Archive for February, 2016

Habarjeclo Ingiriis Bay Leedahay, Habaryoonis Talaay Leedahay Dhulbahantana Ilaahay Buu Leeyahay

Xilligii uu gumaystaha Ingiriis uu dhex saqaafayey gudaha gobolada Waqooyi ee soomaaliya, qabaailkii uu ugu yimi waxay ahaayeen kuwo raacsan kuwo uu heshiis hoosaadyo la galay iyo kuwo ka soo hor jeeday oo diidanaa xukunkiisa iyo inuu cariga sii joogo…..

Share

Nin waliba hadhuubuu toshiyo haamo gooniyahe”’.

Markay diido midnimada, markeey doonto Tafaraaruqa Markeey diido inay tashato, markeey iska durkiyaan inay Is hogaamiyaan, markeey diidaan inay ismaamulaan, markeey jeclaato inay hogaansamaan, markeey doonaan Hayinimada reeraha kale, markey ka caarido gobonimada, markeey u dhutiyaan Gunimada, marka ka xiga cadow Kud iyo Kaare dil loo arko, marka loo kala fakado shisheeyaha, markeey ku ururto […]

Share

Berlin-Germany .. Chancellor Angela Merkel Oo Ahayd Arddayadi Macalin-keeda Jeclaatay

Angela Merkel oo dhalatay 17 july 1954, waxay ahayd ardayad si aan caadi ahayn kaalinta ugu sarreeya ka gasha waxbarashada, gaar ahaan maadooyinka Fiisigiska, Xisaabta iyo Afka Ruushka, waxay ay is barteen oo xiriir guur dhex maray nin la yiraah Ulrich Merkel oo ay waqtigaas isku fasal ahaayeen, laakiin guurkaasi ma waarin oo waa uu […]

Share

Odayaal Jooga Laascaanood Oo Ku Hanjabaya Dagaalku Garoowe Ayuu Imaan Doonaa(Daawo)

Kadib Xiisad dagaal oo ka Cusboonatay deegaanka Dixin ee Gobolka Sool, ayaa waxaa Arintaasi waxaa ka hadlay Waxgaradka Gobolka Sool, Oo sheegay inaan loo dulqaadan doonin duulaanka ka yimid magaalada Garoowe, Sidoo kalana waxaa laga hadlay Dhibaatooyin badan ee laga tirsanayey Maamulka Puntland.

Share

Kooxdii Dhulboobka Garoowe Oo Dib U Soo Laabtay

Wararka aanu helayno waxay tibaaxayaan kooxdii dhulboobka u socday ee dhinaca Garoowe oo isa soo ciidansaday ayaa dib ugu soo laabtay meel ku dhow meeshii ay ciidamada khaatumo ka baaciyeen.

Share

Dhagaxaanta kalyaha fadhiista (kidney calculus)

Dhagaxaanta kalyaha fadhiista iyo kadimareenka waa mid ku badan dhulkeena, taas oo ay ugu wacantahay cimilada iyo qaab nolaladkeena .  Waa maxay dhagaxaanta kalyaha fadhiista maxay ka samaysanyihiin? horta dhagaxaantani maaha sida kuwa ciida ka samaysan iyo macdanaha kle ee aynu dhulka ku aragno, se kuwani waa kuwo ka duwan islamarkaana ka jilicsan kana samaysma […]

Share

Khasaaraha Dagaalkii Buurowadal(Video)

Ciidamada khaatumo oo weerar xoogan huwiyay saakay maleeshiyad dhulboob ah oo PL ka soo abaabushay deegaanka garoowe kuna sugna dooxada dixin.

Share

Dilal Ka Bilaabmay Magaalada Boosaaso

Maggaalada Boossaaso ayaa Malmahan waxaa ku soo batay Dilalka loo Adeegsado Toorayda oo ka dhaca Xaafadah kala Duwan ee Magaalada , iyadoona Dadka la dilay ay wad ahaayen Dhalinyaro Dadoodu u dhaxayso 18 ilaa 20 sano jir.

Share

Midowga Yurub oo shaacisay inay dhimayo dhaqaalaha ay siiyo ciidamada AMISOM.

War-saxaafadeed laga soo saaray xafiiska Midowga Yurub ayaa looga hadlay weerarkii Al-Shabaab masuuliyadiisa ay sheegteen oo habeen ka hore ka dhacay magaalada Muqdisho.

Share

Duqeymo ka dhacay Suuriya

Wararka ka imanaya Suuriya ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay weerarreen dhowr deegaan oo ku yaalla waqooyiga gobolka Xalab, maalin ka dib markii ay dhaqan gashay xabbad joojin laga gaaray colaada dalkaasi. Ma cadda kooxda lagu bartilmaameedsaday duqeymaha.

