Archive for September, 2015
Posted by Iftiinshe on September 30th, 2015
Waxaan idiin soo xulnay gabay la magac baxay (Dalaaq) waxaana curiyey abwaan caan ka ah geyiga soomaaliyeed iyo geyiga khaatumo state of somalia, magaciisana waxaa la yidhaahda Abwaan Hurre Dabayl wuxuuna ka mid yahay abwaanada fara ku tiriska ah ee suugaantooda u meel daya.

Posted in
Videos,
Warar
Comments Off on Abwaan Hurre Dabayl Iyo Gabaygii Dalaaq (Dhagayso Oo Dhuux)
Posted by Iftiinshe on September 30th, 2015
Waxgarad isugu jiray Nabadoono, Cuqaal, Ganacsato, Odoyaal, haween iyo dhalinyaro oo Maantay shir Jaraaid ku qabtay magaaladda Boosaaso ayaa si weyn uga soo hor-jeestay Liiskii shalay la shaaciyay ee Xubnaha noqonaya Xildhibaanadda Golaha deegaanka ee magaaladda Boosaaso.

Posted in
Warar
Comments Off on Beelaha Boosaaso: Qarjab & Karaash ehel uma ahan howsha aad usoo dirtay ee Madaxweyne Gaasoow Cideedii Soo dir (Video+Sawirro)
Posted by Iftiinshe on September 29th, 2015
Waxaa dhakhtarka guud ee magaalada Hargeysa soo food saartay biyo la’aan baahsan, bukaan jiifkii waadhadhkana waxay arintani geyeysiisay inay mooyo saxo naf moodaan, iyagoo weliba qaalina ku ah, oo aanay qaarkoodna iibsan karin.

Posted in
Warar
Comments Off on Dhakhtarka Hargeysa Oo Biya La’aani Soo Foodsaartay Iyo Bukaan Jiifka Oo Mooyo Saxo Isku Daldalaya
Posted by Iftiinshe on September 29th, 2015
Mudane Bashiir Aw Jaamac Cumar Ciise oo muddo badan ahaa gudoomiyaha jaalliyada Khaatumo state of somalia ee wadanka Norway, wuxuu dhawaan ku guulaystey inuu ka mid noqdo xildhibaanada wadanka Norway oo uu deganaa muddo dheer.

Posted in
Warar
Comments Off on Aqoonyahan Reer Khaatumo Oo Xildhibaan Ka Noqonaya Norway (Sawiro)
Posted by Iftiinshe on September 29th, 2015
Waxaa la wada ogyahay in dowladaha burburay kaliya ay dib ugusoo laabankaraan 2-wado midood. 1-In dowlad weyn ay farageliso dalkaas ciidama xoog lehna ay hub kadhigis ku sameeyaan kooxaha ku dagaalamaya dalkaas kadibna ciidan qaran loo dhiso hogaanka siyaasadeedna lagu doorto si nabad ah sida dhowr wadan oo african ah ka dhacday oo ay ka […]

Posted in
Warar
Comments Off on Yaa Caqabad ku ah xalka Soomaaliya sideese looga gudbi karaa..?
Posted by Iftiinshe on September 29th, 2015
Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa maanta gaaray taliyaha guud ee ciidamada Midowga Yurub General Patrick De Rousiers, iyadoo si wanaagsan ay ugu soo dhaweeyeen garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Magaaladaasi saraakiil ka tirsan Ciidanka AMISOM ee ka howlgalaya gobolka iyo mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Hiiraan.

Posted in
Warar
Comments Off on Taliyaha Ciidamada Midowga Yurub Ee Somaaliya Iyo Wafdi Uu Hogaaminayay Oo Gaaray Baladweyne “Sawirro”
Posted by Iftiinshe on September 29th, 2015
Gudoomiyihii Gobolka Mudug Ee Maamulka Puntland, C/qaadir Shire Faarax (Ereg), ayaa maanta ku dhawaaqay in xilkaasi uu iska casilay, isagoo aan wax sabab ihi sheegin.

