacabka lagu maaweelinaayay 25 sano ee ugu […]

Posted in
Warar
Comments Off on Turkey oo baasaboorka Somaliland u aqoonsatay ID card
Posted by Iftiinshe on July 29th, 2016
Maalmahan dambe waxaa soconayey kulamo dhagaraysan oo la doonayo in shacabweynaha dega gobolka Sool in lagaga magac doonto maamul beeleedka Somaliland, siiba kooxaha hada hogaan ku sheegooda u haya, waxaanay qabteen shirar afduub iyo gumayn ah, si markaasi loogu gaadho danaha gaarka ah ee laga lahaa, sida inay u dareeraan codayn aan la garanaynin waxay […]

Posted in
Warar
Comments Off on Maamulka Khaatumo Ma Ka Hadlay Hadalka Ka Soo Yeedhay Horgaladii Adhicadeeye?
Posted by Iftiinshe on July 29th, 2016
Maamul beeleedka Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay suldaan magaciisa la yidhaahdo Suldaan Cali Qaanjo oo ka soo jeeda beelaha dega degmada Berbera, waxaana xadhigiisa loo nisbeeyey inuu maleegayey falal sharci daro oo ay ku sheegeen qaran dumis, isagoo kuna dhawaaqay shir beeshiisa ah oo la yidhaahdo (Baxrasaaf), balse arrintani waxay cadaynaysaa daldaloolada ka muuqda kooxha […]

Posted in
Warar
Comments Off on Maamulka Siilaanyo Oo Xabsiga Dhigay Suldaan Beeleed(Video)
Posted by Iftiinshe on July 29th, 2016
Waxaanu jeclaysanay in aanu hortiina keeno xilligii Carta Iyo Dhaartii Cabdiqaasim Salaad Xasan oo ahayd mid miisaankeeda iyo culayskeeda wadatay, waxaana xilligaasi oo ahaa mid aad u adag oo gebi ahaanba dalka soomaaliya uu halakeeyey burburkii iyo dagaaladii sokeeye, misana waxaa xilligaasi caasimada soomaaliya qoor sagaaro ku haystey shakhsiyaadkii caan baxay ee afka qalaadna loogu […]

Posted in
Warar
Comments Off on Xilligii Carta Iyo Cabdiqaasim Salaad Xasan(Daawo)
Posted by Ruugcadaa on July 28th, 2016
Abaaro salaadii makhrib kadib ayaa dablay hubaysan waxa ay dhaawac halis ah gaarsiiyeen Ilaahay ha uu boogo dhayee, Gudoomiyaha Telesom ee Sool Cabdirisaaq Dhabayaco, haatan xaaladiisa caafimaad waxaa lagu sheegay mid halis ah laakiin degan. Ilaa iyo hadda cidii gaysatey falkan waxashnimo lama qaban, shacabkuna aad ayey u hadal Hayaan falkan iyo cida ka danbaysay. […]

Posted in
Warar
Comments Off on Gudoomiyaha Telesom ee Laascaanood Cabdirisaaq Dhabayaco oo caawa la dhaawacay
Posted by Ruugcadaa on July 28th, 2016
Warar isasoo taraya ayaa tibaaxaya in wadahadalo ay u socdaan maamul beeleedka Isaaq iyo maamulka Khaatumo State of Somalia. Horgalka maamulka Hargaysa u qaabilsan biyaha Horgal Baashe ayaa Ka dhawaajiyay inuu jiro wadahadal si qarsoodi ah ugu socda labada dhinac. Ilaa iyo hadda maamulka uu gar wadeenka Ka yahay Cali Khaliif kama uusan hadlin eedeymaham […]

Posted in
Warar
Comments Off on Maxaa ka jira wadahadalo u socda Khaatumo iyo SNM?!!! – Video
Posted by Iftiinshe on July 28th, 2016
Wararka aanu ka helayno magaalada Hargeysa waxay sheegayaan inuu dhawaan kulan qarsoodi ahi ku dhex maray aqalka Morgan ee looga arimiyo maamul beeleedka Somaliland odayga Siilaanyo ee ah qorax casar joogta iyo Suldaan Siciid, waxaana uu kulankaasi noqday mid ay waxna isku af garteen waxna ay dib u dhigteen.