Share

Maxamed Cabdi Afeey oo shaaciyey Cidda Somalia bur burisay, Shacabkana lays (Video)

Wakiilka IGAD u qaabilsan Soomaaliya Maxamed Cabdi Afeey ayaa sheegay in dhibaatada Soomaaliya aan lagu eedeyn karin dowladaha Deriska ee Kenya iyo Itoobiya.

Share

Horgal Xaglo oo dib Hargeysa loogu soo celiyay

Horgal Xaglo oo sumcad ku lahaan jiray Buuhoodle iyo shacabka Dhulbahante dhexdooda ayaa haatan dadnimadiisii ku badashay shilimaad iyo inuu noqdo horgal ay cadowgu u isticmaalaan Buuhoodle. Horgalkan ayaa saaka mar kale lagu amray inuu dib Buuhoodle ugu noqdo si uu halkii uga sii wado dhagaraha ay cadowgu usoo wakiisheen. Ninkii dhuumanaayee, dhabarkiisu muuqdaa, WAA […]

Share

Waraysi Lala Yeeshay Cali Daacuun Oo Ah Oday Soomaaliyeed Oo Siyaasi Ah (Daawo)

Wariyaha dhexdhexaadka ah ee Cali Harare ayaa khadka taleefoonka ku tiigsaday Oday soomaaliyeed oo la yidhaahdo Cali Daacuun oo ka mid ah siyaasiyiinta ay soomaalinimadu biya dhigtay, ayaa wuxuu warbixin waafi ah uu ka bixinayaa wixii uu ku soo arkay shirkii Turkiga iyo jabka soomaali lala maagan yahay.

Share

Maxkamad ku taala Holland oo xukuntay Muwaadin Somali ah

Maxkamadda magaalladda Breda ee Koonfurta dalkaasi ayaa waxa la soo taagay Nin Somali-Duchman oo lagu magacaabo Saalim S., kaasi oo lagu soo oogay inuu ku hawlanaa sidii uu 3 Dhallinyarro Magangelyo-doon ah ugu tashkiilin lahaa inay ku biiraan Dagaalka ay Kooxda Daacish ka wadaan dalalka Syria iyo Iraq.

Share

Michael Keating waa mid lama taabtaan go’aanadii kasoo baxay shirka arrimaha Somaliya ee Istanbuul

Wakiilka QM u qaabilsan arrimaha Somalia Michael Keating oo ku sugan magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga, ayaa ka hadlay aragtidiisa ku saleysan natiijadii kasoo baxday shirka Istanbuul.

Share

Boodhadh diiwaan galin dalab ah oo SNM ka taagtay Laascaanood oo dhulka lala simay

Boodhadh ay maamul beeleedka Hargaysa Ka taageen wadooyinka xarunta gobolka Sool ee Laascaanood ayey xalay dadweyne gadoodsan dhulka la simeen. Boodhadhkan oo shacabka Sool la rabo in farahooda (Finger Print) looga qaato hadhowna lagu shaambadeeyo argagixiso ayey iska garteen markaas ayey dhulka la simeen.

Share

Tahriibayaal Isku Daldalay Dalka Giriiga

Tahriibayaasha soo gaadhaya wadanka Giriiga ayaa maalin walba sii kordhaya hase ahaate xukuumada wadankaasina waxay joojisey inay wax u qabato, taasina waxay keentay inay is daldalaan qaarkood.

Share

Maamul Beeleedka SNM Ma Ka Qayb Galay Shirk Turkiga?!!!

Sida aanu xogaha ku helayno koox ganacsato ah ayuu maamul beeleedka SNM uu u diray shirkaasi turkiga oo danaha soomaaliya lagaga hadlayey, waxaanay kooxdaasi qaateen doorkooda iyagoon matalaya maamul goboleedkooda, hase ahaatee xukuumad ku sheegoodu waxay shacabkooda u sheegeen in ay qaadaceen.

Share

Warancade Oo Doonaya Inuu Xoog Ku Qaato Baabuurta Aanay Xabadu Karin Oo UN Leedahay

Ganacsade ka soo jeeda deegaanada maamul beeleedka SNM ayaa warbaahintooda u sheegay dhibaatada qaawan iyo damaca foosha xun ee uu Warancade ku doonayo in si baad ah amaba xoog ah uu ku qaato mid ka mid ah baabuurta aanay xabadu karin oo ay iska leedahay qaramada midoobay.

Share

Camey Oo Lagu Bahdilay Boosaaso

Madaxweyne ku Xigeenka Puntland Cabdixakiin Camey, ayaa Maanta Bahdil kala kulmay Xerada Ciidamada Badda ee Saracen. Bahdilkan ayaa yimid kadib markii Madaxweyne ku Xigeenka loo diiday inuu Istaafkiisa la galo Xerada Ciidanka.