Posted in
Warar
Comments Off on Gudoomiyahii Mudug Ee Puntland Oo Is Casilay
Posted by Iftiinshe on September 28th, 2015
Bashiir aw jaamac cumar ciise oo dhalasho ahaan ka soo jeedaa deegaanada Khaatumo state of somalia, oo xilliyadii ugu dambeeyeyna ahaa gudoomiyaha jaalliyada Khaatumo state of somalia ee wadanka Norway, wuxuu ku guulaystay ka mid noqoshada xildhibaanada wadanka Norway, waana guul u soo hoyatay umada soomaaliyeed iyo weliba maamul goboleedka Khaatumo state of somalia.

Posted in
Warar
Comments Off on Bashiir Aw Jaamac Cumar Ciise Oo Ku Guulaystey Xildhibaanimada Wadanka Norway (Sawiro)
Posted by Iftiinshe on September 28th, 2015
Wasaarada amniga Doowlada Soomaaliya, ayaa soo saartay amaro culus oo quseeya Hoteelada ku yaal magaalada Muqdisho.

Posted in
Warar
Comments Off on Hoteelada Muqdisho oo la dul dhigay amaro culus
Posted by Iftiinshe on September 28th, 2015
Madaxweynaha Iran, Hassan Rouhani, ayaa soo afjarayo booqashadiisa Qaramada Midoobay ee New York, si uu uga qeybgalo xus lagu sharfayo xujeydii Sacuudiga ku geeriyootay toddobaadkii tagay.

Posted in
Warar
Comments Off on Rouhani oo soo afjarayo booqashadiisa QM
Posted by Iftiinshe on September 28th, 2015
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki-moon ayaa maanta shir guddoominaya shir gaar ah oo ka dhacaya magaalada New York, kaasoo looga hadlayo arrimaha Soomaaliya.

Posted in
Warar
Comments Off on Madaxweynaha Somaliya iyo Ban Ki-moon oo shir guddoominaya shir gaar looga hadlayo arrimaha Soomaaliya
Posted by Iftiinshe on September 28th, 2015
Boqolaal kamid ah ciidamada dowlada UK ayaa loosoo dirayaa dalalka Soomaaliya iyo Koofurta Sudan si ay tababaro u siiyaan ciidamada nabad ilaalinta ee jooga lagada wadan, sida uu sheegay ra’iisul wasaaraha dalkaasi David Cameron.

Posted in
Warar
Comments Off on Dawlada Ingiriiska Oo Ciidamo U Diri Doonta Soomaaliya
Posted by Ruugcadaa on September 28th, 2015
Taliyaha ciidamada Puntland Sareeye Guuto Siciid Maxamad Xirsi (Siciid Dheere) ayaa wareysi uu siiyey Rdaio Daljir sheegey in aan laga aamusnaan karin mushahar la’aanta ragaadisey ciidamada Darwiishta iyo Booliska Puntland.

Posted in
Warar
Comments Off on Siciid Dheere oo is-casilaya hadaan la bixin mushaharka ciidanka
Posted by Ruugcadaa on September 28th, 2015
Maamul beeleedka SNM wuxuu maalin walba cagaha la sii galayaa dhiiqo iyo jahwareer siyaasadeed oo baaxadiisa leh, waxaanay haatan ka maraysa meeshii ugu xumayd ee uu maro maamul iska daala dhacaya, oo yaryar fanaaniin ah bay xabsiga u taxaabeen, iyagoo ku sababeeyey calankii soomaaliya ayaad huwateen.

Posted in
Warar
Comments Off on Maamulka Hargeysa Oo Dhallinyaro U Xidhay Xamar Maxaad U Tagteen!!
Posted by Iftiinshe on September 27th, 2015
Cagaarshwgu waa erey xaga caafimaadka loo yaqaano beerka bararsan ee jiran. Hal nooc oo ka mida cagarshowga B waxaa keena jeermiska cudurka dhaliya ee loo yaqaan (virus). Jeermiska cudurkani dhaliyaa wuxuu dhex galaa jirkaaga kuna keenaa xanuun beerkaaga.