Posted in
Warar
Comments Off on Maxaa Ka Jira Suldaan Siciid Inuu U Diga Rogtay Dhinaca Maamul Beeleedka SNM?!!!
Posted by Iftiinshe on July 28th, 2016
Qormaddii 1aad:¬ Waxa aan ku bilaabayaa magaca Eebbe, Eebbahaa oo ay u sugnaatay naxariista guud iyo naxariista gaar. Ilaahayow adiga ayay kuu sugnaatay mahad badan. Khaatumo maxay u hanaqaadi weyday?Horta marka hore labo dhacdo aan kuugu Bar-Bar dhigo khaatumada maanta joogta: 1: soomaaliland iyo samaysinkeedii markii la samayeey iyo markay hanaqaaday immisa sano baa udhaxeeyey ? […]

Posted in
Warar
Comments Off on KHAATUMO MAXAY U HANAQAADI WEYDAY? Part 1 & Part 2
Posted by Iftiinshe on July 28th, 2016
Wararka aanu ka helayno deegaanada widhwidh iyo banyaal waxay sheegayaan in beesha Guuleed Garaad isla qaadatay in shirweynaha beesha loo soo raro Widhwidh, ka dib markii ay dhawaan ka dhawaaqjiyeen beesha Cali Faarax(Cali Barkad) in shirweynahaasi loo soo wareejiyo, si markaasi xulashada Garaadnimadu u noqoto mid la isaga wadaa raalli yahay.

Posted in
Warar
Comments Off on Beesha Guuleed Garaad Oo Aqbashay In Shirweynaha Loo Soo Raro Widhwidh
Posted by Iftiinshe on July 28th, 2016
Mid ka mid ah abwaanada da’da yar ee ka soo jeedaa deegaanada Khaatumo state of somalia, magaciisana la yidhaahdo Cabduraxmaan Awtaad,ka dib markii uu arkay dhibaatadii dhex martay labada beelood ee walaalaha ah, xuduntooduna ay ku wada aasan tahay gobolka Sool, wuxuu u tiriyey gabay la magac baxay Wabax Taraar, oo uu si hufan ugu la hadlayo, […]

Posted in
Warar
Comments Off on Gabaygii Wabax Taraar Oo Ku Wajahan Beelaha Bararasame Iyo Qayaad(Daawo)
Posted by Iftiinshe on July 28th, 2016
Dhiig yari waa tirada unugyada dhiigga cas-cas oo ka yar sidii caadiga ahayd. Unugyada dhiigga cas-cas waxay ogisjiinta u xanbaaraan qaybaha jidhka oo dhan. Marka ay tirada unugyada dhiigga cas-cas yar yihiin, ogsijiin yar ayaa soo gasha qaybaha jidhka. Tani waxay qofka ka yeeli kartaa mid dareema in uu daallan yahay oo daciif yahay.

Posted in
Warar
Comments Off on Dhiig Yari (Anemia)
Posted by Iftiinshe on July 28th, 2016
Kooxda Alshabaab ayaa shaacisay taariikhda xildhibaankii hore ee is-miidaamiyaha noqday, iskuna qarxiyay magaalada Muqdisho shalay, waxaana taariikhdaasi ka muuqda sida Alshabaab u bedeleen Saalax Nuux Ismaaciil (Saalax Badbaado).

Posted in
Warar
Comments Off on Taariikhda Ex. Xildhibaan Saalax Badbaado (ninkii isku qarxiyey garoonka) Iyo Sida Al Shabaab u Bedeleen
Posted by Iftiinshe on July 28th, 2016
Waxaanu idin soo gudbinaynaa gabaygan soo socda oo magaciisa la yidhaahdo Macnamale Adduun waxaana curiyey abwaan reer Khaatumo magaciisana la yidhaahdo Hurre Dabayl, waana gabay uu wax badan ku miisaamayo, hogo tusaalooyin badana xambaarsan sida in aysan wax qiima leh ku fadhiyin adduunyadu.

