Archive for the ‘Warar’ Category

Kenya oo safiirkeeda Soomaaliya u yeeratay, kan soomaalidana ka soo “eriday” dalkeeda

Dowlada Kenya ayaa sheegtey in ay u yeertey safiirkeeda Soomaaliya inuu dalka dib ugu soo laabto, iyadoo safiirka Soomaaliya ee Kenyana fartey inuu dalka isaga boxo.

FacebookTwitterGoogle+Share

Fasiraad ku aadan waxa salka ay ku heyso xiisadda diblomaasiyadeed ee Kenya iyo Soomaaliya

Xiisadda diblomaasiyadeed ee u dhaxeysa dalalka Kenya iyo Soomaaliya ayaa cirka isku shareertay, kadib markii dowladda Kenya ay Soomaaliya ku eedeesay in London ay ku “xaraashtay” ceelal shidaal oo ku yaala xuduuda lagu muransanyahay.

Horgale Cali Khalif Galaydh Oo Soo Gaadhay Dubaay

Waxaa magaalada Dubai soo gaadhay Horgale Cali Khalif Galaydh oo u sii socda dhankaasi iyo magaalada hargeysa, oo ay ku sugayaan hadhaagii awalba jeebka ugu jirey, muxuu u socdaa, yaase u yeedhay, maxaase loogu yeedhay?!!!

Dowlada Soomaaliya oo Ansixisay Qorshaha Tababarada Turkiga ay Ka wadaan soomaaliya

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxa ay ku meel mariyeen Heshiiska Tababarrada Ciidamada ee ay horay u kala saxiixdeen dawladaha Soomaaliya Iyo TurkigaWasiirrada xukuumadda ee kulanka goob joogga ahaa ayaa dood kadib waxa ay cod aqlabiyad leh ku meel mariyeen heshiiska oo horay wasaaradda difaaca dalku ay ugu […]

Weerarka Pulwama: Hindiya waxay gabi ahaanba “go’doon” galin doontaa Pakistan

Hindiya ayaa sheegtay in ay go’doon dhammaystiran galinayso dalka Pakistan kadib markii qof isasoo miidaamiyey uu 46 Askari ku dilay gobolka ay Hindiya maamusho ee Kashmir.

Admiral Faarax Qare oo Soomaalida ugu bishaareeyay inay Kenya uga guuleysanayaan dacwadda Badda

Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax Qare) oo horay u ahaa taliyaha ciidamada badda isla markaana ah guddoomiya hay’adda cilmiga badaha Soomaaliya ayaa Soomaalida ugu bishaareeyay inay uga guuleysanayaan Kenya muranka badda ee xuduudka dhinaca badda.

Ilhaan Cumar oo Trump kusoo rogaal celisay

Waxaa wali taagan is-qabqabsiga u dhaxeeya madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump iyo Ilhaan Cumar oo Minesota ku matasha aqalka Kongreska ee dalka Mareykanka.

Sir Fakatay Kooxo Duullaan Ku Ah Saldanada Garaad Cabdirisaaq

Sida aynu ka warqabno beelweynta Dhulbahante tiirka ugu weyn ee ay ku taagan tahay wuxuu yahay madax dhaqameedyada, waana meesha laga yidhaahdo Madax meel ka saraysa oo la salaaxa ma jirto, balse waayadan dambe maxaa soo baxay?!!!.

Sheeko cusub oo aad u qosol badan igarre iyo c/shugri Muuqaal Daawo

Waa muuqaal kooban oo dhex maraya jilayaasha kala ah igarre yaasiin iyo c/shugri maxamed wuxuuna ku saabsan yahay waxyaabihii ugu yaabka badana ee ay la kulmeen intay noolaayeen , koonkan guudkiisana ay waalnaayeen.

Somaliland: Ma tiirkii asaasiga u ahaa dimuqraaddiyadda ayaa halis ku jira?

Xisbiyada mucaaradka ah, hay’adaha xuquuqda aadanaha u dooda iyo ururrada ay ku midaysan yihiin saxafiyiintu ayaa ku eedaynaya Somaliland in ay la dirirsan tahay xorriyaddii hadalka.

AKHRISO XIDIDKA IYO XIGALADA DENI EE KU JIRA XUKUMADISA

Xukumadii uu soo dhistay madaxweyne Deni markii dib baadhitaan loogu sameeyey waxaa la soo xaqiijiyey inay tahay dawlad lagu biineeyey xigto iyo xidid, hadii loo baahdana waxaan odhan karnaa Candho wadaag… Bal hoos ka akhriso wixii ka soo baxay baadhitaankii la soo dhameeyey.