Posted in
Faallo,
Warar
Comments Off on Waa Maxay Cagaarshowga B maxaase Keena?
Posted by Iftiinshe on September 27th, 2015
Degmada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud waxaa lagu soo bandhigay Boqolaal ka mid ah ciidamada Ahlu-sunna Waljameeca, kuwaasi oo la sheegay in ay yihiin kuwo duulaan ku qaadi doona degmada Cadaado.

Posted in
Warar
Comments Off on Ahlu-sunna Oo Diyaarisay Ciidankii Weerari Lahaa Cadaado
Posted by Iftiinshe on September 27th, 2015
Sarkaal sare oo ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda Maraykanka ayaa sheegay in Maraykanku uu ka welwelsan yahay dadaalka uu ururka ISIS ugu jiro inuu joogis xoog badan ku yeesho dalka Afghanistan.

Posted in
Warar
Comments Off on Afghanistan: Taageerada ISIS oo sii Kordhaysa
Posted by Iftiinshe on September 27th, 2015
Boqortooyada Sucuudiga ayaa markale beenisay eedaha ka soo yeeray Iiran ee ah inay gudashada xajka ay si qalad ah u maareeyeen.

Posted in
Videos
Comments Off on Iiraan oo “dagaal afka” ah ku haysa Sucuudiga
Posted by Iftiinshe on September 26th, 2015
Anaa diiday Maantuu lahaa Deeqan iga hooye,Diinkayga anigaan ku gadan Dabaqii Naareede,Anaan labada Daarood tan hore darajo moodaynin,Anaan doora-weynoo kufriga daacadnuu geline,Ferenjiga dirayska leh anaan diiradduu qabane?? Doofaarka eyga ah anaan daarihiis geline,Anigaan dilaalkiyo ardiga Duubigoow xirane,Anigaan Dariiqada Alliyo Diinta Caasiyine,Dadow maqal Dabuubtaan ku iri ama Dan Haw yeelan.Sayid Maxamed Gabaygan waxuu tiriyey Waqtiyadii Halgankiisa […]

Posted in
Maqaallo,
Warar
Comments Off on Buug uu Taariikhda Sayid Maxamed ka qorey Qoraagii Alaha u naxariistee Aw-Jaamac Cumar Ciise.
Posted by Iftiinshe on September 26th, 2015
Wararka aanu helayno waxay sheegayaan in maayar ku xigeen ku sheegii magaalada Hargeysa, gacanta ay ku dhigeen booliska illaalada xuduudaha waqooyiga Iriland, xilli uu la socday koox mukhalasiin ah oo doonayey inay u gudbiyaan dhinaca dalka Iriland.

Posted in
Warar
Comments Off on Maayar Ku Xigeenka Hargeysa Oo Damcay Inuu Qaxootinimo Isku Dhiibay Oo Hada Xidhan
Posted by Iftiinshe on September 26th, 2015
Ku xigeenka maamulka Garoowe C/xakiim Camey ayaa gaadhay deeganada beesha Majeerteen si ugu soo tacsiyeeyo, wuxuuna tegay tuulooyinka Jalam iyo Burtinle oo ay ku soo dhaweeyeen beesha Majeerteen ee uu sida tooska sadexdii maalmood ee ugu danbeeyey warbaahintooda hiilka cad ugu marinayey.

Posted in
Videos,
Warar
Comments Off on FADEEXADII QARNIGA: C/xakiin Camey oo tacsi u tegay jalam, Diideyna inuu ka hadlo dadkii Lagu diley Qoriley (Daawo)
Posted by Iftiinshe on September 26th, 2015
Mas’uuliyiinta Swiss, ayaa ku dhawaaqay inay dacwad ku fureen Sepp Blatter, madaxweynaha xiriirka kubadda cagta adduunka FIFA.