Posted in
Warar
Comments Off on Gabaygii Macnamale Adduun Iyo Abwaan Hurre Dabayl(Daawo)
Posted by Iftiinshe on July 28th, 2016
Run ahaantii maalmahan dambe waxaa deegaanada Nugaasha dhex ordaya kuwo horgalo ah oo cusub, waxaana gadaal ka soo riixaya horgaladii saabaangabka ahaa ee iyaga horey looga muraadsaday, idil ahaantoodna waxay u guclaynayaan dirta waqooyiyeey na gumeeya gacmahaan idin hoos dhiganaye….

Posted in
Warar
Comments Off on Horgalada Cusub Iyo Kuwii Horeba Waa Baadi Irmaan
Posted by Iftiinshe on July 28th, 2016
Buuhoodle Waxaa Lagu Qabtay Xaflad Balaadhan oo Lagu soo Afjarayey Khilaafkii Ganacsatada Buuhoodle oo Mudooyinkani Laga dareemayey Deegaanka Buuhoodle” Kadib Markii Ganacsatada Gobolada Bay iyo Bakool iyo Ganacsatada Deegaanka Buuhoodle Khilaaf soo Kala Dhexgalay.

Posted in
Warar
Comments Off on Buuhoodle Lagu Soo Afjaray Khilaaf Muddo Ka Aloosnaa(Daawo)
Posted by Iftiinshe on July 28th, 2016
Wiil uu awoowe u yahay Madaxweynihii hore ee Kenya Daniel arap Moi ayaa maanta la soo taagay Maxkamad, kadib markii lagu soo oogay dacwad la xiriirtay inuu xaday labo taleefano oo kuwa gacanta ah.

Posted in
Warar
Comments Off on Madaxweynihii hore ee Kenya wiil u awoowe u yahay oo loo Maxkamadeeyay Taleefano uu xaday
Posted by Iftiinshe on July 28th, 2016
Dowladda Turkiga ayaa amartay in la xiro xarumo badan oo kale oo warbaahin ah, xilli ay sii waddo nadiifinta ballaaran ee ay ku hayso hay’adaha dowladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay kaddib afgambigii dhicisoobay 15-kii bishan.

Posted in
Warar
Comments Off on Dowladda Turkiga Oo Xidhaysa Warbaahin Kale
Posted by Ruugcadaa on July 27th, 2016
Telefishanka Qaranka Soomaaliya ayaa barnaamij ka diyaariyay shir magaalada Nairobi ugu qabsoomay aqoonyahano, siyaasiin, ururada haweenka iyo xildhibaano kasoo jeeda deegaanka Khaatumo State of Somalia. Halkan Ka Daawo www.ruugcadaa.com

Posted in
Warar
Comments Off on TV Qaranka oo barnaamij Ka diyaariyay shirkii Nairobi – Video
Posted by Iftiinshe on July 27th, 2016
Waxaan amintan idin soo bandhigaynaa fanaanka soomaaliyeed ee Xasan Aadan Samatar xilli uu aad u yaraa iyo heestii uu waqtigaasi qaadayey oo la yidhaahdo (Qarad) oo uu curiyey Macallin Shirwac oo maamul dugsi sare ka ahaa magaalada Muqdisho, sida uu noo sheegayna heestaasi wuxuu u sameeyey marwadiisa oo isla magacana la odhan jirey.

Posted in
Warar
Comments Off on Xasan Aadan Samatar Oo Qaadaya Heesta Qarad Xilli Uu Aad U Yaraa(Video)
Posted by Iftiinshe on July 27th, 2016
Waxaa magaalada Nairobi ee Caasimada Dalka Kenya Kadhacay shir Saacado badan qaatay oo ay isku arkeen jaaliyadda Reer Khaatumo ee Ku dhaqan Dalka Kenya iyo Waliba Xubbno Ka Tirsan Jaaliyaddaha KHaatumo ee Ku dhaqan daafaha Caalamka iyo Qaar Ka mid ah Laf dhabarta KHaatumo ee Baalka Dahabka ah ugu Qoran shacabkooda.

