Archive for the ‘Faallo’ Category

Maxay ku kala duwan-yihiin Cabdiraxmaan Tuur, Cigaal, Siilaanyo iyo Muuse Biixi.

Xilligii uu Siilaanyo ahaa mucaaradka ”Somaliland“ Cigaalna noolaa ilaahay hawnaxariistee ayaa aniga oo fadhiya makhaayad ku dheganayd Hutel Cadaani ee magaalada Burco goor barqo ah ayaan waxaan maqlay heestii Hibo Nuura iyo Maxamed Saleebaan Tubeec wada qaadi jireen ee” Geesiga dhulkii guusha u horseeda geerida dishaay geedkaa ha ba‘o“ oo gaadhi sameecado lagu soo rakibay […]

FacebookTwitterGoogle+Share

Maraykanka oo dacwado kusoo oogaya aas aasaha barta internet-ka WikiLeaks ee Julian Assange

Wararka ka imaanaya dalka Maraykanka ayaa sheegaya in Waaxda Cadaaladda ee dalkaas ay diyaarinayso dacwado kadhan ah aas aasaha barta internet-ka ee WikiLeaks, Julian Assange. Mr Assange ayaa sanadkii 2012-kii u cararay safaaradda Ecuador ay ku leedahay London si uu uga baxsado eedaymo waqti dheer loo haystay oo la xiriira xad gudub dhanka galmada ah halkaas […]

Madaxwaynaha Dawlada Deegaanka Soomaalida ayaa deeq Soo gaadhsiiyey gobolka Sool -SAWIRO .

Deeqdan ayaa loogu tala galay dadka dhibaatadu ka soo gaadhey dagaal beeleedka Koonfurta Sool, kaasi oo ay ku naf waayeen in ka badan Boqol qof, dhaawucuna sidaas oo kale.

Wiil 15 jir oo Hooyadiisa ku dilay Mareykanka

Saraakiisha amaanka Gobolka Florida ee dalka Mareykanka ayaa wiil 15 jir mareykan ah ku eedeeyay in uu hooyadiisa dilay ka dib dood ka dhalatay dhibco yar oo uu imtixaanka iskuulka uu ka keensaday.  Wiilka ku eedeysan dilka hooyadiisa ayaa magaciisa lagu sheegay Gragory Ramos halka hooyada la dilayna magaceedu uu ahaa Gail Clevenger oo 46 […]

Xarigga suxufiyiinta Sacuudiga o soo jiitay indhaha dunida, ka dib dilkii Khaashuqji

Iyadoo muranka la xiriira kiiska dilka wariyihii caanka ahaa ee u dhashay Sucuudiga, Jamaal Khaashuqji, uu heerkii ugu sarreeyay marayo ayey ururka Suxufiyiinta aan xuduudda lahayn ee RSF waxay sheegeen in 28 wariye oo kale ay ku xiran yihiin Sucuudiga.

Kacaankii 21ka Oktoobar: Wuxu ahaa Mudakar aad u Dulqaad badan

Iminka waxaan maqlaynaa madaxda dalka oo feer isu duubanaya oo warbaahinta ku yooyootamaya, qofkii hadal ku soo celiyay sida carruurta aamusiinaya. Arrimahaasi miyeeyan ahayn dhaqanka keli taliska.

Falanqayn: Maxay ku heshiiyeen ONLF iyo dawladda Itoobiya?

Magaalada Asmara waxaa ku kulmay wakiillo ka kala socday dawladda Itoobiya iyo ururka ONLF. Waxay halkaa ku gaareen, sida uu sheegay xoghayaha arrimaha dibadda ee ururka, is afgarad labada dhinac dhex maray oo la xiriira sidii ONLF ay hawlaheeda si nabdoon ugu sii wadan lahayd, iyo in la sii amba qaado wadahadallada labada dhinac.

Baaq Nabadeed Oo Si Toos Ah Ugu Socda Labada Beelood Ee Walaalaha Ee Wada Degan Gobolka Sool

OCT/21/2018. BISMULAAHI ALRAHMANI ALRAHIIM. BAAQ NABADEED. XALDOON GROUP(SSC). Anagoo Ah Bulshadda Qurba Jooga Iyo Guda Jooga Ee Midaysan Ururka XALDOON Oo Utaagan Midnimadda Iyo Xal U helidda Sida Adag Ugu Gadaaman Bulshadayadda Reer SSC(DHULBAHANTE).

Jaalle Moxamed Siyaad Barre: Cidi Kama Danbayn!

Waxay ahayd sannaddii 1990dii oo siyaasadda Somaaliya dabarka goosatay oo caddawgeeda gudaha iyo kan debeduba u guntadeen in ay dawladda Jaalle Moxamed Siyaad Barre afka dhulka ugu dhuftaan.