Posted in
Warar
Comments Off on Dacwad lagu furay Sepp Blatter
Posted by Iftiinshe on September 26th, 2015
Xarunta madaxtooyada Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, waxaa lagu dhaariyey Taliyaha Cusub ee Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Maxamed Aadan Axmed iyo Abaanduulaha Cusub ee Ciidammada Xoogga Dalka, S/Guuto Cali Baashi Maxamed Xaaji Cumar.

Posted in
Warar
Comments Off on Dhaarintii Taliyaha Cusub ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (Sawiro)
Posted by Iftiinshe on September 26th, 2015
Shacab goobjoogayaal ahaa waxay xaqiijiyeen inay kooxaha Al shabaab kuwooda ajaaniibta ahi ay fur furteen qalabkii warshada sonkorta ee Mareerey oo hilaadii u jirta 12okm caasimada maamul goboleedka Jubbaland ee Kismaanyo.

Posted in
Warar
Comments Off on Al shabaab oo Bililiqaysatay Qalabka Warshadii Sokorta Ee Mareeray
Posted by on September 26th, 2015
Qaar kamid ah Maxaabiistii dhowaan ka baxday Xabsiga magaalada Laascaanood ee Sida Sharci darada ah ay ugu Xidhnaayeen Iyo Saraakiil ka tirtsanaa ciidanka Asluubta ee maamulka Somaliland oo Howl-galkaasi Fududeeyay ayaa ka warbixiyey sidii wax u dhaceen.

Posted in
Warar
Comments Off on Maxaabiistii & Saraakiishii Jeelka Laascaanood Kabaxsaday Oo Gaadhay Balli-cad {Daawo Muuqaalka}
Posted by on September 26th, 2015
Shirkadda Soma Oil & Gas ayaa mar kale iska diiday eedemo loo soo jeediyay oo ah si qeynuunka waafaqsaneyn ay u waday howlaheeda shaqo, iyadoo shirkadani ay qandaraas shidaal baaris ah kula jirto dowladda Soomaaliya.

Posted in
Warar
Comments Off on Shirkadda Soma Oil And Gas Oo War Cusub Keentay
Posted by Iftiinshe on September 25th, 2015
Ahmed Aadan Digaal (Ahmed Safiina) oo ka mid ah Soomaalida ku sugan xajka ayaa VOA u sheegay in la xaqiijiyey in toddobo Soomaali ah oo afar ka mid ah Kenya ka yimaadeen ay ku dhinteen xagga saddexda kalana ka yimaadeen Soomaaliya, balse sheegay in tirada dhimashada ee xujeyda ku dhimatay is-buurashadii shalay dhacay ee Soomaalida […]

Posted in
Warar
Comments Off on Xujeydii Xajka Ku Dhimatay Oo 7 Soomaali Tahay
Posted by Iftiinshe on September 25th, 2015
Madaxweynaha Mareykanka, Barack Obama iyo dhigiisa Ruushka, Vladimir Putin ayaa markii ugu horeysay muddo sanad ah waxa ay isku hor fadhiisan doonaan maalinta Isniinta ah magaalada New York.

Posted in
Warar
Comments Off on Obama iyo Puntin oo New York ku kulmaya
Posted by Iftiinshe on September 25th, 2015
Madaxa hay’ada iyo macdanta iyo Batroolka u qaabilsan maamul goboleedka Puntland, Ciise Faarax Dholowaa, ayaa ka dhawaajiyay in xeebaha maamulka Puntland laga bilaabay sahminta Shidaal.

Posted in
Warar
Comments Off on Puntland oo heshiis shidaal baaris qarsoodi ah la gashay shirkado
Posted by Iftiinshe on September 24th, 2015
Masaajidka ugu weyn Qaaradda Yurub, ayaa maanta laga furay Xarunta Wadanka Ruushka ee Magaalada Moscow, iyadoo ay mar qura ku tukan karayan illaa 10 kun oo ruux.

Posted in
Warar
Comments Off on Qaarada Yurub Oo Maanta Laga Furay Masjidkii Ugu Weynaa Magaalada Moskow (Sawiro)