Posted in
Warar
Comments Off on Jaaliyaddaha KHaatumo oo isku Arkay shir Kadhacay Magaalada Nairobi(Sawiro)
Posted by Iftiinshe on July 27th, 2016
Gabaygan soo socda waxaa curisey Abwaanad reer Khaatumo ah magaceedana la yidhaahdo Amina Mursal Cumar, waxaanay ku matalaysaa Siilaanyo iyo horgalada oo heshiis suuq madow ah kala saxeexanaya, marka dhuuxdidna sawirkaasi suuqa madow ah baa ku soo baxaya, aad baanay abwaanadu ugu mahadsan tahay sida xilkasnimada ah ee ay shiishka ula heshay.

Posted in
Warar
Comments Off on Gabay Laga Matalay Siilaanyo Iyo Horgale Oo Wax Kala Goosanaya(Video)
Posted by Iftiinshe on July 27th, 2016
Xildhibaan hore oo ka tirsanaa baarlamaankii KMG ee dowladdii Sheekh Shariif ayaa ahaa qofkii fuliyay weerarkii is-qarxinta ee ka dhacay agagaarka garoonka diyaaraddaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Posted in
Warar
Comments Off on Xildhibaan Barlamaankii Hore Ka Tirsanaa Ayaa Fuliyey Ismiidaamiinta
Posted by Iftiinshe on July 27th, 2016
Ugu yaraan 13 qof ayaa ku dhimatay shan kalena way ku dhaawacantay laba qarax oo lala eegtay xarunta ciidamada AMISOM ee mgaalada Muqdisho. Goobta qaraxyada ay ka dheceen waxay ku dhowdahay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.

Posted in
Warar
Comments Off on Ilaalada UN oo kamid ahaa dadka qaraxyada ku dhintay
Posted by Iftiinshe on July 26th, 2016
Xiligii inqilaabkii dhicisoobay Todobaadkii aanu soo dhaafney uu ka dhacay dalka Turkiga ayaa waxaa jiray Telefoonka gacanta ee nuuciisa uu yahay iPhone-ka qeybtiisa FaceTime app uu kaalin wayn ka qaatay in afgabigaas u dhicisoobo ama uu fashilmo.

Posted in
Warar
Comments Off on Saxafiyad Reer Turki Ah oo Madaxwayne Erdogan Toos u Baahisey Hadalkiisa Xiligii Afgambiga Uu Socday.
Posted by Iftiinshe on July 26th, 2016
Run ahaantii waayadan dambe waxaa arageedu sii daciifayey dhaqdhaqaaqii Khaatumo state of somalia, oo mar keliya istaagay amaba is dhimay hawlihii dardar gelinta ahaa ee dibada iyo gudaha ka soconayey, ka diba waxaa laga war helay shirka Nayroobi iyo aqoonyahano lagu casuumay, maalmo ayaana shirkaasi jilbaha la isu aastay, si midho dhaxalgal ahi uga soo […]

Posted in
Warar
Comments Off on Shirkii Nayroobi Qodobada Ka Soo Baxay Aragnaye Ma Qaar Kalaa Qarsoon?!!
Posted by Iftiinshe on July 26th, 2016
Ma ogtahay akhristow in qabuuraha adduunka ugu weyn uu ku yaal magaalada ay shiicadu daggan tahay ee Najaf ee dalkaasi Ciraaq? Waxaad moodaa marka aad muuqaalkiisa aragto magaalo dusha laga sawiray.

Posted in
Warar
Comments Off on Xabaalaha Dunida Weyn Oo Kor Laga Sawiray(Video)
Posted by Iftiinshe on July 26th, 2016
In kabadan 10 qof ayaa ku dhimatay laba qarax oo dheceen xarunta ciidamada AMISOM ee mgaalada Muqdisho.

Posted in
Warar
Comments Off on Qarax ka dhacay garoonka Muqdisho oo 10 ku dhimatay