Mushaharka Raisalwasaaraha Itoobiya Waa Sadex Boqol Oo Doollar

Dalka Itoobiya dhaqaale ahaan waa mid sare u socda, wuxuuna ka gudbayaa marxaladii Gaajada, sidda ay sheegtay IMF, Inkastoo daganaansho dhanka ammaanka ah haysto.

Mareykanka oo turkiga ka codsaday caddeymo la xiriira Jamal Khashoggi

Mareykanka ayaa ka dalbaday xukuumadda Turkiga in ay la wadaagto cod la sheegay in uu caddeyn u yahay in saxafiga Jamal Khashoggi lagu dilay gudaha qunsuliyada Sacuudiga.

BARNAAMIJKII GEELA, QEYBTII 3AAD OO XIISO BADAN TABIYE IGARRE DAAWO

Waxaanu idiin soo gudbinaynaa barnaamijkii maqal iyo muuqaalka ahaa ee kuna saabsanaa geella iyo waxtarkiisa, waana qaybtii sadexaad iyo Iggarre Yaasiin oo isaga laftiisu uu wax badan ka wato.

MAGACYADA & BAASABOORADA KUWII DILAY WARIYE KHASHOGGI

Qunsulkii Sacuudiga oo Cararay Iyo Arrimo Kale! Xalay waxaa garoonka Atatürk ee magaalada Istanbul ka dhoofay Qunsulkii Guud ee Sacuudiga u fadhiyay Isntabul Maxamed al-Cuteybi. Al-Cuteybi lama arag tan iyo markii ay soo baxday fadeexadda dilka wariye Jamaal Khashoggi 2dii bishan.

WADADEE LOO MARAY DIB U DHIGA DOORASHADA PUNTLAND

Waxay siyaasadii u dambaysay ee madaxwayne Abdiweli Gaas ee waqti kororsigu ay cagta la gashay golaha dhaqanka ee reer SSC, waana suurtagal inaad iswaydiinayso sidee ayey ula gashay cagaha? Maxaase keenay inay sidaasi wax u dhacaan?!!…

Fashilaadii Khaatumo Khiyaano Kooxo Kale Ayaa Bedelay!!!

Markii aad looga yaabay kooxdii horboodaysey hogaankii SSC oo isagu xabad mooyee aan afka hadalkaba aqoonin, waxaa qoorta iskaga maray oo saqiir suujiyey kooxdii boorsooyinka watay iyo suudhadhka madow, si aan heerka daacadnimadoodana loo fahmina shacabka u soo xidhay muraayadaha madmadow.

Xasan Shiikh tallaabo habboon ayuu hore u qaaday.

Bulshada Soomaaliyeed oo badankoodu hadda 65% Ku dhawaad ka hooseeyaan dada 35 haddaanay ka badnayn kama warqabaan si qoto dheer loolanka fikradeed ee Soomaalidu soo martay 40 sanno ee ugu danbaysay, is-hardinka fikradeed ee xilliyaddii ugu danbeeyey dhacayeyna waxay salka ku hayeen fikrado xanbaarsan ajandayaal dalka dibadiisa ka soo burqaday.

Cabdimaalik Coldoon Bay Xabashidu Kala Baxday Hoygii Jigjiga Laga Dejiyey -VIDEO

Warar aan ilaa hada la xaqiijinin waxay sheegayaan Samafale Cabdimaalik Coldoon oo u ambabaxay magaalada Jigjiga ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey, waxaana la dejiyey Hoygii loo sii qorsheeyey, ka dibna maxaa dhacay?

Puntland Ma Doorashaa Loo Dareeraya Mise Xoraynta Gobolka Sool?!!

Shacabweynaha ku abtirsada deegaanada SSC waxaa maalin walba u soo cumaamadanaya kooxo horleh oo carcartooda qaba, waxaanay aad u maalaan qurba joogta irmaan ee sida weyn u Qiiraysan…

Baasaboorka Mareykanka miyaa Farmaajo ka hor istaagay inuu ka qeyb galo shirka QM?

Madaxweyne Farmaajo ayaa markii labaad ka baaqday shir weynaha guud ee Qaramada Midoobay ee magaalada New York ka socda.

Somaliland Recognition & Western Gay Activists

This is come from website call “wordbeer.com” For the past 16 years the wily and dedicated proponents of “Somaliland” recognition as a State recruited a wide array of people to help them achieve their illusory goal. They recruited academics from the US and South Africa, Washington-based Lobbyists, renegade African Parliamentarians, and foreign spouses of “Somaliland” […]

Airportka Dahabka ah ee Barawe. Hala yaabin in Airport Dahab ah laga dhisayo Somaliya

Waxaan wax badan isweydiiyay Maxey Sh/Hoose Nabad u noqon la’dahay?. 1-Waxaan soo xasuustay: Waqtigii Kacaanka shirkad Romaniyaan ah oo Xamar xafiisyo ka furatay oo tiri: waxaan Dahab ka soo saareynaa inta u dhexeyso Mogadishu iyo Marka oo aan hore u sahminay.