Muuqaal cusub jilayaasha igarre iyo C/shugro oo Fariin u diray Soomaalida (Daawo Video)

Halkan waxan ku soo bandhigaynaa muuqaal kooban oo ay soo duubeen jilayaasha igarre yaasiin xaaji iyo saxiibkiis c/shugri maxamed jaamac, Muuqaalkan fariinta oo ahi wuxuu si toos ah ugu socdaa soomaalida, gaar ahaan taageerayaashooda, ee iyagu sida joogtada ah ugu xidhnaan jirey.

Aqoonyahan sare Siciid Uurcad Oo ka Biya diiday wasiirada uu soo magaacabay madaxweynaha Puntland

Aqoonyahan Siciid Uurcade oo ka mid ah shakhsiyaad firfircoon ee sida dhow ula socda xaaladaha ka aloosan deegaanada maamul goboleedka Puntland, shir jaraa’id oo uu qabtay waxaa uu si cad uga biya diiday mid ka mid ah wasiiradaasi, oo isagu fal dambiyeedyo dhowr ah ka geystey deegaano ka mid ah gobolka Sanaag.

Turkga : Shiinahu waa in uu wax ka baddelaa qaabka uu ula dhaqmo Muslimiinta dalkiisa

Wasaaradda arimaha dibedda ee Turkiga ayaa dhaliishay qaabka uu Shiinaha ula dhaqmo qowmiyadda dalkaasi looga tirada badan yahay ee Wiiga, waxaana xukuumadda Ankara ay ku tilmaantay xariga baahsan ee dadkaasi lagula kaco mid ceeb ku ah aadanaha.

Digniin Ku Wajahan shacabka xalaasha ah ee reer Buuhoodle

Cabdimaalik Bashiir Baydan oo maamulka Somaliland ka soo qaatay lacag fara badan ayaa magaalada Buuhoodle ku soo galay dhuumasho, wuxuuna magaalada la yimi 4 gaadhi oo ay 2 yihiin gawaadhi uu isagu gaar u wadan doono, iyo 2 ka mid ah 11-ka gaadhi ee loo soo siiyey inuu qoryo saaro, 9-ka kelana waxaa loo soo […]

Baarlamaanka Puntland Oo U Codeeyay In Si Wadar Ah Loo Ansixiyo Golaha Wasiirada Maamulkaasi

Golaha wakiilada Puntland oo maanta dood dheer ka yeeshay hanaanka loo ansixin doono xukuumadda cusub ee uu soo magacaabayo madaxweyne Siciid Cabdulaahi Deni ayaa cod gacan-taag ah ku meel mariyay in golaha wasiirada si wadar ah loo ansixiyo.

Finland: Lacago bilaash ah oo sababay shaqo la’aan

Waa fekir rajo badan laga qabay oo la aaminsanaa in uu yahay mid leh mustaqbal wanaagsan, balse markii dambe sababay in dadkii ay shaqeysan wayaan. Lacago bilaasha ah oo qof walb ay dowladu siiso qaar kamid ah dadka aan shaqeysan ayaa loogu yeeray dakhliga aas aasiga ah, hasayeeshee tijaabadii ugu horeysay ee Yurub laga sameeyay […]

Khabiir Qaramada Midoobay ka tirsan oo sheegtay in Sacuudi Carabiya ‘ay xannibtay’ baaritaanka dilkii Khaashuqji

Sacuudi Carabiya ayaa “si xad dhaaf ah waxa ay u xannibtay una wiiqday” awooddii Turkiga uu ku baari lahaa dilka Jamaal Khaashuqji, khabiir Qaramada Midoobay ka tirsan ayaa sidaasi sheegtay.

LONDON OO LAGU SOO BANDHIGEY SHIDAALKA IYO GAASKA KU JIRA XEEBAHA DALKA SOOMAALIYA

Bandhiga sahmin lagu sameeyay xeebaha dalka Soomaaliya ee ku jira kheyraadka shidaalka iyo gaaska ayaa lagu soo bandhigey magaalada London. Waxaana ka soo qeyb galey shirkadaha ugu waaweyn ee soo saara shidaalka iyo kuwa maalgaliya , iyadoo loo tusayay sida ugu casrisan qaab electronic ah iyo buug warbixin dhan ay ku qoran tahey ayay maclumaadkaas […]

Magaalada Tog-Wajaale oo lagu qabtay lacag maalaayiin ah oo loo waday Hargeysa

Magaalada Tog-wajaale ayaa lasheegay in lagu qabtay aduun lacageed oo gaadhaya 60 million oo birr oo isgujira lacagaha 13 wadan iyo 7kg oo dahab qaydhiin ah kaasoo isna lagu qiyaasay inkabadan 10 million.