Share

Masan Sheikh Maxamuud Oo Sheegay 180-200 Askarta Kenya Ayaa La Dilay

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in inta u dhaxeysa 180 illaa 200 oo ka tirsan askarta Kenya lagu dilay weerarkii Al-Shabaab ay ku qaaday saldhigga Ceel-Cadde bishii hore.  Madaxweynaha ayaa tiradan ku sheegay wareysi uu siiyey Arbacadii TV-ga Somali Cable oo ka mid ah taleefishinada Soomaalida.

Share

Taliyaha Ciidamada xoogga dalka oo Qaahira kula kulmay Taliyaha Guud ee Ciidamada Masar

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/Gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa kulan kula qaatay Magaalada Qaahira Taliyaha guud ee Ciidanka Masar S/Guud Mohamud Hijaali iyo Saraaakiil sare oo ka tirsan Ciidanka Dalkaas, waxana ay ka wada hadleen xoojinta iskaashiga labada dal iyo taageerada dhanka Ciidamadda ee dawladda Masar ay siiso Soomaaliya sidii loo kordhin lahaa.

Share

Aasaasaha Facebook Zuckerberg oo bilaabay inuu is ilaaliyo kadib markii IS ay u hanjabeen

Aasaasaha Bogga caanka ah ee Facebook Mark Zuckerberg ayaa lagu arkay wadooyinka magaalada Berlin ee dalka Jarmalka isagoo si xoog leh loo ilaalinayo kadib markii toddobaadkan ay u hanjabeen ururka IS.

Share

Barnaamij, habdhaqanka guurka Reer guuraaga – video

Waa barnaamij si qoto dheer loogu sharaxayo hab dhaqanka ay Reer guuraagu isku guursadaan. Waa barnaamij soo noolaynaya dhaqanka aynu kusoo barbaarnay boqolaal sanadood, in kasta oo aad imika moodid inuu gabaabsi yahay. Halkan Ka Daawo www.ruugcadaa.com

Share

Horgal xaglo oo waji gabax kala huleelay Buuhoodle.

Horgal Xaglo oo mudo Buuhoodle u joogay masayr iyo carqaladaynta difaaca Buuhoodle ayaa maanta isaga oo ku fashilmay ma’aamaradii Hargaysa looga soo wakiishay dib ugu noqday xarunta looga arimiyo beesha Isaaq. Intii uu horgal Xaglo ku sugnaa Buuhoodle waxaa lagu xusuusan doonaa weerarkii lagu qaaday xafiiska Somali Channel ku lahayd Buuhoodle iyo video-yo uu isaga […]

Share

Maleeshiyada SNM Oo Lagu Weeraray Duleedka Widhwidh

Ciidamada Khaatumo ee xaq u dirirka ahi waxay weerar qorshaysan la beegsadeen maleeshiyaadka SNM ee ku sugan duleedka Widhwidh, xilligii uu bilaabmay roobku oo ahayd fursad si weyn looga faa’iidaystey, ilaa hadana lama soo cadaynin khasaaraha gaadhay maleeshiyaadkaasi nafla caaridka ah.

Share

Boliska Britain oo baadigoobaya Muwaadin Somali ku eedeysan weerar Kufsi ah..

Boliska Galbeedka Yorkshire ee Gobalka England ee dalka Britain ayaa soo saaray Qoraal ay ku sheegeen inay ku baadi-goobayaan Muwaadin Somali o olagu magacaabo Mubarak Mohamed oo 30-jir, kaasi oo lala xiriirinayo fal weerar kufsi ah oo lagula kacay ilmo yar oo ku sugan Degmadda Liidhis.

Share

Madaafiic lagu garaacay Madaxtooyada Soomalaiya

Tiro Hoobiyaal ah ayaa ku soo dhacay Degmada Warta-nabadda ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan goobo ku dhaw Madaxtooyada Soomaaliya.

Share

Ragii Dilay Wariye Hindiyo Xaaji oo Maanta la maxkamadeynayo

Waxaa maanta Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida la hor geyn doonaa Lix Nin oo ku Eedeysan Dilka Allaha u naxariistee Wariye Hindiyo Xaaji Maxamed oo ka tirsaneyd Radio Muqdisho iyo Tv-ga Qaranka islamarkaana la dilay 3-dii Bishii December ee Sanadkii hore.

Share

Buug Laga Qoray Siilaanyo Laguna Cadeeyey Inay Qabyaaladu Biya Dhigtay (Daawo)

Aqoonyahan ka soo jeeda deegaanada Maamul beeleedka SNM oo kaashanaya kooxo kale oo qorayaal ah waxay soo saareen buug ay kaga sheekaynayaan Oday Siilaanyo iyo wixii uu qabtay intii uu hogaanka u hayer, waxaana buugaasi lagu cadeeyey inuu yahay aabaha qabyaalada, eexda iyo musuqmaasuqa.

Share
Powered by WordPress