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Swizerland oo halis ugu jirto ineey xiranto

Waayadaan danbe waxaa aad usoo badanayay cabashooyinka shacabka ee la xiriira shaqada safaaraduhu bulshada u hayaan iyo adeegyada ay u qabtaan iyo  dhibaato ay kala kulmaan Shaqaalaha iyo madaxda safaradaha.  Safaaradda Soomaliya ee dalka Iswiizerland ee Ganeeva oo kamid ah Safaaradaha ugu muhiimsan dalka ayaa waxaa kajira Musuqmaasuq aad u baahsan oo gaaray in Safaaraddu […]

Dhacda Walba Xasuusteed .. Meeshu Waa Nijeriya-Lagos .. Siyaad Bare Inta Lacag Loo Keenay Diiday Oo Go’iisa Ka Hurguftay Ka Sii Socday

Abaaraha sanadkii qiyaastu markay ahaayd sanadka 1993- 1994, ayaa nin dawladi hore ee maxamed siyaad ka ahaan jiray danjire, kana mid ahaa safiiradi somaliya dalka kuwet mar u joogi jiray, ayaa mar booqasho gaaban ku gaaray dalkaa .. maalmo kadib u joogay dalkaas waxaa u suragashay inu la kulan la qaato wasiirki arimaha dibada waqtigaas […]

LASCAANOOD OO LOO SOO BAADHASHO TAGAY

Waxa magalada lasanod dhawanahan laga furay shirkado kala duwan kuwaso bulshada usheegaya inay Hayaan barnaamijyo aad mudo kooban ku noqonayso maal qabeen is nacay.

#MAXAY_KU_SOO_ISLAAMEEN??! :::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::::

  السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Walaalaha Qaaliga ahow maantay waa taxanaheenii #2aad ee aan Ku Eegaynay waxa dad magac lahaa oo gaalada kamid ahaan jiray sababay soo islaaamidoodii iyo inay Qaataan diinteena Macaan, Waxaanan maantana sooqaadanaynaa Nin Magac weyn lahaa oo kamid ahaa #Chirismiska oo Qaatay Diinteena Macaan, Waa Ninka lagu magacaabo:

Wax Ka Baro Faa’iidadda Liin Dhannaanta

Liin-dhanaantu waxay ka mid tahay khudradda qani ku tahay fiitamiinka C-ga sidoo kale waxaa laga helaa maadooyin muhim u ah caafimaadka qofka sida vitamin B, phosphorous, proteins, iyo carbohydrates. waxay kor u qaadaan qaadana caafimaadka.

Musuqmaasaq waa Soomaali Meheradeediiye …

Dad badan oo Soomaaliyeed gaar ahaan beesha SSC waxa ay naxeen casilaadii mudane Moxamed Cabdi Xaashi oo ahaa nin u guntaday badbaadinta badeenna oo la hubay inu aqoon iyo daacadnimo ku hubaysnaa. Intii yarad ee uu wasiirka ahaa wuxu ku guulaystay wax badan oo taariikhdu qoridoonto.

Sheeko Dhab ah oo Xikmad Iyo Qosola oo Ka dhacday Muqdisho Burburkii.

Kuwo Shiikhaal ah baa waxaa Ka dhintey nin dhalin yaro ah markay kafmeen oo hawshii maydka magaalada ugasoo dhammeeyeen baa waxay usoo kaceen dhanka xabaalaha.

Maxaa Ka Soo Baxay Kulankii Dhexmaray Madaxdhaqameedyada SSC, IGAD Iyo Qaramada Midoobay?!!

Maamulka jeegaantu qabsashadii Tukaraq waxay u bidhaamisey inay gaadhaan Yoocada oo ah xadkii ay ku qarwi jireen inay mar uun soo xidhaan, maadaama uu yahay dhaxal ingiriis uga tegay, nasiib daro taliyayaal badan oo jeegaamaysan baana halkaasi ku qudhbaxay…

Maxay Ka Soo Saareen IGAD Iyo Qaramada Midoobay Xaalkii Tukaraq

Kooxihii u kala dabqaadayey maamulka Puntland iyo kan somaliland ee waayadanba isku hor fadhiyey aagga Tukaraq, waxay soo saareen warbixin hordhac ah oo ay kana muuqato in aan wax dambe oo dagaal ahi dhici doonin..

Powered by WordPress