Archive for the ‘Codka Khaatumo’ Category

Geel dhalay iyo Barnaamij xiiso Badan iyo Igarre Yaasiin (VIDEO)

Waaxaan halkan ku soo bandhigaynaa barnaamij aad u xiisa badan oo ka mid barnaamijkii taxanaaha ahaa ee aad  horay u daawateen, Ee ku saabsanaa wax tarka geela ee uu  soo saaray Igarre yaasiin xaaji Muuqaalkan oo daba socda  kuwii horay aaanu u baahinay kuwa kalana ay ka danban doonaan waxaad ugu bogan doontaa qodobo kala […]

FacebookTwitterGoogle+Share

Nin Cadaan Ah Oo Iska Qoomameeyey Caafimaadkiisa Iyo Cimri Dheeraantiisa, Iminkana Go’aansaday Inuu Soo Afjaro!!!!

Iyadoo gaaladu ay ku duceystaan cimri dheer iyo caafimaad ayaa David Goodall oo kasoo jeeda dalka Australia oo labadaba isku haysta waxa uu ka qoomameynayaa cimri-dheerida iyo caafimaadka ilaahay siiyay, waxa uuna dalka Switzerland u tegayaa in uu soo afjaro noloshiisa.

Shirkii Talafoon Wadaaga Ee Ay Soo Diyaariyeen Golaha Guurtida Khaatumo Qaybtii Kowaad- VIDEO

Dhawaan odayaasha golaha guurtida Khaatumo waxay soo diyaariyeen talafoon wadaag ay ka soo qayb galeen ku dhawaan kun qof oo dunida dacaladeeda ka soo galay, waana talafoon wadaagii ugu baaxada weynaa waxaanad halkaasi ka garan kartaa baahida loo qabay in la dhegaysto odayaashaasi ruugcadaaga ah, ee ay weli dani ka hayso jiritaanka Khaatumo.

Xiisadda u dhaxaysa Turkiga iyo Holland oo sii xumaatay

Dhowr boqol oo qof oo ah taageerayaasha madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa iyagoo calamo sita isugu soo baxay dibadda qunsuliyadooda magaalada Rotterdam, ka dib markii xukuumadda Netherlands ay u diidday wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga inuu magaalada khudbad ka jeediyo. Maxaddad TV ayaa soo warisay in wasiirad ka tirsan xukuumadda Mr Erdogan ay joojiyeen […]

Baahintii Habeenimo Ee Idaacada Codka Khaatumo (Dhageysi Haboon)

Waxaa idin soo gudbinaynaa baahintii habeenimo ee idaacada Codka Khaatumo oo iyagu si joogta ah looga dhegaysto gobolada waqooyiga soomaaliya, waxaana soo gashaa habeen walba saacada afrikada bari markay tahay sideeda fiidnimo ilaa sideeda iyo badhka fiidnimo (8pm ilaa 8:30pm).

Powered by WordPress