Xaraash mise suuq-geyn:- Shirka shidaalka Soomaaliya ee London:

Waxaa toddobada bishan Febraayo lagu wadaa in magaalada London ee dalka Ingiriiska uu ka dhaco shir lagu soo bandhigi doono maclumaad la xiriira sahmin shidaal oo laga sameeyay Soomaaliya.

Cali Sandulle Oo Xamar Loo Qaaday

Waxaa magaalo madaxda soomaaliya ee muqdisho loo soo qaaday alle ha caafiyee Cali Sandulle Oo aad u xanuusanaya, oo maantana u baahan in si soomaalinimo loogu soo gurmado.

Dhaleeco aan meel loo dayin

Cunugaan yar ee aqoonta ku liito, oo dhaleeco adag dusha kala koray mas’uuliyiin Soomaaliyeed, ee soo qoray waxyaalo isaga ka weyn, oo ula baxay BaadiGoob, waxaan isweydiinayaa in uu la socdo iyo in kale in uu galay fal dambiyeed loo yaqaano “Dhaleeco”, in maanta uu yahay Dhaleeceeye oo mutaysan karo in Maxkamad la hor keeno.Mala […]

Turkiga oo looga digay ganacsiga dahabka Venezuela

Dowladda Turkiga ayaa wajahaysa cadaadis horleh oo ah inay joojiso dahabka ay ka iibsanayso dalka Venezuela, BBC-da ayaa sidaasi ogaatay. Ilo wareed ah diblomaasi sare oo reer Galbeed ah ayaa BBC-da u sheegay in Turkiga uu ka mid yahay dalalka walaaca laga qabo in xiriir ganacsi la sameyaan Venezuela.

Maxaad ka taqaan wiilka Soomaaliga ah ee lafdhabarta u ahaa guulihii Qadar?

Akram Xasan Cafiif oo 22 sano jir ah waxa uu ka mid yahay ciyaartoyda xirfadda sare leh ee sida weyn isha loogu hayo. Waxa uu lambarka 10-aad uga ciyaaraa xulka qaranka ee waddanka Qadar, isagoo kaalin mug lehna ka qaatay guulihii at Qadar ka gaartay tartanka koobka Aasiya oo ay ugu dambeyn Jimcadii koobka ku […]

Maah maahyo Saddex ley ah oo Xiisa Badan, waana Igarre iyo Ansal(DAAWO)

Halkan waxaan idinku soo bandhigaynaa murti cajiib ah, maah maahyo Af- soomaali ah oo daran dooriya, waxaana si talantaali ah isu dhaafsanaya igarre yaasiin iyo ansal qoor dheere.

Igarre iyo muuqaal cusub oo qosol badan daawo (VIDEO)

Waxaan halkan ku soo bandhigaynaa muuqaal yar balse xiiso badan oo aan filayo in aad ka heli doontaan, waxyaabaha uu xambaarsan yahay.

WARIYAHA IYO LAALUUSHKA:

Muddo haatan laga joogo 10-sano, ayaan magaalada Nairobi waraysi kula yeeshay Mudane #Cabdiraxmaan_Faroole. Intii aanu waraysigu bilaabmin, waxaa hotelkii Madaxwaynuhu degganaa ugu tagay koox ka tirsan NTV-kenya, waxay ii sheegeen in ay iyaga qudhoodu waraysi la yeelan doonaan Madaxwaynaha.

2 diyaaradood oo isku dhacday, xadka Talyaaniga iyo Faransiiska

Khasaarahan ayaa yimid ka dib markii ay isku dhaceen diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah ee loo yaqaanno helicopter-ka iyo mid nooca yar yar ah. Kooxaha gurmadka deg degga ayaa 2 qof oo dhaawac ah ka helay goobta ay diyaaradahan ku burbureen, sida ay bartooda twitterka kusoo qoreen mas’uuliyiinta waaxda bad baadada buuraha ee talyaaniga […]

WAAR HOY NABAD IYO NOLOL HALA WADA QARAABTO YAAN LA IS QALICIN

QABYO NINKEEDA AYAA DHAMAYSTIRA Madaxweynihii Hore Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shalay meel uu ka hadlayay, waxa uu eedeeyn uu u meel dayin dusha ka saaray Dowlada Federaalka Soomaaliya, ka dib eedeeyntaas ayaa waxaa qoraalkan JAWAABTA ah u soo diray. Abdullahi Sheekh Hassan oo ah Wasiirka Dastuurka maamulka Koofur Galbeed. AKHRIS WACAN.

Powered by WordPress